Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 171)

Khudbaddii Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud ka Jeediyay Magaalada London 02-02-2013

Khudbaddii Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud ka Jeediyay Magaalada London 02-02-2013

Madaxwaynha Soomaaliya oo aad ugu farxsanaa inuu marlabaad arko saxibadii wajiyadooda ilaa intii lagu kala cararay Soomaaliya, madaxwaynaha ayaa qudbad qaadatay saacad kaga hadlay waxa u qabsoomay dawladiisa iyo meeshauu…

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo ka waramay waxa uga qabsoomay safarkiisii Rugta Midowga Yurub ee Brussels

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo ka waramay waxa uga qabsoomay safarkiisii Rugta Midowga Yurub ee Brussels

Madaxwaynaha oo waraysi dhinacyo taabanaya siiyay tTVga qaranka ayaa si cad oo waafi ah ubayaaninyay waxa u qabsoomay safarkiisii uu kula kulmay matalayaasha reer Yurub. Madaxwaynaha ayaa usheegay Qurba joogta…

Jaaliyada Absamaha reer Boston oo u tacsiyadeenaya Qoyska iyo qaraabadii Marxuum Cabdi Cali Sokor

Jaaliyada Absamaha reer Boston oo u tacsiyadeenaya Qoyska iyo qaraabadii Marxuum Cabdi Cali Sokor

Jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Boston siiba kuwa Absamha ayaa waxaay na soo gaadhsiiyeen tacsi ay u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeryoodau Marxuum Cabdi Cali Sokor oo ahaan jiray Suldaanka…

Daawo Xaflad lagu qabtay Dugsiga Sare Ee Yagoori oo lagaga hadlayo Xaalada Iskuulkaas iyo sida Jaaliyada uga qayb qaadan lahaayeen horumarinta Deeganka Vedio

Daawo Xaflad lagu qabtay Dugsiga Sare Ee Yagoori oo lagaga hadlayo Xaalada Iskuulkaas iyo sida Jaaliyada uga qayb qaadan lahaayeen horumarinta Deeganka Vedio

Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen waxgaradka aqoonyahanka odayaasha deegaanka iyo Oday Faarax Qaybdiid oo ka mid ah qurba joogta deegaanka ee gacanta ka gaysta dugsiga Yagoori, Munaasibadan ayaa…

Cuqaasha Ceegaag oo shirjaraa’id oo ay kaga hadlayaan xalinta Dilkii Maxamuud Jamali iyo Maxamed Quule loogu gaystay Oog meesha uu marayo saxaafada usoo bandhigay iyaga oo dhinaca kale ka jawaabay codsi uga yimid salaadiinta Oog iyo kuwa beelwaynta Isaaq

Dilkii November 02, 2012 abaarihii 3:00 habeenimo loogu gaystay Tuulada Oog  Maxamuud Jamali iyo Maxamed Quule oo ay salaadiinta deegaanku siiba kuwa dhibka gaystay in badan saxaafada kusoo bandhigeen meesha…

Sheekh Muusa Ashcari iyo Muxaadaradii Dhaqankii Jaalihiga oo ka soo daahiray Soomaaliya

Sheekh Muusa Ashcari iyo Muxaadaradii Dhaqankii Jaalihiga oo ka soo daahiray Soomaaliya

Muxaadaro muzalzal ah oo sheekh Muuse Ashcari ugu talo galay inuu wax xoogaa ka bayaaniyo dhibaatada ba’an ee Jahliga ah ee xitaa dadkii garaadka iyo aqoonta maadiga ama diiniga ah…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka warbixinaya socdaalka uu ku joogo wadanka Ingiriiska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka warbixinaya socdaalka uu ku joogo wadanka Ingiriiska

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo haatan ku sugan magaalada London ee wadanka Ingiriiska ayaa ka warbixiyay booqashadiisa dalkaas, wuxuuna sheegay in socdaalkiisa uu qeyb ka yahay socdaallo uu ku kala…

Inaalilaahi Wainaa ilayhi Raajicuun Suldaan Cabdi Cali Sokor oo ku geeryooday Kismaayo

Inaalilaahi Wainaa ilayhi Raajicuun Suldaan Cabdi Cali Sokor oo ku geeryooday Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa waxaa ka socanaya qabanaabada loogu diyaar garoobayo aas la doonayo in maanta halkaasi loogu sameeyo Suladaan ka mid ahaa salaadiinti Ansixisay Dastuurka…

Shirweyne looga arrinsanayo dardar gelinta ururada siyaasadda ee Puntland oo ka furmay Garoowe

Shirweyne looga arrinsanayo dardar gelinta ururada siyaasadda ee Puntland oo ka furmay Garoowe

Shir weyne looga arrinsanayo dar dar gelinta ururada siyaasadda ee Puntland ayaa ka furmay magaalada Garoowe, ka soo ay ka qeyb galeen hogaamiyeyaasha ugu sarreeya maamulka Puntland sida madaxweynaha iyo…

Madaxweynaha J.F, Somalia iyo Madaxda Midowga Yurub oo kulamo muhiim ah yeeshay

Madaxweynaha J.F, Somalia iyo Madaxda Midowga Yurub oo kulamo muhiim ah yeeshay

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogo magaalada burssles ee Xarunta  Midowga yurub ayaa waxaa uu la kulmay isaga iyo wafdigiisa…

Wafdi Uu Hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Oo u mija baxsaday Magaalada Marka Cadeey

Wafdi Uu Hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Oo u mija baxsaday Magaalada Marka Cadeey

