Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 172)

Wafdi kasocda Jubooyinka iyo magaalaa Gaarisa oo magaalada Bosaso lagu soo dhoweeyey

Wafdi kasocda Jubooyinka iyo magaalaa Gaarisa oo magaalada Bosaso lagu soo dhoweeyey

Wafdi kasoda magaalada Gaarisa gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya iyo gudoomiyaha odayaasha Jubooyinka ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, kadib booqasho ay ku yimaadeen…

Sufiyiinta Soomaaliya oo jahwareer xaga diinta ah ulasoo banbaxay Shacabka kadib jabkii Argagixisada Al-shabaab

Sufiyiinta Soomaaliya oo jahwareer xaga diinta ah ulasoo banbaxay Shacabka kadib jabkii Argagixisada Al-shabaab

Koox qawlasato ah oo ku hoos gabanasa shaati diimeed ayaa bilaabay inay dadka kaga qadhaabtaan qabashada wax ay ugu yeedheen Xus loo dhigayo dhalashada Nabigaana Maxamed NNKH. Kooxo diimeedyadan ayaa…

Munasabad lagu taageraayo Maamul usameynta Jubbaland oo Kismaayo ka dhacday+Vidoe

Munasabad lagu taageraayo Maamul usameynta Jubbaland oo Kismaayo ka dhacday+Vidoe

Munaasabad si weyn ay dumarka Reer Jubaland usoo agasimeen  islamarkana lagu taagerayay Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ayaa waxaay ka dhacday hotelka Caalamiga ah ee Tawakal. Musanasabad  ayaa waxaa ka soo…

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo oo Tacsi U Diray Madaxwayne Kuxigeenkii Hore ee Puntland, kana Hadlay Waxyaabihii Khaatumo u Qabsoomay iyo Lixda Bilood ee Hadhsan kadib Waxa Xigi Doono(Daawo Full Video)

Madaxwaynuhu sidoo kale ka hadlay Aqoonsiga Maraykanku siiyey Dawlada Somalia oo uu sheegay inuu Maamulka khaatumo uu soo dhawaynayoi Talaabadaasi dawlada Maraykanku uu Qaaday.. Dhinaca Kale Madaxwaynaha Khaatumo ayaa ka…

Tacsi ku socata Qoyska iyo qaraabada Xasan Daahir Afqudhac

Tacsi ku socata Qoyska iyo qaraabada Xasan Daahir Afqudhac

Inaalilahi waa inaa ileehi rajacuun geeridu waa xaq, Jaaliyadda reer Puntland iyo Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaanu tacsi uga diranaa geerida xaqa ah ee ku timid Marxuun Xasan Daahir Afqudhac, oo…

Xulka Kubbada Kolayda Soomaaliya oo ka badiyay xulka Kenya

Xulka Kubbada Kolayda Soomaaliya oo ka badiyay xulka Kenya

Ciyaartoyda Kubbada Koleyga Soomaaliya ayaa ka badiyay xulka Kenya iyagoo uga badiyay 81 Jesto halka xilka Kenyana ay keensadeen 78 Jesto, Xulka Qaranka dalkeena Soomaaliya  ayaa kulanka xiga kaga hortagayaan…

Wasiirka amniga ee Maamulka Khaatumo Maxamed Ducaale oo ka hadlay Dagaalka Xudun

Wasiirka amniga ee Maamulka Khaatumo Maxamed Ducaale oo ka hadlay Dagaalka  Xudun

Wararka naga soo gaadhay Degmada Xudun ee Gobolka Sool ayaa ku soo waramaya in Dagaal Xoogan uu halkaasi ku Dhexmaray Ciidamo ka kala socda Dhinacyada Somaliland iyo Dhinaca Maamulka Khaatumo…

Daawo Axmed Madoobe oo ka hadlay Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo.

Daawo Axmed Madoobe oo ka hadlay Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo.

Axmed Madoobe ayaa markii ugu horaysay qabtay shir Jaraa’id oo uu ku faahfaahinayay meesha ay maraso maamulkii Jubaland ee laga sugayay. Daawo SomaliChannel. ceegaag.com…

Khudbadii Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud ee Minneapolis

Khudbadii Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud ee Minneapolis

Madaxwayne Xasan Sh. Maxamuud ayaa khudbad u jeediyay qurba joogata siiba kuwa ku sugan wadankan Maraykanka. Madaxwaynaha ayaa ka hadlay arimo badan oo horyaala dawladiisa iyo halka uu doonayo inay…

Wafdi ka socda guddiga maamul u samaynta Jubooyinka iyo duqa magaalada Gaarisa oo garoowe gaadhay.

Wafdi ka socda guddiga maamul u samaynta Jubooyinka iyo duqa magaalada Gaarisa oo garoowe gaadhay.

