Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 175)

Dardar Galin lagu wado Maamul u samaynta Jubaland.

Dardar Galin lagu wado Maamul u samaynta Jubaland.

Wafti kasocda urur goboleedka IGAD ayaa maanta yimid Caasimada dawlad Goboleedka Jubaland ee Kismaayo waftigan oo garoonka Kismaayo shir albaabadu u xidhan yihiin kula qaatay Sh Axmed Madoobe, Sh. Maxamed Aw-libaax…

Maleeshiyaad Gadood ka sameeyay Kismaayo iyo Ciidmada amaanka oo ka hortagay gadoodka

Maleeshiyaad Gadood ka sameeyay Kismaayo iyo Ciidmada amaanka oo ka hortagay gadoodka

Xarunta Jubaland ee Kismaayo xaafadeeda Calanlay ayaa laba cisho ka hor gadood  sababay in isku socodka gaadiidku istaago ay ka sameeyeen maleeshiyaad ka gadooday qaab u sacadka maamulka ka ariminaya…

Sanad Guurrada 69Aad Ee Aas Aaska Ciidammada Booliiska Oo Muqdisho Si Weyn Looga Xusay

Sanad Guurrada 69Aad Ee Aas Aaska Ciidammada Booliiska Oo Muqdisho Si Weyn Looga Xusay

Sanad guurrada 69aad ee kasoo wareegatay markii la aas aasay Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed ayaa si weyn looga xusay maanta magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Munaasabad ballaaran oo loogu dabaal degayey…

Waraysi Ogaaltv kala yeelatay C/laahi Xagale Mu’tamarka Boston ka dhacay Dec 21-23, 2012

Waraysi Ogaaltv kala yeelatay C/laahi Xagale Mu’tamarka Boston ka dhacay Dec 21-23, 2012

 OGAYSIIS: Waxaan ugubishaaraynaynaa bulshawaynta Somaliyeed ee kunool Boston iyo nawaaxigeeda in Boston Islamic Center/ MasidAltaqwa uu sanadkaan qaban doono Mu’tamarkii dhalinyarada Kasoo ka Dhacaya Masjid Jaamac Boston  ee ku yaala…

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Indho Sheel oo Booqday Jaamacada Bariga Africa Faraceeda Buuhoodle lana Kulmay Maamulka sare ee Jaamacada, Kuna Baaqay in Jaamacada la taageero (Daawo Full Vido)

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Indho Sheel oo Booqday Jaamacada Bariga Africa Faraceeda Buuhoodle lana Kulmay Maamulka sare ee Jaamacada, Kuna Baaqay in Jaamacada la taageero (Daawo Full Vido)

Madaxwaynaha Koowaad ee Xiligan ee Maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jamac( Indho Sheel) ayaa Booqday Jaamacada Bariga africa Faraceeda Magaalada Buuhoodle isagoona Warbixin kaga dhagaystay Maamulka Sare ee Jaamacada Dr Cabdi…

Boqol beri kaddib!! Garguurtoow barasho wanaagsan!! “Waa jugjug meeshaada joog”

Boqol beri kaddib!! Garguurtoow barasho wanaagsan!! “Waa jugjug meeshaada joog”

Inkastoo wakhti aad u fara badan la naawilayay ama la rajeynayay sidii mar uun looga bixi lahaa xilligii KMG-nimada oo ahaa wakhti aad u dhib badan oo ay Soomaalidu si…

Xeebta Wayn ee Magaalada Boosaaso oo Maydad farabadan oo Tahriibayaal ahi ku soo Caarideen Dadkana Wal Wali ku abuurtay deegaanka Boosaaso

Xeebta Wayn ee Magaalada Boosaaso oo Maydad farabadan oo Tahriibayaal ahi ku soo Caarideen Dadkana Wal Wali ku abuurtay deegaanka Boosaaso

Ugu yaraan 18 qof oo meyd ah islamarkaana isu jiray rag, dumar iyo carruur ayaa la keenay isbitaalka geed ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari. Dadkaan ayaa ahaa tahriibayaal…

Sanad Guurada 40-aad Ee Qorista Farta Soomaaliga Iyo Qaarkamida Khudbadaha Ay Madaxdu Ka Jeediyeen

Sanad Guurada 40-aad Ee Qorista Farta Soomaaliga Iyo Qaarkamida Khudbadaha Ay Madaxdu Ka Jeediyeen

Hotelka Cambiski ee ku yaala magaalada Caasimadda u ah Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti waxaa saakay si rasmi ah uga furmay Munaasabaddo iyo Shirar ballaaran oo si heer sare…

Gudoomiyaha Gobolka Massachusetts oo xafiiskiisa ku qaabilay Deeqo Jibriil iyo qaarkamida madaxda jaaliyada Soomaalida

Gudoomiyaha Gobolka Massachusetts oo xafiiskiisa ku qaabilay Deeqo Jibriil iyo qaarkamida madaxda jaaliyada Soomaalida

Gudoomiyaha (The Governor) Gobolka Massachusetts Deval Patrick ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Deeqo Jibriil oo ah Madaxa urur  ilaaliya Dhaqanka iyo Hidaha Soomaalida (Somali Community & Cultural Association). Deeqo ayaa si wayn ugu Xusulduubatay…

Munaasabad lagu taageerayo maamul u sameynta Gobolada Jubooyinka iyo Gedo oo ka dhacday Magalada Stockholm, Sweden

Munaasabad lagu taageerayo maamul u sameynta Gobolada Jubooyinka iyo Gedo oo ka dhacday Magalada Stockholm, Sweden

Munaasabad si aad ah looga shaqeeyay oo ay soo qabanqaabisay jaaliyadda jubbaland ee scandinavianka ayaa waxay ka dhacday magaalada caasimada ah ee dalka sweden gaar ahaan hoolka shirarka ee jubba…

