Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 173)

Xoogaga Afrikaanka ee caawimaada u jooga Soomaaliya oo caruur ku laayay Leego

Xoogaga Afrikaanka ee caawimaada u jooga Soomaaliya oo caruur ku laayay Leego

Waxaa saaka aroornimadii malcaamad kutaala magaalada Leego oo horay loogu xagaabixi jiray wakhtiyada Iskuulaadka la xidho lagu xasuuqay arday wax ku baranasay malcaamad Quraan. Weerarkan waxashnimada ah ayaa u ee…

Warbixin Ku Saabsan Deegaanka Caro Wayn iyo Waxgaradka Beesha Cali Axmed oo ku Baaqay in Deegaankaa Cusub Lasoo maalgashado

Warbixin Ku Saabsan Deegaanka Caro Wayn iyo Waxgaradka Beesha Cali Axmed oo ku Baaqay in Deegaankaa Cusub Lasoo maalgashado

Iyadoo Dhawaan Beesha Cali Axmed Cali Gari oo Kamid ah Beelaha Dega Buuhoodle ay Hir Galiyeen Deegaan Cusub oo Lagu Magacaabo Caro Wayn ayaa deegaankaasi haatan Waxan ka Bilaabay Dhisme…

Dufcadii Shanaad oo ka Qalib Jabisay Macadka Caafimaadka ee OTTIB EE Buuhoodle oo loo Qabtay Xaflada Balaadhan( Daawo Full Vido)

Dufcadii Shanaad oo ka Qalib Jabisay Macadka Caafimaadka ee OTTIB EE Buuhoodle oo loo Qabtay Xaflada Balaadhan( Daawo Full Vido)

Dufcadii Shanaad oo arday ah ayaa Maanta ka ka Qali Jabisay Macadka Tababarka Caafimaadka ee OTTIB ee Kuyaala Magaalada Buuhoodle Waxaana ardaydaasi loo sameeyey Xaflada Balaadhan oo siwayn Bulshada Reer…

Dugsi tacliin kobcin ah ‘Algebra Learning Center’ oo laga furay magaalada Boston

Dugsi tacliin kobcin ah ‘Algebra Learning Center’ oo laga furay magaalada Boston

Dugsigan oo uu Furay Macalin iyo wali Fiisha-Diratoore Cismaan Dhicis ayaa waxaa lagu gacan qabanayaa dhalinta soo korasa iyo waliba dhalinta cuslaatay ee doonaya inay sare u qaadaan fahan tacliinta…

Meydka Askari Faransiis ah iyo hubkii laga furtay oo Shabaabka soo Bandhigeen

Meydka Askari Faransiis ah iyo hubkii laga furtay oo Shabaabka soo Bandhigeen

Kooxda Argagixisada Al shabaab ayaa soo bandhigtay meydka askari Faransiis ah oo habeenkii Jimaca ahayd ku dhintay weerar Ciidamada faransiiska ku qaadan Buulo Mareer oo ka tirsan Shabeelaha Hoose halkaas…

Tarson marna ma liido ayuu dadka ugu yeedhayaa Qurbo joogta marna ma waxa uu ku eedeenayaa habdhaqankooda Dhagaa!!

Tarson marna ma liido ayuu dadka ugu yeedhayaa Qurbo joogta marna ma waxa uu ku eedeenayaa habdhaqankooda Dhagaa!!

Waxaa hubaal ah in ay maanta Soomaaliya u baahan tahay in ay dib ugu noqdaan dadkeeda horay ugasoo bara kacay balse waxaa hubaal ah in ay jirto dhaqan guur ku…

Warsaxaafadeedkii uu shalay Raysalwasaaraha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid hawada usoo marinayo Soomaalida +Vedio

Warsaxaafadeedkii uu shalay Raysalwasaaraha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid hawada usoo marinayo Soomaalida  +Vedio

Raysalwasaare Saacid oo ku tuntuunsaday waxa u qabsoomay dawladiisa iyo siyaasada dawladiisa qunyarsocodka ah, isga oo sharaxaad ka bixiyay habka ay u wada shaqeenayaan isga iyo madaxwaynaha iyo Baarlamaanka Soomaaliya…

