Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 167)

Xidhibaano 50 kor u dhaafay oo soo gaadhay Kismaayo si ay uga qaybqaataan Dhisitaanka Caasimada mustaqbalka ee Soomaaliya

Xidhibaano 50 kor u dhaafay oo soo gaadhay Kismaayo si ay uga qaybqaataan Dhisitaanka Caasimada mustaqbalka ee Soomaaliya

ceegaag.com…

Beesha Cowrmale oo deeq gaarsiisay Ergadda Shirka Kismaayo(Somali Channel)

Beesha Cowrmale oo deeq gaarsiisay Ergadda Shirka Kismaayo(Somali Channel)

Beesha Cowrmale ee Magaaladda Kismaayo wax ka dega asalkoodana 2-Qarni ak hor ka yimid Degmadda Badhan ee Gobolka-Sanaag ayaa Geel,Subag iyo Oodkac ugu deeqay Ergadda Kismaayo ku sugan oo la…

Rasalwasaare Saacid oo doonaya inuu qabyaalad ku kala eryo reer Jubaland kadib markii ay …

Rasalwasaare Saacid oo doonaya inuu qabyaalad ku kala eryo reer Jubaland kadib markii ay …

Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa maamul kaga dhawaaqay Gobolka Gedo maamulkan oo uu sheegay inuu uga gol leeyahay inuu kaga hor tago maamul ladoonayo in lagu yagleelo dawlad goboleed ay doonayaan inay…

Raysalwasaare Saacid oo Gedo gaadhay isaga oo u kuuro gali doona rabitaanka shacabka gobolkaa ee yagleelida Jubaland

Raysalwasaare Saacid oo Gedo gaadhay isaga oo u kuuro gali doona rabitaanka shacabka gobolkaa ee yagleelida Jubaland

Raysalwasaare Saacid oo Gedo gaadhay isaga oo u kuuro gali doona rabitaanka shacabka gobolkaa ee yagleelida Jubaland, iyada oo la filayo inuu indhihiisa iyo dhagahiisaba kusoo maqlo sida ay uga…

OGAYSIIS

OGAYSIIS

Jaaliyada Minnesotta! Taageer Midnimada umaadda Soomaaliyeed iyo Dawlada Cusub Wixii faahfaahina la soo xidhiidh: • C/llahi maxamed-(612) 207-1719. •Xass ss an yeey (763) 843-4696. •Cabdisalan Jamac geele (720) 243-6469. •Cabdiqadir…

Xaflad qalinjabin ah oo dhalinyaro tababar uga socday xarunta SCERDO loogu qabtay Magaalada Edmonton.

Xaflad qalinjabin ah oo dhalinyaro tababar uga socday xarunta SCERDO loogu qabtay Magaalada Edmonton.

Xafladan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay xarunta hay’adda waxbarashada iyo hurumarinta reer miyiga ee  SCERDO (Somali Canadian Education and Rural Development Organization). Xafladdan oo ay…

Filimkii ‘waxaan ahay’ oo atoorha ka yahay Wariye Axmed Xasan Cawke oo soo baxay

Filimkii ‘waxaan ahay’ oo atoorha ka yahay Wariye Axmed Xasan Cawke oo soo baxay

Filim ka hadlaya qaxii dagaalka sokeeye sababay oo soo bandhigay, jilayana wariyaha wayn ee Axmed Xasan Cawke filimkan oo luqada qalaad lagu yidhaahdo ‘I AM’  waxuuna hoga tusaaleenayaa nolosha qoys…

Soomaali Jidhdil Baan loogu gaysatay Dalka Sucuudiga

Soomaali Jidhdil Baan loogu gaysatay Dalka Sucuudiga

Dad Soomaali ah oo aan meel aan lagaranay dalka sucuudiga si waxashnimo leh loola dhaqmay.. Daawo Cajaladan   Ceegaag.com…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kormeeray Iskuulka Gabdhaha Cabdalla Deeroow Ee Baydhaba,Dibna Ugu Soo Laabtay Muqdisho…WARSAXAAFADEED+SAWIRRO

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kormeeray Iskuulka Gabdhaha Cabdalla Deeroow Ee Baydhaba,Dibna Ugu Soo Laabtay Muqdisho…WARSAXAAFADEED+SAWIRRO

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo maalmahaan socdaal ku joogay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay halkaasi oo uu kulammo kula lahaa qeybaha kala duwan ee…

Madaxweynaha J.F. Soomaaliya oo ka Qayb galay Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta oo Ka furmay maanta Dooxa

