Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 19)

Ciida Soonfur oo noqonasa maalinta barito

Ciida Soonfur oo noqonasa maalinta barito

Sacuudiga, Ayaa Xaqiijiyay Inay Arkeen Bisha Shawaal ee Soonfur Maalinta Berito ahna Ay Tahay Maalinta Koowaad ee Ciidul Fidrida. Barito oo Talaado ah kuna aadan June 4, 2019 miilaadiga ama…

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub

Muqdisho, 3da Juun, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Midowga Yurub ee loo soo magacaabay Soomaaliya Mudane Nicolás…

Madaxweynaha oo ku yara hakaday Adis Ababa kadib Safarkii shaqo ee Sucuudiga

Madaxweynaha oo ku yara hakaday Adis Ababa kadib Safarkii shaqo ee Sucuudiga

Muqdisho, Juun 2, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan booqasho shaqo ku joogay Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha oo…

Madaxwayne Farmaajo oo kulan shaqo ah la yeeshay R/Wasaare Ku Xigeenka Malaysia Marwo Wan Azizah

Madaxwayne  Farmaajo oo kulan shaqo ah la yeeshay R/Wasaare Ku Xigeenka Malaysia Marwo Wan Azizah

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qasriga uu ka dagganyahay magaalada Makkah waxa uu wada hadallo kula yeeshay R/Wasaare Ku Xigeenka Malaysia Marwo Wan Azizah Wan Ismaaciil, iyaga ka…

Madaxweyne Farmaajo oo ku ammaanay Ciidanka Asluubta Dib u howlgelinta Warshadda Qalabka Dhismaha

Madaxweyne Farmaajo oo ku ammaanay Ciidanka Asluubta Dib u howlgelinta Warshadda Qalabka Dhismaha

Muqdisho, May 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqday Warshadda Qalabka Dhismaha oo ay dib u hawlgaliyeen Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybaha ay ka…

Socdaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee dalka Koonfur Afrika.

Socdaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee dalka Koonfur Afrika.

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo galabta kasoo ambabaxay Muqdisho ayaa soo gaaray magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Madaxweynaha ayaa maalinta berri ah waxa…

Sawir naga soo gaadhay Shir qarsoodi ah oo loogu tashanayay!!!!!!

Sawir naga soo gaadhay Shir qarsoodi ah oo loogu tashanayay!!!!!!

Ilo wareedo ka agdhawdhay Maamul Goboleedka Soomaalilayn ayaa waxaa naga soo gaadhay inay olole Ba’an ugu jiraan sidii ay iyagu u maamuli lahaayeen masiirka Qabaa’ilada dega waqooyiga dalka mar hadii…

Daaqad Taatiikheed: Banaanbixii ugu xamaasadeesnaa abid oo ka dhacay alfaafka Wasaarada arimaha dibada ee Maraykanka shalay.

Daaqad Taatiikheed: Banaanbixii ugu xamaasadeesnaa abid oo ka dhacay alfaafka Wasaarada arimaha dibada ee Maraykanka shalay.

(Washington DC May 18,  2012 Ceegaag Online) Waxaa shalay ka dhacay albaabka hore ee wasaarada arimaha dibada ee dalkan Maraykanka banaanbax aad u balaadhan oo ka dhan ahaa dad iyagu…

Capitalism is failing us all. Could Islamic economics be the answer

Capitalism is failing us all. Could Islamic economics be the answer

Billionaire Ray Dalio, manager of the world’s largest hedge fund Bridgewater, recently shocked the world when he announced that “capitalism is failing” and that a “revolution” is coming. There is…

Ciidmada Dabdamiska ee magaalada Hargaysa oo badbaadiyay ilmoyar oo hooyadii Musqul ku riday

Ciidmada Dabdamiska ee magaalada Hargaysa oo badbaadiyay ilmoyar oo hooyadii Musqul ku riday