Wafti uu hogaaminayo gudoomiyaha maamul u samaynta Jubooyinka & xubno ka socda maamulka gobolka waqooyiBarieeKenyaayaa maanta soo gaadhay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland,waxaana soo dhaweeyey boqolaal qof, maamulka gobolka, kan…

Imtixaankii Jaamacada bariga Afrika ee magaalada Buuhoodle ayaa maanta si habsami leh kusoo gabagaboobay. + Sawiro

Imtixaankii Jaamacada bariga Afrika ee magaalada Buuhoodle ayaa maanta si habsami leh kusoo gabagaboobay. + Sawiro

Imitxaankii Jaamacada Bariga Africa ee Magaalada Buuhoodle ayaa Maanta si Habsami leh ku soo gabo gaboobay Iyadoo ardayda Jaamacada ee imtixaanku u soo gabo gaboobay ay Wajiyadooda ka Muuqdeen farxad…

Qaar ka mid ah Jaaliyadaha G/Cayn oo deeqo lacageed soo gaadhsiiyay xarunta agoomaha ee Buuhoodle.(Sawiro + Video)

Qaar ka mid ah Jaaliyadaha G/Cayn oo deeqo lacageed soo gaadhsiiyay xarunta agoomaha ee Buuhoodle.(Sawiro + Video)

Qaarkamid ah Jaaliyadaha ka soo Jeeda Gobolkan Cayn ee ku Dhaqan Daafaha Caalamka ayaa Deeqo Lacageed oo kala Duwan soo gaadhsiiyey Mashruuca loo Dhisayo Carruurta agoomaha iyo Waliba Kuwa Danyarta…

Somaliland oo aan si weyn looga soo dhaweyn Aqoonsiga Maraykanka u fidiyey Federaalka Soomaliya

Somaliland oo aan si weyn looga soo dhaweyn Aqoonsiga Maraykanka u fidiyey Federaalka Soomaliya

Kadib markii Dowlada Maraykanka ku dhawaaqday inuu aqoonsi rasmi ah siinayo Xukuumada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxay shacabka ku dhaqan gobalada maamulka Soomaaliland ka taliyo si weyn uga doodayeen sida…

Maamulka Puntland oo soo dhaweeyay Aqoonsiga USA ee Dowladda Federaalka Soomaliya

Maamulka Puntland oo soo dhaweeyay Aqoonsiga USA ee Dowladda Federaalka Soomaliya

WAR SAXAAFADEED 20 January 2013 Dowladda Puntland waxay soo dhawaynaysaa hadalkii Wasiirka Arrimaha Dibeda ee Dowladda USA Hillary Clinton oo ku dhawaaqday inay Dowladda USA si rasmi ah u aqoonsatay Dowladda Federaalka…

Kenya oo Somalida Qoxotiga ah ku amartay in ay bari ka baxaan Nairobi iskana xadiriyaan Dhadhaab iyo Faarax Macalin oo arintaa ka biyo diiday

Kenya oo Somalida Qoxotiga ah ku amartay in ay bari ka baxaan Nairobi iskana xadiriyaan Dhadhaab iyo Faarax Macalin oo arintaa ka biyo diiday

Dowlada Kenya ayaa waxaay soo saartay Wareegto ay ku farayso qoxotiga Somalida ah ee ku nool Magaaloyinka waweyn ee Wadanka Kenya in ay ka guraan. Somalida ka shaqaysata Magaloyinka waaweyn…

Dib ugu noqoshada dalkii Hooyo Soomaaliya oo laga dareemayo garoomada diyaaradaha sida kan Caabudwaaq(Somalichannel)

Shacabka ka diga roganaya dibad jooga ay ku duuflaaloobeen 20kii sano ee tagay ayaa bilaabay inay dib ugu guryo noqdaan dalkeenii hooyo Soomaaliya. Dib ugu noqoshadan ayaa si aada looga…

Ra’isulwasaare Saacid oo maanta Degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose booqday markii ugu horeesay

Ra’isulwasaare Saacid oo maanta Degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose booqday markii ugu horeesay

Ra’isulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ay wehliyaan wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Qaranka Mudane C/Kariim Xuseen Guuleed iyo taliyayaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugida ayaa Maanta kormeer ku tegey degmada…

Jaaliyada Minasoto o qaarna soo dhaweeyeen qaarna ku banaan bexeen madaxwayne Xasan

Jaaliyada Minasoto o qaarna soo dhaweeyeen qaarna ku banaan bexeen madaxwayne Xasan

Magaalada Minneapolis ee gobolka Minesota Jaaliyadii Soomaaliyeed ee ku noolayd ayaa waxay u qaybsameen labo qaybood oo kala ah Qayb ku sugnayd qolkii uu ka khudbadeenayey Madaxweyne Xasan  oo hadalkii uu…

Wafdiga Uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Fiqi Oo Booqday Xarunta Safaaradda Soomaaliya Ee Turkiga

Wafdiga Uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Fiqi Oo Booqday Xarunta Safaaradda Soomaaliya Ee Turkiga

Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Turkiga oo ku taala caasimadda…

Madaxweynaha J.F.Somalia oo la kulmay dhiggiisa Mareykanka Saacado kadib markii dowlada Mareykanku 21 sano kadib aqoonsatay dowlada Somalia

Madaxweynaha J.F.Somalia oo la kulmay dhiggiisa Mareykanka Saacado kadib markii dowlada Mareykanku 21 sano kadib aqoonsatay dowlada Somalia

Kulanka oo ka dhacay aqalka cad ee looga taliyo dalkan Mareykanka ayaa waxaa ay labada Madaxweyne kaga wada-hadleen xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha ammaanka iyo isbedalka dowladnimo ee Soomaaliya ka…