Dowlada Somalia ayaa waxaay manta canbareysay Weerar Ciidamada Kumandooska Wadanka Fransiiska ay ku qaadeen deegan Bulomareer ee gobolka Sh.Hoose

Dowlada Somalia ayaa waxaay manta canbareysay Weerar Ciidamada Kumandooska Wadanka Fransiiska ay ku qaadeen deegan Bulomareer ee gobolka Sh.Hoose

Dawlada Soomaaliya ayaa go’aan geesinimo leh ka qaadatay weerarkii qaawanaa ee sida ula kaca ah ay dawlada Farnsiisku ugu soo xadgudubtay qarannimada Soomaaliya. Inkasta kooxda qawlaysatada Shabaab dagaalkaa ku gacan…

Xaalada wariyayaasha reer Muqdishaad Dhinaca waxaa kaa Handadaya Booliska , Dhinac Maxakamadaha, Dhinacna Xafiisyada Warfaafinta Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha, Dhinacna Nabadsugida marka waxyaabo aanan arki jirin baa hadda aragnaa

Dawlada Soomaaliya ayaa waxaa wali ka muuqanaya bisayl la’aan xaga isticmaalka awooda dawladeed, waxaa weli uu Xiran  Wariye Cabdicasiis Cabdi Nuur (Koranto) oo u Shaqeynayey Radio DALSAN ka dib markii…

Cawsaynta garoonkii Stadium Banadir oo la dhameystiray

Cawsaynta garoonkii Stadium Banadir oo la dhameystiray

Gabagabada dhigista cowska artifishalka ee garoonka stadium Banadir ayaa waxaa ay astaan u tahay in uu soo dhamaaday wajigii hore ee dhismaha garoonka, sida uu sheegay xoghayaha guud ee xiriirka…

Halkan ka daawo kusimaha Gudomiyaha Maamulka kmg ah ee Kismaayo Col Yasiin Raader oo ka hadlay Maamul usameynta Jubbaland (SomaliChanel

  KISMAAYO Qaban qaabadii ugu dambeysay ee shirka maamul u sameynta gobbolada SOMALI CHANNEL KISMAAYO Saraakiisha dhanka amaanka ee maamulka magaalada Kismaayo ayaa ka  SOMALI CHANNEL  …

Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Jaamac Siyaad oo ka hadlay Dhaawac Laascaanood Loogu gaystay Axmed Cabdi Timir oo kamid ahaa ganacsatada Gobolka Sool isla Markaana Canbaareeyey Falkaasi( Daao Full Vido)

Cuqaasha iyo Waxgaradka Beelwaynta Jaamaca Siyaad oo Shir Balaadhan ku yeeshay Deegaanka Dandan ee Gobolka Cayn ayaa Wax laga Xumaado ku Tilmaamay Dhaawac Dhawaanta Laascaanood loogu gaystay Axmed Cabdi Timir…

Golaha sare ee Dhaqanka Khaatumo oo go’aan ka soo saaray Deegaanka Geed Xamarka oo Labo Beeleed ku Muransanaayeen Shalay

Golaha sare ee Dhaqanka Khaatumo oo go’aan ka soo saaray Deegaanka Geed Xamarka oo Labo Beeleed ku Muransanaayeen Shalay

Golaha sare ee dhaqanka Khaatumo.                                                                                                                                                                      Ujeedo: Gudoon Gole.                                                                                                                  07.01.2013.   Kadib markaanu u kuurgalnay xurguftii deegaan ee soo kala dhexgashay labada beelood ee walaalaha ah (Guuleed Garaad iyo…

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo oo Gaadhay Degmada Horufadhi laguna soo dhaweeyey Gole deegaanka ka Hirgaliyey Degmadaasi, lana Kulmay Waxgarad ka socda magaalada Ceegaag Madaxwaynaha Ku Casuumay Degmada Ceegaag

Degmada Horufadhi ee Gobolka Cayn ayaa Maanta Waxaa gaadhay Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Madaxwaynaha Maamulka khaatumo oo ay kamid yihiin Golaha Wasiirada ee Maamulka khaatumo Qaarkood iyo Waliba Qurba Joog…

Dalladda Hay’adaha ka shaqeeya howlaha bani’aadamnimada Soomaaliya (SHOC) oo kulan ku yeeshay Muqdisho.