Madaxweynaha J.F. Soomaaliya oo ka Qayb galay Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta oo Ka furmay maanta Dooxa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta ka qeyb galay Furitaanka Shirka Jaamacadda Carabta. Madaxweynaha waxaa wehelinayey Wasiirka Maaliyadda Mudane Maxamud Xassan Suleymaan,Wasiirul…

R/wasaare Saacid oo gaaray magaalada Kismaayo

R/wasaare Saacid oo gaaray magaalada Kismaayo

Wafdi uu hoggaaminayo R/wasaaraha Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose halkaas oo ay si weyn ugu soo dhaweyeen xubno ka tirsan dowladda oo labadii maalin ee…

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo ka qayb galaya shirka wadamada Carabta oo ka dhacaya dalka Qadar

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo ka qayb galaya shirka wadamada Carabta oo ka dhacaya dalka Qadar

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u duulay magaalada Dooxa ee Dalka Qadar. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya…

Wasiirka Gaashaandhiga oo booqasho ku jooga Kismaayo

Wasiirka Gaashaandhiga oo booqasho ku jooga Kismaayo

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa galabta booqday xerooyin ciidan oo ku yaala magaalada Kismaayo, waxaana kormeerkiisan ku wehliyay Sarkaalka ugu sareeya ciidanka Kenya ee…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kulammo Kula Qaatay Baydhabo Saraakiil Ciidan,Xildhibaanno Iyo Odayaal Dhaqameedyo

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kulammo Kula Qaatay Baydhabo Saraakiil Ciidan,Xildhibaanno Iyo Odayaal Dhaqameedyo

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa kulammo kala duwan la qaatay…

Madaxda Maamulka ku meelgaadhka ah ee Kismaayo oo dib ugu guryo noqday deegaankaa

Madaxda Maamulka ku meelgaadhka ah ee Kismaayo oo dib ugu guryo noqday deegaankaa

Wafdi uu hogaaminayaan Axmed Madoobe iyo Kol.Cabaas ayaa dib ugu guryo noqday magaalada Kismaayo, madaxdan ayaa salaan sharafkaga qaatay qaarkamida ciidamada qaranka oo fadhigoodu yahay agaraanka Kismaayo daawo warbixintaa oo…

Liido Kismaayo oo caruurtii dib ugu damaashaadayaan

Liido Kismaayo oo caruurtii dib ugu damaashaadayaan

Magaalada Kismaayo oo haatan xarun u noqnasa maamulka Jubaland una tartamasa caasimad u noqoshada dalka ayaa baryan danbe caruurtii dib ugu noqonayaan ciyaal nimadoodii iyo ku raaxaysiga dhuldabiiciga deegaanka ka…

Waxgardka ka shirsan maamul u smaynta Jubooyinka oo raysalwasaare Saacid ugu baaqay inuu ka fogaada hadalada lagu kala fogaynayo shacabka

Waxgardka ka shirsan maamul u smaynta Jubooyinka oo raysalwasaare Saacid ugu baaqay inuu ka fogaada hadalada lagu kala fogaynayo shacabka

Iyadoo Maalinimadii Shalay Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Cabdi faarax Shirddoon uu ka hadlay Shirka Maamul u Sameynta Jubbooyinka iyo Gedo oo Magaalada kismaayo ka Furmay ayaa waxaa arrintaa ka jawaabay…

Shir looga hadlayay hormarinta mashaariicda ay wado hay’adda UNDP oo Muqdisho lagu qabtay

Shir looga hadlayay hormarinta mashaariicda ay wado hay’adda UNDP oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan looga hadlayay hirgalinta mashaariic horumarineed oo ay hay’adda UNDP ka wado koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayna ka kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaaradda maaliyadda iyo Qorsheynta oo kaashaneysa…

Ku qabso ku qadi mayside, Dhulboob lagu hayo Banaadiriga reer Muqdishaad March 2013

Ku qabso ku qadi mayside, Dhulboob lagu hayo Banaadiriga reer Muqdishaad March 2013

Dhulboob ayaa ka socda magaalada Muqdisho ayada oo aysan wali dawladu wali sifiican lugeheeda isugu taagin ayaa dad doo nayaan inay ka faa’ideestaan oo ay kasii gaadhsiiyaan ku qabso ku…

Maamul u samaynta Jubaland oo haatan loo guryo celinayo Soomaaliya kadib shirkii Nayroobi

Maamul u samaynta Jubaland oo haatan loo guryo celinayo Soomaaliya kadib shirkii Nayroobi

Shir saddex geesood ah oo muddo laba cisho ah ka socday caasimadda wadanka Kenya ee Nairobi ayaa la soo gabagabeeyey Sabtidii, iyadoo ay ka soo baxeen qodoba dhowr ah. Waxaa…