Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 168)

Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya oo dhiirageliyay diblomaasiyiinta ku tababaranaya South Africa

Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya oo dhiirageliyay diblomaasiyiinta ku tababaranaya South Africa

Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dowladda FS Mahdi Maxamuud Cali ayaa caawa ku booqday 21 diblomaasi oo Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ka tirsan hotel-ka Protea…

Daawo Shirweyne ka dhacay Doolow oo lagu hadlay dhismaha Jubbaland State(SomaliChannel)

Daawo Shirweyne ka dhacay Doolow oo lagu hadlay dhismaha Jubbaland State(SomaliChannel)

Dood xaasaasiya oo Telefishinka SomaliChanel u qabtay Dr. Ali Khaliif Galaydh, Xaaji M. Yaasiin iyo Dr. Abdi Shire Warsame. Daawasho Wacan.

Dood xaasaasiya oo Telefishinka SomaliChanel u qabtay Dr. Ali Khaliif Galaydh, Xaaji M. Yaasiin iyo Dr. Abdi Shire Warsame. Daawasho Wacan.

Ra’iisal wasaaraha oo saaka booqday xerada 54-aad ee ciidammadii Xoogga Dalka

Ra’iisal wasaaraha oo saaka booqday xerada 54-aad ee ciidammadii Xoogga Dalka

Garoowe, March 11,2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay, oo labadii cisho ee  ugu dambeysayna ku sugnaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland…

Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Maamul Goboleedka Puntland Oo Heshiis Ku Kala Saxiixday Garoowe

Dowladda Federaalka Soomaaliya  Iyo Maamul Goboleedka Puntland Oo Heshiis Ku Kala Saxiixday Garoowe

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax shirdoon Saacid iyo wefdi uu hogaaminayey oo muddo sadex maalmood ah safar ku joogay magaalada Garoowe ayaa maanta soo gabagabeeyey safarkoodii Garoowe, Ra’iisul wasaaraha iyo…

Raysalwasaare Saacid oo gaadhay Garoowe Xarunta MG Puntland

Raysalwasaare Saacid oo gaadhay Garoowe Xarunta MG Puntland

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta duhurnimadii gaaray magaalada MG Puntland ee Garoowe tasoo soo afmeerasa xantii iyo xasaradii ka…

Xildhibaan Gloria L. Fox oo 10 Computer Gacmeed oo nooca Apple ka ah ugu deeqday xarunta laga maamulo masaajidka Soomaalida

Xildhibaan Gloria L. Fox oo 10 Computer Gacmeed oo nooca Apple ka ah ugu deeqday xarunta laga maamulo masaajidka Soomaalida

Xildhbaanka laga soo doorto koontada 7 aad ee gobolkan Massachusetts Gloria Fox ayaa shalay ugu deeqday toban Computer gacmeed xarunta laga maamulo masjidka Soomaalida. Xildhibaanka ayaa ka hadashay shaqada ay gacanta…

Raysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi-wali Maxamed Cali Gaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay Sweden(SomaliChenel)

Magaalaa Stockholm ee caasimada dalka Sweden, waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Raysalwasaarihii hore Soomaaliya, Cabdi-WALI Maxamed Cali-Gaas, Xafladda oo ay ka soo qaybgaleen marti sharaf kala duwan, ayaa waxaa…

Munaasabad Ay Ku Qalin Jebinayeen Arday Wax Ka Baratay Jaamacadda Banaadir Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Munaasabad Ay Ku Qalin Jebinayeen Arday Wax Ka Baratay Jaamacadda Banaadir Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay ku qalin jebinayeen ku dhowaad 100 arday ayna ka qeybgaleen maamullada Jaamacadaha Dalka,Macalimiinta Jaamacadaha,Aqoonyahanno,Waalidiin iyo ardayda qalin jebineysay ayaa maanta lagu…

Fariin uu madaxwayneheenu inoo soo diray”Aan iska iloowno is xamashada iyo fadhi ku dirirka”

Fariin uu madaxwayneheenu inoo soo diray”Aan iska iloowno is xamashada iyo fadhi ku dirirka”

Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa fariin soconaysa hal daqiiqo iyo 30 il-biriqsi, Youtube-ka u soo dhigay shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynuhu wuxuu fariintiisa ku sheegay in caalamku u soo jeensaday Soomaaliya, ayna wax badan la…

Ciidamadii ugu horeeyay oo ka socda AMISOM oo maanta gaadhay gobolka galgaduud.

Ciidamadii ugu horeeyay oo ka socda AMISOM oo maanta gaadhay gobolka galgaduud.

