Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ciidamada ammaanka Gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay dooni ay saarnaayeen Hub iyo waxyaabaha qarxa, kaa soo lagu arkay xeebta deegaanka Qandala ee Gobolka Bari. Gudoomiyaha Gobolka Bari C/samad Maxamed…
Khubaro ka socota ururo ku xeel dheer baarista xasuuqyada ka dhaca caalamka iyo Lafaha dadka oo mudo bil ah ku howlanaa baarista dadkii lagu xasuuqay dagaaladii ka dhacay Gobolada Waqooyi…
Waxaa garoonka C/laahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacy ee xarunta gobolka Mudug maanta si heersare ah loogu soo dhaweeyay raiisul wasaarihii hore ee dalka Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Raiisul wasaarihii hore…
Kooxo Hubeysan ayaa caawa fiidkii ku dilay magaalada Kismaayo Nabadoon Caan ah oo si aad ah looga yaqaano magaalada, iyadoo dilkan ay geysteen Kooxo Hubeysan oo markii dilka ay geysteen…
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray warlaliska weyn ee Radio Hargeysa oo 100kwt ah, kaasi oo laga dhagaysan karo Gobolada…
Moqdisho, 18, Oct, 2012….Xaflad si heersare ah loo soo Agaasimay oo ay xilka kula kala wareegayeen Ra’iisul wasaare Somaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Ra’iisul wasaarihii hore Dr. Cabdi…
Waraysi aad u Xiiso badan oo OGAAL TV la yeelatay madaxa ACEDONE Cabdulqaadir Yaasiin, waraysigan ayaa lagu falanqeenayaa macnaha codaynta doorashooyinka, iyo noocyada doorashada iyo sida ay ugu kala muhimsan…
Moqdisho, 17, Oct, 2012 Waxaa maanta shir isugu yimid Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kaas oo kalsoonida lagu siinyayey Ra’iisul wasaare Dr. Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) kadib markii 6 bishaan uu Madaxweynaha Jamhuuriyada…
Nin u dhashay dalka Hindiya oo 96 jir ah ayaa xaaskiisa ay ku umushay wiil isbitaal ku yaal magaalada Haryana dalka Hindiya. Ramjit Raghav ayaa labo sano kahor waxa uu…
(Mogadishu, Somalia, October,16, 2012) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ballaaran ee uu hogaaminayey Xogahayah Guud ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Macalin…
Dawlada Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa si wada jir ah ay u soo saareen wasaaradaheeda Maalyadda, Ganacsiga iyo warshadaha iyo tan arimaha dibadda boqortooyada sacuudiga ayaa waxa ay ku sheegeen inay fulinayaan…
Ha’yada Nabad iyo Horumarinta ee Marka Magaceeda loo soo gaabiyo loo Yaqaano(APD) ayaa Mudo Lix Bilood ah Buuhoodle ka Waday Barmaamij lagu Quudinayo Hooyada uurka leh, Hooyada Ilmaha Naaska Nuujinaysa…
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay ajandayaal dhowr ah oo ay ka mid tahay xeer hoosaadka uu yeelanayo Baarlamaanka, iyadoo kulanka looga codsaday Madaxweynaha…
Wararka Maanta naga soo gaadhay Magaalada Laascaanood ayaa ku soo Waramaya in Xabsiga Magaaladaasi laga siidaayey Qaarkamid ah Ururada Haweenka ee Gobolka Sool iyo Qaarkamid ah saxafiiyiin Halkaasi lagu Xidhay.…
Guddoomiyaha guddiga fulinta ee hay’adda SCERDO ayaa ka mid noqday 30 qof oo ku guulaystay billadda dheemanka ah (Queen’s Diamond Jubilee Medal 2012) ee ay bixiso boqoradda Ingiriiska Queen Elezebeth II. Xaflad caawa lagu qabtay hoolka lagu magacaabo Howard Theatre ee ku yaala magaalada Edmonton ee dalka Canada xafladaas oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu guddoonsiinayay 30 shakhsi oo loo aqoonsaday in ay waxqabad muuqda u qabteen bulshada iyo hay’adaha ay masuulka ka yihiin. Bashir Xaaji Cali (Jamaal) oo ah guddoomiyaha guddiga fulinta hay’adda SCERDO ayaa ka mid ahaa dadkii loo aqoonsaday in ay wax badan ka qabteen horumarinta bulshada ku nool dalka Canada iyo dalka Soomaaliyaba isagoo wakhti badan ugu tabarucay sidii uu wax ugu qaban lahaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Edmonton iyo Dalkii hooyaba. Waxaa si gaar ah loogu ammaanay Bashir Xaaji Cali (Jamaal) sida uu u caawiyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee dhibaatadu ka haysato dhinacyada waxbarashada, shaqada iyo hoggaamintaba. Dadkii ku guulaystay biladaha ayaa waxaa gudoonsiinayay wakiilka Boqoradda Ingiriiska ee gobolka ALBERTA ee dalka Canada Xurmadle Donald Ethell oo si wayn ugu dheeraaday muhimadda ay leedahay billaddani iyo isagoo salaam iyo farriin uu ka sido Queen Elizabeth II boqorada Ingiriiska ahna boqorada dalka Canada u soo gudbiyay dadkii ku guulaystay billaddaas, qoysaskooda iyo asxaabtoodaba. Waxaa kaloo isna halkaas khudbad qiimo badan ka soo jeediyay Mudane Peter Goldring oo ah mudane baarlamanka federaalka Canada oo isna ku ammaanay dadkan ku guulaystay billaddan wax qabadka dhabta ah ee ay u qabtoon bulshadooda iyo dadka sida gaarka ah ugu baahan gargaarka. Xafladdaas oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin iyo madax ka socota qaybaha kala duwan ee dawladda Canada iyo martis haraf aad u badan ayaa ku soo gabagabowday jawi-farxadeed oo aad u sarreeya. …
Jamaacada Ummadda Soomaaliyeed Ee Buuhoodle (SNUB) UJeedo:- Ogaysiis Waxaa loogu bushaaraynayaa loo la ogaysiisanayaa dhamaanba dadka reer Buuhoodle in la furay Jamaacadda magaceedu kor ku xusan yahay sanad Jaamacaddeedka 2012-2013. Waxaa sharaf…
Sheekh Maxamed Idiris oo Booqasho ku yimid Magaalada Boston isagoo Dawro(Kulamo) isugu jirtay Muxaadarooyin iyo wax iswaydiin ah ugu tabarucay Jaaliyada Muslimiinta reer Boston. …
Isbitaalka Alxayaad ee kamid ah Isbitaalada ugu Waa Wayn ee ka Hawl gala Magaalada Buuhoodle ayaa haatan Waxa Baadhitaano Caafimaad ka Bilaabay Dr Xasan Wanaag oo Qaabilsan Xanuunada ku dhaca…
Televisionka Caalamiga ah ee Somalichannel ayaa Barmaamij Xiiso Badan ka Diyaariyey Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Buuhoodle Barmaajikaasi oo Somalichannel uu ku soo Bandhigay halka uu haatan Marayo Garoonka Diyaaradaha ee…
Cajaladahan oo ka kooban sadex qaybood waxaa duubay uguna tabarucay Jaaliyada Cabdulaahi Afgaab hadii aan nahay gudigii qabanqaabada Xafladana waxaan mahad celin baladhan u soo jeedinanaa Meerasane ee(Altaqwa Youth Channel). Qaybata…
Figradihiina