Wasiirka Gaashaandhiga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka UN ta Mahige

Wasiirka Gaashaandhiga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka UN ta Mahige

Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Q.M u qaabilsan Soomaaliya Dr Augustine Mahiga kaas oo ay…

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo oo Ka hadlay Dilkii Marxuun Faarax Shiine Tacsina u Diray Beesha Yaxye Cabdale Kana Hadlay faragalinta Somaliland( Daawo Full Vido)

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo oo Ka hadlay Dilkii Marxuun Faarax Shiine Tacsina u Diray Beesha Yaxye Cabdale Kana Hadlay faragalinta Somaliland( Daawo Full Vido)

Madaxwaynaha Koowaad ee Xiligan ee ee Maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jamac( Indho Sheel) ayaa ka Hadlay Guud ahaanba Xaalada deegaanada Khaatumo Waxaana uu sidoo kale uu Madaxwaynuhu uu Tacsi u…

Xildhibaan Cabdiwali Gaas oo UNHCR ka codsaday inay ka dhiciyaan Qaxootiga Soomaalida Kiinyaatiga

Xildhibaan Cabdiwali Gaas oo UNHCR ka codsaday inay ka dhiciyaan Qaxootiga Soomaalida Kiinyaatiga

Dawlada kenya ayaa arintani uga jawaabeysa ka dib markii amaanka gudaha kenya uu noqday mid sii xumanaya, waxaana dawlada ay Magalada Nairobi ka qabtay kumanaan ruux oo la sheegay in…

Baarlamanka oo ansaxiyay 15-ka gudi oo ay yeeshaan xildhibaanada

Baarlamanka oo ansaxiyay 15-ka gudi oo ay yeeshaan xildhibaanada

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta magaalada Muqdisho kuyeeshay kulankoodii  34aad ee kalfadhiga 1aad ayaa ka hadlay sidii loo habeyn lahaa gudiyada baarlamanka iyadoo warbixino laga dhageystay Gudi farsamo oo kakoobnaa 5…

TACSI: Faarax Muxumed Shiikh Axmed Aw Cali {Faarax Shiine} lagu dilay magaalada Buuhoodle taariikhdu markay ahayd 10/12/2012

TACSI: Faarax Muxumed Shiikh Axmed Aw Cali {Faarax Shiine} lagu dilay magaalada Buuhoodle taariikhdu markay ahayd 10/12/2012

Tacsi Annaga oo ah Axmed Xaaji Maxamed Dheglaw iyo Maxamuud Xaaji Maxamed Dheglaw oo dalka Kuwait deggan iyo dhammaan reer Xaaji Maxamed Dheglaw meel kasta oo ay adduunka ka joogaan waxaanu ka…

Waxgaradka Buuhoodle iyo Beesha Yaxye oo Kulan Looga Hadlayo Dilkii Faarax Shiino oo Ku soo Dhamaatay Guul iyo Is afgarasho kuna Baaqay in Nabada laga shaqeeyo( Waraysi Suldaan Siciid Cisman Cali)

Waxgaradka Buuhoodle iyo Beesha Yaxye oo Kulan Looga Hadlayo Dilkii Faarax Shiino oo Ku soo Dhamaatay Guul iyo Is afgarasho kuna Baaqay in Nabada laga shaqeeyo( Waraysi Suldaan Siciid Cisman Cali)

Magaalada Buuhoodle ayaa Waxaa ka Bilaabay dadaalo Dhinaca Nabada ah oo ay Wadaan Guud ahaanba Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle Waxaana Saaka Magaalada Buuhoodle ka anba baxay Wafti Balaadhan oo isagu Jira…

Xubno ka tirsan G10ka Khaatumo oo booqsho ku yimid Washington DC.

Xubno ka tirsan G10ka Khaatumo oo booqsho ku yimid Washington DC.

Jaaliyada reer Khaatumo ee ku dhaqan agagaarka caasimada Maraykanka ee Waashington  ayaa  Sabtidii dhawaynd  casho sharaf ay  is xog waraysi ah ugu sameeyay qaar kamida xubnaha G10 ka looyaqaano oo…

Ururwaynaha Nomadic Development Organisation (Nado) ayaa Buuhoodle ku soo Bandhigay Mashruuc Dhiraynta Deegaanka( Daawo Full Vedo)

Ururwaynaha Nomadic  Development Organisation (Nado) ayaa Buuhoodle ku soo Bandhigay Mashruuc Dhiraynta Deegaanka( Daawo Full Vedo)

Ururwaynaha Nomadic  Development Organisation (ee Nodo( ayaa Buuhoodle ku soo Bandhigay Barmaamji loogu Magacdaray Saxan saxo oo ku saabsan ka Hortaga Nabaad Guurka iyo la dagaalkana Ciribtirka deegaanka iyo Qaabkii kor…

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Kenya ay door wanaagsan ka qaadaneyso maamul u sameynta Gobolada Jubooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Kenya ay door wanaagsan ka qaadaneyso maamul u sameynta Gobolada Jubooyinka

Hailemariam Desaglend Ra’isul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa markii ugu horeysay waxa u ka hadlay sida ay Xukuumaddiisu u aragto maamul u sameynta gobolada dalka Soomaaliya ee dhawaan qaarkood lagala wareegay…

R/wasaraha dalka Kenya Raila Odinga oo war khayrqabaa kasoo yeedhay

R/wasaraha dalka Kenya Raila Odinga oo war khayrqabaa kasoo yeedhay

R/wasaraha dalka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in dadka Soomalida ah ee ku nool magaalada Nairobi si deg deg ah loogu celin doono dalkooda maadama ay xor yihiin gobolada dalka…