Ra’isulwasaaraha iyo xubno ka tirsan golihiisa Wasiirrada ayaa maanta kusoo lugeeyey magaalada Marka ee xarunta gobolka gobolka Shabeelada hoose oo wafdigaasi ay kormeer ku tageen maanta waxaana socodkaasi uu yimid…

Gudiga Qaban Qaabada Shirwaynaha Beesha Adan Axmed oo Ku Dhaawaaqay Xiliga uu Shirka Beeshaasi Furmayo(MM)

Gudiga Qaban Qaabada Shirwaynaha Beesha Adan Axmed oo Ku Dhaawaaqay Xiliga uu Shirka Beeshaasi Furmayo(MM)

Guddiga Shirwaynaha Beel Waynta Adan Axmed ayaa Maanta Deegaanka Hagoogane kaga Dhawaaqay Xiliga uu Qabsoomayey Shirwaynaha Beeshaasi oo in Mudo ah la Sugayey Waxayna Kaloo Gudigu ugu Baaqeen Dhamaan Waxgaradka…

Cabdirashiid M. Faarax oo shir albaabadu u xidhnaayeen ugu Xogwaramay reer Khaatumo magaaladan Boston.

Cabdirashiid M. Faarax oo shir albaabadu u xidhnaayeen ugu Xogwaramay reer Khaatumo magaaladan Boston.

Waxaa maalintii Axadii dhawayd ka dhacay shir albaabadu u xidhnaayeen oo uu Cabdirashiid M. Faarax oo kamida gudiga Fulinta ee Khaatumo G11 la yeeshay Jaaliyada Soomaalida reer Khaatumo ee ku…

Gudoomiyaha ururka RIAC Maryan Gaas oo hadal qiiro badan ka jeedisay Xafladii Khaatumo

Gudoomiyaha ururka RIAC Maryan Gaas oo hadal qiiro badan ka jeedisay Xafladii Khaatumo

Maryan Gaas oo ah ruugcadaa in badan ka soo shaqeenasay arimaha bulshada hadana madax ka ah Haayad wayn oo qoxooti ahaan dadka keenta wadankan Maraykanka isla markaana dajisa kana caawisa…

Ingiriiska oo markii ugu horeesay ka dayriyay amaanka Burco iyo Hargaysa

Ingiriiska oo markii ugu horeesay ka dayriyay amaanka Burco iyo Hargaysa

Xafiiska arrimaha dibadda ee dalka Britain ayaa ka digaya khatar reer galbeedka kaga soo fool leh Somaliland. Xafiiska arrimaha dibadda waxaa uu ka digay khatar cusub oo ku wajahan dadka…

Xaflad loogu dabaal degay sanad jirsashada Khaatumo sidoo kalena lagu taageeray Soonoqoshada qarannimada Soomaaliya oo ka dhacday Magaalada Boston

Xaflad loogu dabaal degay sanad jirsashada Khaatumo sidoo kalena lagu taageeray Soonoqoshada qarannimada Soomaaliya oo ka dhacday Magaalada Boston

Waxaa magaalada Boston ee xarunta gobalka Massachusetts ka dhacday Xaflad u agaasineed heer qaran taasoo loogu dabaal dagayay sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay maalintii Bardaha Taleex dhidibada loogu…

Lascanod: Beesha Ugaadh Yahan Oo Bayaan Soo Saartay ay kaga Hadlayaan Dagaaladii ka dhacay Laascaanood iyo Dhibaatada Ciidamada Somaliland u gaysteen Dadka Deegaanka

Lascanod: Beesha Ugaadh Yahan Oo Bayaan Soo Saartay ay kaga Hadlayaan Dagaaladii ka dhacay Laascaanood iyo Dhibaatada Ciidamada Somaliland u gaysteen Dadka Deegaanka

Beesha Ugaadhyahan oo aad u daneenasay inay turxaan bixiyaan lafana guraan danahooda u gaarka ah ayaa maanta saxaafada ugu yeedhay inay u faah faahiyaan go’aanada ay ka soo saareen shir…

Wafti Isagu Jira Culumo Gudoomiyaasha Jaamacada Buuhoodle iyo Nugaal iyo Waxgarad Kale oo Degmada Ceegaag gaadhay, kana Qayb Galay Kulan looga Hadlayey Dhismaha Misaajid Ceegaag ka socda( Daawo)

Wafti Isagu Jira Culumo Gudoomiyaasha Jaamacada Buuhoodle iyo Nugaal iyo Waxgarad Kale oo Degmada Ceegaag gaadhay, kana Qayb Galay Kulan looga Hadlayey Dhismaha Misaajid Ceegaag ka socda( Daawo)

Degmada Ceegaag ayaa haatan Waxaa si Xawli ah uga socda Mashaariico farabadan oo dadka deegaanka iyo Waliba Qurba joogta  ay deegaankaasi ka Wadaan oo degmadaasi haatan laga dareemayo, Geesta kale…

Ardeyda Jaamacada Kismaayo oo imtixaanaadkii u fariistay

Ardeyda Jaamacada Kismaayo ayaa shalay u fariistay imtixaanaadkii jaamacadda. Maamulka Jaamacada ayaa sheegay in ardey dhan 350 ardey ay shalay u fariisteen imtixaanaadka kuwaas oo ka kala socday kuliyadaha Caafimaadka.dhaqaalaha,tarbiyada iyo shareecada.…

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar ugu baxay xarumaha Midowga Afrika iyo Yurub

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar ugu baxay xarumaha Midowga Afrika iyo Yurub

Waxaa maanta  oo Sabti ah  ka duuley magaalada Muqdisho wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud, Madaxweynaha iyo wefdigiisa ayaa booqasho ku tegaaya dalalka Itoobiya iyo Biljimka. Wefdigaan uu…