Dalladda Hay’adaha ka shaqeeya howlaha bani’aadamnimada Soomaaliya (SHOC) oo kulan ku yeeshay Muqdisho.

Hay’adahan oo ka kooban 45 hay’adood oo maxalli ah ayaa 35 ka mid ah  waxay kulan ballaaran ku yeeshay  oo Arbacada wiigii hore magaalada Muqdisho, kaa soo ay kaga hadleen…

Elizabeth Warren oo noqotay hawenaydii ugu horeesay ee laga doortay gobolka MA oo lagu dhaariyay shalay magaalada Boston

Elizabeth Warren oo noqotay hawenaydii ugu horeesay ee laga doortay gobolka MA oo lagu dhaariyay shalay magaalada Boston

Waxaa shalay lagu dhaariyay magaalada Boston xaafada Roxbury kuliyadeeda Roxbury Community College Elizabeth Warren oo noqotay haweenaydii ugu horeesay ee laga soo doorto gobolkan Massachusetts ee loo doorto aqalka Sare ee…

Golaha Sare ee dhaqanka maamulka Khaatumo oo Maanta Gaadhay deegaanka Dandan siwayna loogu soo dhaweeyey

Golaha Sare ee dhaqanka maamulka Khaatumo oo Maanta Gaadhay deegaanka Dandan siwayna loogu soo dhaweeyey

Golaha Sare ee dhaqanka Khaatumo  ayaa saaka Shirwayne uga furmay deegaanka Dan-dan ay kaga hadlayaan Xaalada Deegaanka Cusub ee Geed xamarka Waxaana deegaankaasi Maanta soo gaadhay Waftiyo kala duwan oo…

Ogaysiis: Dhamaan waalidiinta jaaliyada Boston ciidii daneenasa inay ilmahoodu soo bartaan habhaqanka siyaasiyiinta iyo siyaasada hala xidhiidhaan Deeqo Jibriil

Ogaysiis: Dhamaan waalidiinta jaaliyada Boston ciidii daneenasa inay ilmahoodu soo bartaan habhaqanka siyaasiyiinta iyo siyaasada hala xidhiidhaan Deeqo Jibriil

Waxaa loo gu bishaareenayaa dhamaan waalidiinta reer Boston cidii daneenasa lehna dhalinyaro soo korasa oo dadooduna u dhaxayso 12 to 16 sanadood in ay jirto safar lagu tagayo aqalka looga…

Dr Xabeeb oo Qaabilsan Xanuunka Dhimirka iyo Dhakhaatiir kale oo ka yimid Muqdisho oo Buuhoodle siwayn loogu soo Dhaweeyey( Daawo Videoga)

Dr Xabeeb oo Qaabilsan Xanuunka Dhimirka iyo Dhakhaatiir kale oo ka yimid Muqdisho oo Buuhoodle siwayn loogu soo Dhaweeyey( Daawo  Videoga)

Koox Dhakhaatiir ah oo Hogaaminayo Dr C/raxmaan Cali Cabdi( Dr Xabeeb) iyo Koox Dhakhaatiir oo kale oo ka soo Kicitimay Magaalada Muqdisho ayaa Maanta siwayn loogu soo dhaweeyey Magaalada Buuhoodle…

Shirkii Madaxda Dhaqanka (Isimada) gobolka Mudug oo galabta lasoo gabagabeeyay iyo waliba Baaq shirkaa kasoo baxay

Shirkii Madaxda Dhaqanka (Isimada) gobolka Mudug oo galabta lasoo gabagabeeyay iyo waliba Baaq shirkaa kasoo baxay

Waxaa Shirkaan isugu Yimid Dhamaan Isimada, Nabadoonada, Aqoonyahanka iyo Waxgaradka Beelaha Puntland ee Gobolka Mudug. Shirkaan oo ka dhacay magaalo madaxda Galdogob ee Dagmadda Galdogob, kasoo looga hadlayey sida ciwaanka…