Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ha,yada Waabari African Development Association oo fadhigeeyu yahay Magaalada Nairobi ayaa olole Balaadhan oo Nadaafadeed Buuhoodle ka samaysay Isla Markaana Deeq Lacag ah u Qaybisay Qaar kamid ah Dhaawacyadii Ku…
Cuqaasha iyo Waxgaradka Beelwaynta Cali Gari oo Shirwayne Balaadhan uga soco Baliga Buuhoodle ayaa Maanta Waxay Warbaahinta Ceegaag.com uga War Bixiyeen Halka uu Shirkoodu haatan uu Marayo Waxana kaloo Cuqaashu…
Hadii cadaalada lagarab maro Soomaaliya waxay ku noqonaysaa meeshii ay u huleeshay 22 sanadood ka hor. waa daryanka rasaasta ay ka dul ridayaan Dumarka Jubooyinku Madaxwayne Xasan SHeekh. Xaliimo Soofe…
Raisul-wasaare Saacid oo ka been sheegay mabaadii’da ay aaminsan tahay Fowsiya Yusuf Xaji Adan, sida Distuurka xisbigeedii NDP faqradda labaad qorayo waxay ‘aminsan tahay ilaalinaysaana, gooni isu-taagga iyo jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland’ Raiisul-salwasaaraha…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshey Xarunta Golaha Shacabka ayaa ansixiyey Golaha Wasiiradda kadib cod gacan taag ah oo loo qaaday. Ka hor inta aan la ansixin Golaha…
Xaflada oo ay kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada waxaa si wayn tageero loogu muujiyay xukuumada kooban iyo wasiirka 1aad ee soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon(saacid). Jaaliyada reer…
Jaaliyada ka soo Jeeda Gobolka Cayn ee ku Dhaqan Wadanka Denmar gaar ahaan Magaalada Copenhagen ayaa deeq Lacageed soo gaadhsiiyey Dhismaha Xarunta agoomaha ee Buuhoodle Waxaana Lacagtaasi loo soo Wakiisha Cali Mas…
Boston Nov 12, 2012. Xaflada oo ay kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada waxaa si wayn tageero loogu muujiyay xukuumada kooban iyo wasiirka 1aad ee soomaaliya Cabdi…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay in xukuumaddiisa ay muhiimadda koowaad siin doonto dib u xoreynta dalka iyo sugidda ammaanka, wuxuuna intaas ku…
“BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR” Waxaa shalay oo ay bishu ahayd Dh Hijja 24th, 1433 ee taariikhda Hijriyada kuna beegan November 9th, 2012 tariikhda Milaadiga Meher koodu ka…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta ku geeriyooday Magaalada Orlando ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka Allaha u naxariistee Mohamed Mohamud Khaawi oo si weyn looga …
Heshiis Rasmi ah ayaa laga gaadhay Colaadii ka dhacday Deegaanka Domco oo katirsan Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya oo horay Dagaal sababay Dhimasho iyo Dhaawac ugu Dhexmaray Laba Beeleed oo Wada…
Wafdi ka socday dowladda Soomaaliya iyo Saraakiil ka tirsan AMISOM ayaa maanta laga soo celiyay garoonka diyaaradaha Kismaayo, kadib markii loo diiday inay gudaha u galaan magaalada. Wafdigan oo isugu…
Wararka ka Imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa ku soo Waramaya in Ciidamada amaanka ee magaalada Boosaaso ay Xafiiskiisa ay kala baxeen Xoghayihii Hore ee Madaxwaynaha Puntland Faarax…
Elizabeth Warren oo noqotay Haweenaydii ugu horeesay ee Gobolka Massachusetts u doortaan aqalka sare ee Senetka …
Madaxwayne Barack Obama oo dib ugu guulaystay Jagadiisa afarta sano ee inagu soo aadan. Election Results Candidate Popular vote Percentage Electoral votes (270 to win) Barack Obama 57923812 50% 303 Mitt…
Qurba Joogta Reer Boocame ayaa Guulo la taaban karo ka gaadahy Shir ay lahaayeen Axadii la soo dhaafay ,Kulankan oo Diirada lagu saarayey Waxbarashada Boocame ayaa lagu gaadhay Qorshayaal muhiim…
Wasiirrada uu magacaabay Ra’isulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa ka kooban Toban Wasiir oo qaarkood horey xilal Wasiirro ay ugasoo qabteen Xukuumadihii KMGka ahaa waxaana ay magacyadooda ay kala yihiin…
Figradihiina