Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxweynihii Hore Ee DG Puntland Generaal Maxamuud Muuse Xirsi (Cade Muuse) Ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo Ee xarunta Gobolka Mudug. Cade Muuse Oo maanta Ka soo amba baxay magaalada Garoowe Ee…
London UK : Ururka Sahal ayaa asagoo kaashanaaya qaar ka mid jaaliyada Puntland waxuu xaflad si wayn loo soo agaasimay magalaada London ugu qabtay wasiirkii hore Dastuurka DFK Dr Abdirahman Hosh Jibril.…
Xaalada Isbataalka Guud ee caasimada Jubaland ayaa waxaa ka muuqda dayac aad u daran xaga daawada iyo waliba bukaanada ku sugan oo ah kuwo danyar ah sidaa awgeedna u baahan…
Xaflado isdaba-joog ah oo lagu maamuusayay sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay asaaskii Khaatumo ayaa ka dhacday magaalada Edmonton. Xafladdii koowaad oo la qabtay December 29, 2012 ayaa waxaa si…
Qaarkamid ah Waxgaradka iyo Guddiga Beesha Yaxye oo Caawa Buuhoodle shir saxaafadeed ku Qaarkamid ah Guddiga iyo Qaarkamid ah Waxgaradka ardaaga Warsame Yaxyey ayaa ka hadlay Dilkii Marxuun faarax Shiino…
Axmed C/ Guray oo kamid ah Qurba Joogta Buuhoodle haatan u soo Wareegay Dhulka Hooyo gaar ahaan Deegaanka Buuhoodle ayaa Caawa Fiidkii Waxaa uu Casuumaad Balaadhan u Fidiyey dhamaan saxafiyiinta…
Gudoomiyaha Jaamacada Nugaal Pro C/risaaq Maxamed aadan Lafoole ayaa caawa lagu soo dhaweeyey Jaamacada Bariga Afirca Faraceeda Buuhoodle Waxaana uu Gudoomiyaha jaamacad Nugaal ku soo dhaweeyey jaamacada Bariga africa Maamulka Jaamacada…
Anaga oo ah bahda Ceegaag waxaan halkan tacsi uga diranaa Xuseen Axmed Cali (Dabagooye) iyo caruurtiisa anaga oo uga tacsiyadeenana geerida ku timid xaaskiisii Marxuumad Aamina Maxamuud Cabdi (Marqaan) oo…
Abwaan Siciid Abuukar Ilka jiir ayaa waxaa uu Hees u tiriyay Siilaanyo. Waxaa ku luuqeeyay Cabdirashiid Cali Xamari. Waxa uu abwaanku Erayadda lihi ku tilmaamay Madaxwayne Siilaanyo mid ku xadgudbay…
Bismillahi Raxmaani Raxiim Ku: Isimmada Puntland Ku: Xukuumadda Puntland Ku: WGXGQM: Mahiga Ku: Midowga Afrika Ku: Golaha Ammaanka ee QM Ku: Jaamacadda Carabta Ku: IGAD Og: JFS Fadhiyadooda Garoowe…
Magaalada Birmingham ee dalka Britain ayaa lagu qabtay Taariikhdu markii ay aheyd 22 Decembar xaflad mahadcelin ah Oo la xiriirta deeqdii baabuurta Debdemiska ahayd ee Jaaliyadda Soomaalida ee Britain ku deeqday sidii loogu…
Wareegto ka soo Baxday Xafiiska MadaxwaynahaMaamulka Khaatumo oo kaga Hadlayo u Diyaar Garowga Sanad Guuradii koowaad ee Maamulka khaatumo …
Gabdhaha ka soo Jeeda Gobolada Sool iyo Cayn ee ku dhaqan Wadanka Australia isla Markaana ku Midaysan ururka Alkhayraad ayaa Waxay Deeq lacageed soo gaadhsiiyeen Mashruuca loo Dhisayo Carruurta agoomaha ah…
Kulan diimeed aad u wayn ayaa lagu soo gabo gabeeyay magaalada Boston ee carigan maraykanka. Kulankaas oo ay isugu yimaadeed Imaamyo kakala socday gobolada gobolada maraykanka iyo waliba qaar ka…
Banaanbax looga soo horjeedo muddo kororsiga uu doonayo inuu sameysto madaxweyne Faroole ayaa maanta ka dhacay waqooyiga magaalada Galkacyo, iyadoo Ciidamada amaanka ay kala eryeen dibad baxayaasha. Wararka magaalada Galkacyo…
Magaalada Buuhoodle Waxaa Galabta Goor gaaban soo gaadhay Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Garaad Abshir Saalax Maxamed oo ah Garaadka Beesha Guuleed Garaad (Barkad) Waxaana Garaadka safarkiisa ku Wehelinayo ugu yaraan…
Waxaa shalay oo ay bisha December ahayd 23rd, sanadka 2012 Arooskoodu ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka mareykanka Ahmed Ali Mohamed Afdhaal (Tiger) iyo Shukri Cabdi Cilmi. Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha iyo…
Deegaanka Balicad oo katirsan Gobolka Cayn ayaa Waxaa Lagu soo Waramayaa in Deegaankaasi uu ku soo Dhamaaday Shirwayne Balaadhan oo halkaasi uga socday Beesha Guuleed Garaad( Barkad) Waxaana shirkaasi ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaadhay magaaladaNairobiee caasimada dalkaKenya, madaxweyne Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho labo cisho ku joogidoona dalkaKenya. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha…
Waxaanu anaga oo tixgalin aada u hayna warbaahinta Boocame iyo Kalshaale u sheeganaa in silsilada Garnaqsi ay horay u jirtay Sida tii GUBA oo aan magaca isla sidiisa loo qaadan…
Figradihiina