Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 17)

WAR SAXAAFADEED KU SAABSAN CELINTA JINSIYADDII LABAAD EE MADAXWEYNE FARMAAJO

WAR SAXAAFADEED KU SAABSAN CELINTA JINSIYADDII LABAAD EE MADAXWEYNE FARMAAJO

Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da Ogoosto, 2019, waxaan si rasmi ah idiinla wadaageynaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed uu celiyay jinsiyaddiisii labaad ee uu ka…

SOOMAALIYA 7 MADAXWAYNE MA YEELAN KARTO:

SOOMAALIYA 7 MADAXWAYNE MA YEELAN KARTO:

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Axmed Cabbey, mar uu la hadlaayay golaha baarlamaanka dalkiisa wuxuu uu weeydiiyay xildhibaanada su’aashaan oo uu yiri: “Miyaynu ogolaan karna in Maamul Goboleed ka tirsan Ethiopia inuu…

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo casho sharaf u sameeyay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo casho sharaf u sameeyay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka

Muqdisho, July 30, 2019 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa fiidnimadii xalay oo Isniin ahayd casha sharaf u sameeyay Danjire Tarig Ali Bakheet…

Qaraxii Muqdisho oo ay ka danbaysay Gabadh Indhoole ahayd oo ka shaqaynasay Xarunta Dawlada Hoose

Qaraxii Muqdisho oo ay ka danbaysay Gabadh Indhoole ahayd oo ka shaqaynasay Xarunta Dawlada Hoose

Haweenayda isku qarxisay Xarunta Dowladda Hoose waxay ahayd Gabadha Indhoosha ah, Basiiro Cabdi Maxamed Agaasimihii Naafada Gobolka Banaadir sida lagu ogaaday Baaritaanka, horudhac ah.Gabadhan waxay u qaabilsanayd Dowladda Hoose Arrimaha…

Masuuliyiin ku baxay gacanta argagixisada iyo Gud/Duq. Yariisoow oo ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Xarunta Dawladda Hoose.

Masuuliyiin ku baxay gacanta argagixisada iyo Gud/Duq. Yariisoow oo ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Xarunta Dawladda Hoose.

Waxaa hadda Saxaafadda kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay hareer taagan yihiin Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Taliyaha…

Madaxwaynaha oo tababar u xidhay cutubyo ka tirsan CXDS dugsiga Turk-Som

Madaxwaynaha oo tababar u xidhay cutubyo ka tirsan CXDS dugsiga Turk-Som

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan uga qeyb galaya Dugsiga Tababarka ee Turk-Som munaasabad tababar loogu soo xirayo Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno kamid ah Ciidanka Xoogga…

Jubaland oo dib ugu noqotay talada Odoyada Dhaqanka

Jubaland oo dib ugu noqotay talada Odoyada Dhaqanka

Ka dib markii uu maamulka uu madaxda u yahay Axmed Islaan ku fashilmay inuu diyaariyo hab dawli ah oo lagu maamulo Maamulka Jubaland ayaa hadana waxaa sidii caadada ahayd laysku…

MADAXWEYNE FARMAAJO “DAGAALKA AAN KULA JIRNO ARGAGIXISADA WAA MID U YAALLA DHAMMAAN DALALKA GOBOLKA.”

MADAXWEYNE FARMAAJO “DAGAALKA AAN KULA JIRNO ARGAGIXISADA WAA MID U YAALLA DHAMMAAN DALALKA GOBOLKA.”

Muqdisho, Luulyo 22, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynihii Hore ee dalka Koonfur Afrika Mudane Thabo Mbeki iyo wafdiga uu hoggaaminayo…

Buubaa oo soo dhaweeyay gudiga Madaxwayne Farmaajo u magacaabay wadahadalada maamulka Somaliland

Buubaa oo soo dhaweeyay gudiga Madaxwayne Farmaajo u magacaabay wadahadalada maamulka Somaliland

Buubaa oo kasoo shaqeeyay in badan wadanka Soomaaliya ayaa waxaa waraystay Saabtv nisagoo Buubaa ka dhawaajiyay inaan dad badan aysan fahan sanayn waxa loo igmaday gudida ay dawlada dhexe u…

Xaflad lagu xusayay maalinta qaranimada Soomaaliya iyo Canada oo ka dhacay Edmonton, Alberta Canada.

Xaflad lagu xusayay maalinta qaranimada Soomaaliya iyo Canada oo ka dhacay Edmonton, Alberta Canada.

Xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanadguuradii 59aad ee xornimada dalka Soomaliya iyo sanadguuradii 152aad ee maalinta qaranaimada dalka Canada ayaa lagu qabtay beerta wayn ee lagu magacaabo Rundle Park ee…

Raysalwasaare Mahdi oo u sii daayay Ganacsato reer waqooyi ah markab Xoolo usiday oo uga xanibnaa Sucuudiga

Raysalwasaare Mahdi  oo u sii daayay Ganacsato reer waqooyi ah markab Xoolo usiday oo uga xanibnaa Sucuudiga

Raysal wasaare ku xigeenka Dawladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa amar ku bixiyay in la sii daayo markabkii xoolaha siday ee lagu xayiray dekedda magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga.…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY MUWAADINIINTA KU NAF WAAYEY WEERARKA ARGAGIXISANIMO EE KISMAAYO

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY MUWAADINIINTA KU NAF WAAYEY WEERARKA ARGAGIXISANIMO EE KISMAAYO

Muqdisho, Luulyo 13, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii argagixisanimo ee ka dhacay…

Wariyahii Waynaa ee IntegrationTv Hodan Naaleeye oo lagu bartilmaamaystay Kismaaayo

Wariyahii Waynaa ee IntegrationTv Hodan Naaleeye oo lagu bartilmaamaystay Kismaaayo

Wararka Dhiilada Xabaarsan ee naga soo gaadhaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in argagixisada Alshabaab ay weerar ku qaadeen Hoteel Cascasey ee magaalada Kismaayo iyaga oo ujeedadoodu tahay in ay Dilaan…

Puntland oo ku kala qeybsantay booqashadii Ra’iisul Wasaare Kheyre ee W/Gaalkacyo.

Puntland oo ku kala qeybsantay booqashadii Ra’iisul Wasaare Kheyre ee W/Gaalkacyo.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre iyo wafdi la socday oo maalmahaanba ku sugnaa Galmudug ayaa shalay gelinkii dambe si layaab ah ugu gudbay galabta dhanka Waqooyi ee magaalada…

MADAXWEYNE FARMAAJO “WAA IN DEGDEG LOO JOOJIYAA DIRIRTA SOKEEYE EE KA SOCOTA CEEL-AFWEN”

MADAXWEYNE FARMAAJO “WAA IN DEGDEG LOO JOOJIYAA DIRIRTA SOKEEYE EE KA SOCOTA CEEL-AFWEN”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka tiiraanyeysan yahay shaqaaqada iyo colaadda dadka walaalaha ah ee ka socota deegaanka Ceel-Afwen ee Gobolka Sanaag, taas oo sababtay…

Higsiga iyo Ahdaafta SNM Qore: Siciid Cali Nugaal

Higsiga iyo Ahdaafta SNM Qore: Siciid Cali Nugaal

Arar Intaanan guda gelin cinwaanka koe xusan waxaan jeclahay in aan cadeeyo waxa aan diidanahay iney tahay KALA GOYNTA SOMALIA IYO IN ANIGA OO AAN DOONEYN IN KHASAB LAYGU MUQUUNIYO…

Somaliland case: Alpha Conde puts Guinea in an uncomfortable position! why ? Somaliland has no well-defined borders

Somaliland case: Alpha Conde puts Guinea in an uncomfortable position! why ? Somaliland has no well-defined borders

On the eve of the African Union summit in Niamey, Niger, President Alpha Condé invited the President of the self-proclaimed Somaliland Republic Muse Bihi Abdi to Conakry. A gesture that…

Ra’isulwasaare Kheyre Oo Magaalada Dhuusamareeb Kulan Kula Qaatay Ganacsatada Galmudug

Ra’isulwasaare Kheyre Oo Magaalada Dhuusamareeb Kulan Kula Qaatay Ganacsatada Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Ganacsatada ka soo jeeda deegaannada dowlad gobaleedka Galmudug. Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare Xasan Cali…

Dowladda Soomaaliya oo xirirrika u jartay dalka Guinea

Dowladda Soomaaliya oo xirirrika u jartay dalka Guinea

Shir jaraa’id Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ku qabtay galabta Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa xiriirka loogu jaray Jamhuuriyadda Guinea. Wasiirka arrimaha dibadda Axmed Cawad…

Al-Rowda oo Boston ku matalasa Tartanka Quraanka ee Imaam Shaatibi ee Minnesota.

Al-Rowda oo Boston ku matalasa Tartanka Quraanka ee Imaam Shaatibi ee Minnesota.

Tartabka Quraanka ee Imaam Shaatibi oo sanadkiiba mar la qabto ayaa bari ka bilaami doona magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Tartanka ayaa waxaa magaaladan Boston ku matalaya Masjid Al-Rawda oo…