Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
We are all aware and are very disappointed by what had happened at the Boston Marathon yesterday afternoon. A day of celebration for our beautiful city of Boston has turned into…
Waxaa maanta carqalad wayn ku keenay Ciyaarta Orodka ee Boston Marathon fal-argagixiso ah oo aan ilaa hada la garanayn cida ka danbaysay. magaalada ayaa dagan waxaana gabi ahaanba la xidhay…
Madaxwayne Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa kula kulmaya Jaaliyada reer Boston Jaamacada wayn ee Boston University. kulankan oo ah mid uu madaxwaynuhu ku baranayo Jaaliyada oo qorsheenasa in kulan guud…
Dhamaan shaqaalaha iyo Akhristayaasha Ceegaag.com ayaa waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabidii ay ka geeryootay Muraayad Graad Axmed. ceegaag.com…
Kooxaadada wakhtigeedii dhamaaday ee la fahmay dabinadooda ayaa weerar ay kaga cadheesan yihiin nabada iyo wanaaga ka bilowday caasimada Muqdisho ka fuliyay ismiidaamin ay kusii fashilmeen. Wararka ka imanaya muqdisho…
Masuuliyiinta dhinaca siyaasada, Dhaqanka, iyo muquuniyayaasha ee maamulka Khaae shirar ay jaaliyada Khaatumo ayaa si cad uga biyo diiday in ay marnaba ogolaadaan madaxsalaaxa ay dawlada Soomaaliya ka wado gobolada…
Shirkii ka dhacay magaalada istanbuul oo dawlada Soomaaliya heshiiska kula saxeexatay maamulka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay durdaba soo baxayaan warar hoosaad sheegaya in heshiiskaa ay ka mid…
Dhismiihii iyo dayactirkii muddooyinkii danbe ka socday dugsiga sare ee degmada Iskushuban ayaa howshiisu haatan waxay mareysaa heer gebo-gebo ah. Munaasabad schoolka sare ee degmada yeelaneyso lagu daah furayey ayaa…
Kampala, April 11, 2013—–Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa la kulmay madaxweynaha dalka Yugandha Yuweri Kaguta Museveni, waxaana kulankani uu ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Entebbe. Kulanka ayay uga…
Bujumbura, April 11, 2013——-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Yugandha ayaa gaaray magaalada Bujumbura ee caasimada dalka Burundi. Wafdiga…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalkaNorwayayaa magaaladaOslokula kulmay Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi. Gudoomiyaha Baarlamaanka…
Madaxweymaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo saaka ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde Airport ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweyne…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo booqasho rasmi ah ku jooga Addis Ababa isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulamo is daba jooga ah la qaatay…
Waxaa Jaaliyadda Jubbaland ee gobolka Alberta, Canada, iyo Golaha Somalia We Care, ay si wada jir ah ugu hambalyaynayaan dhammaan shacabka reer Jubbaland gaar ahaan ergada madasha shirka maamul u…
Shir dinaca isgaadhsiinta ah oo u sacday waxgaradka beesha Xuseen Siciid ayaa waxaa si cad looga horyimid faldanbiyeed ay dhawaan ka fuliyeen maleeshiyaad asal ahaan kasoo jeeda Ceegaag meel u…
Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamaanka jamhuuriyada Federalka ah ee Soomaaliya Mudane prof. Maxamed Cismaan Jawaari ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey caasimada dalka Norway ee Oslo. Soo dhaweynta…
Gudoomiye Janan oo warbaahinta la hadlaya ayaa ganafka ku dhuftay magacaabistii uu u magacaabay Raysalwasaare Saacid gudoomiye gobolka Gedo isaga oo arintaa faah faahinayayana waxa uu yidhi Dadku waxa ay…
Suldaankan oo ah kan beelwaynta Isaaq oo ah oo haatan kaligood iska yeeshay Maamulka Somaliland kadib markii beelihii dagi jiray waqooyiga kala samaysteen Awdal State iyo Khaatumo State iyo Somaliland…
Gudoomiya ha gobolka Gedo Xuseen Farey ayaa ganafka ku dhuftay magacaabid uu gudoomiye ugu magacaabay gobolka gedo raysalwasaare Saacid isaga oo uga hortagayay dhismaha maamulka Jubaland, Gudoomiye Farey ayaa wax…
Maamul u samaynta dawlad Goboleedka Jubaland ayaa si xawli ah ku socota kadib markii ay badanaa soo xaadireen ergooyinkii dooran lahaa baarlamaanka, sidoo kale waxaa maanta la daah furay astaanta…
Figradihiina