Saraakiil iyo Ciidamo ka socda AMISOM ayaa maanta markii u horeysay gaadhay Gobolka Galgaduud, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay degmada Guriceel, waxaana u sii gudbeen degmada Dhuusamareeb ee Xarunta Galgaduud.…

Madaxwaynaha Soomaaliya oo waraysi khaas ah siiyay AFP

Madaxwaynaha Soomaaliya oo waraysi khaas ah siiyay AFP

Soomaali badan ayaa dhimatay 20kii sano aniguna iyaga ayaan kamid ahay dadkayga ayaan wax la qabaa cidina wakhti aan loo qorin kamatagso aduunka waxii aan qaban karo ayaan qabanayaa…. Ceegaag.com…

Maamulka ku Meel Gaadhka Kismaayo oo Taladii maamul u Sameynta Gobolada Gedo iyo Jubbooyinka shacabka u gacan galiyay

Maamulka ku Meel Gaadhka Kismaayo oo Taladii maamul u Sameynta Gobolada Gedo iyo Jubbooyinka shacabka u gacan galiyay

Sulddaan Cabdicasiis Cumar Beyle oo ka mid ah salaadiinta Soomaaliyeed ee ku Sugan Gobolka Jubada Hoose oo war baahinta la hadlay ayaa sheegay in Maamulka ku meel gaadhka Kismaayo uu taladii…

Waxqabadka xukuumada ee 100ka maalmood

Waxqabadka xukuumada ee 100ka maalmood

March 03, 2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ay wehliyaan xubnaha Golaha Wasiirada ayaa maanta horgeeyey golaha Baarlamaanka Soomaaliyeed waxqabadka xukuumada ee boqolkii maalmood…

Hadhaaga urukii USC (Hawiye Diaspora Forum) oo baaq digniin culus kasoo saarey maamul u samaynta Jubaland

Hadhaaga urukii USC (Hawiye Diaspora Forum) oo baaq digniin culus kasoo saarey maamul u samaynta Jubaland

Shir ay qurbajoogta Hawiye ku yeesheen qadka Skypeka habeenkii sabtida ee taariikhda bisha maarso ay aheed labada ee sanadka 2013 ayay ka soo saareen baaq digniin oo aad u culus xaalada…

Yagleelida Caasimada Kismaayo oo si habsami ah u bilaabatay iyo ergooyinkii oo kusii qulqullaya (aljazeera)

Yagleelida Caasimada Kismaayo oo si habsami ah u bilaabatay iyo ergooyinkii oo kusii qulqullaya (aljazeera)

Magaalada Kismaayo oo lagu wado inay noqoto caasimad dadbadan oo qurba joog nimada ku daalay  inay ku guryo noqdaan ayaa waxaa si rasmi ah uga bilowday shir lagu yagleelato maamul…

Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya oo si rasmi ah u furmay

Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya oo si rasmi ah u furmay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga labaad ee Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib xaflad ballaaran oo maanta lagu qabtay magaalada…

Aqalka talada ee Hargaysa oo dayactir lagu sameeyay

Aqalka talada ee Hargaysa oo dayactir lagu sameeyay

Madaxwaynaha maamulkaa Siilaanyo ayaa xadhiga ka jaray Aqalka looga taliyo Maamulka Somaliland oo dayactir aad u wanaagsan lagu sameeyay iyada oo lagu kordhiyay sideed xafiis iyo laba qolshireed ah. Waxaana halkaasi…

Ruwaayad loogu magac daray Doorasho-Dimuqraadiyadeed oo ka dhacasa deegaanada Puntland

Ruwaayad loogu magac daray Doorasho-Dimuqraadiyadeed oo ka dhacasa deegaanada Puntland

Guddiga kumeel-gaarka ah ee loo xilsaaray alifaada Doorasho-Ruwaayadeedka  Puntland ayaa 12 febaraayo u gudbiyey Madaxweynaha Puntland qoraal ay u soo jeedinayaan in qodobo ka mid ah xeerka doorashada meesha laga…

Raysal’wasaaraha Soomaaliya Saacid oo ka soo horjeestey yagleelida caasimada 3aad ee Soomaaliya ‘Kismaayo’

Raysal’wasaaraha Soomaaliya Saacid oo ka soo horjeestey yagleelida caasimada 3aad ee Soomaaliya ‘Kismaayo’

Soomaaliya ayaa waxa ay yeelatay labo caasimadood oo kala noqday Muqdisho iyo Hargaysa kadib dib usoo noqashadii qaranimada Soomaaliya ayaa waxaa hada lagu guda jiraa yagleelida Caasimad Sadexaad  taasoo keenasa…