Ciidamada Dab-damiska ee magaalada Hargaysa ayaa ilme yar kasoo badbaadiyey Musqul ay hooyadii ku riday kadib markii ay umushay, Guriga Musqushu ku taalo ayaa ku yaala lagu xaafada October ee…

Ardayda Kuliyada Caafimaadka ee Jaamacadda Muqdisho oo Loo soo Gebagabeeyay Difaacashada Buugga Qalinjebinta

Ardayda Kuliyada Caafimaadka ee Jaamacadda Muqdisho oo Loo soo Gebagabeeyay Difaacashada Buugga Qalinjebinta

Maalintii taariikhdu ku beegneed 2/5/2019 ayaa waxaa kuliyada caafimaadka ee Jaamacadda Muqdisho loosoo gebagabeeyay difaacashada buugga qalinjebinta ee 2013 – 2019. Ugu horeyn waxaa hadal isugu jiray hambalyo iyo dardaaran…

Garoowe: Caasha oo heshay cadaalad

Garoowe: Caasha oo heshay cadaalad

Maxkamada Darajada Koobaad Gobolka Nugaal ayaa Dil toogasho ku xukuntay 3kamida 10 eedeysane oo loo heystay kufsi iyo dil loogeystay Allaha unaxariisyee Caasho Ilyaas Aadan, Waxaana xoriyadooda loo ogolaaday eedeysanayaasha…

Raysalwasaare Khayre oo safar shaqo ah ku yimid Garoowe

Raysalwasaare Khayre oo safar shaqo ah ku yimid Garoowe

Safarka Raysalwasaarahee garoowe ayaa lafilayaa inuu u gogol xaadhi doono wadahadalo dhinaca dastuurka Soomaaliya ah kuwaasoo ay ugu horayso dhismaha ciidan cududleh lagana dheehan karo astaanta qaran nimo ee dalka.…

Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyeyaasha Labada Gole ee Baarlamaanka JFS

Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyeyaasha Labada Gole ee Baarlamaanka JFS

Muqdisho, Abriil 30, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare…

Xaalada Soomaalida magaalada Columbus OH. Waxaa iska badalay sadexdii sanadood ee ugu danbeeyay.

Xaalada Soomaalida magaalada Columbus OH. Waxaa iska badalay sadexdii sanadood ee ugu danbeeyay.

Magaalada Columbus OH. oo aan badanaa booqdo Sadexdii sanoba mar ilaa iyo 1993, 1997, 1999, 2001, 2004, 2006, 2012, 2016, 2019. Anigoo magaalada u taga booqsho shaqo badanaa ayaa waxaa…

Ceegaag oo ka Guulaysatay Weeraradii Rakaadiyay

Ceegaag oo ka Guulaysatay Weeraradii Rakaadiyay

Waxaa baryahan fara ba’an nagu hayay weeraro aan ilaa hada la daaladhacano inaanu ogaano cida ay yihiin iyo sababta ay noosoo weerarayaan. Weeraradan ayaa bilowday kadib markii Tafatiraha guud uu…

Madaxweyne Farmaajo “Ma ogolaanayno in wiilal iyo gabdho Soomaaliyeed lagu ciyaaro nolashooda iyo mustaqbalkooda”

Madaxweyne Farmaajo “Ma ogolaanayno in wiilal iyo gabdho Soomaaliyeed lagu ciyaaro nolashooda iyo mustaqbalkooda”

Muqdisho, Abriil 15, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo boqollaal dadweynaha kula hadlay Xarunta Degmada Warta Nabadda ayaa sheegay in wax laga xumaado uu yahay falkii…

Maxaa Kufsiga Gaalkacayo soo Shaac Bixiya?

Maxaa Kufsiga Gaalkacayo soo Shaac Bixiya?

Ardayda Schoolka Omar Samatar iyo dhamaan Bulshada Reer Galkacyo waxay ka falcelisay  Kufsiga wuxuushnimada ah ee lagula kacay Hooyo  Hodon Ahmed Shireoo ahayd hooyo dagan Magalada Garoowe ee loogaystay Kufsi iyo Dil…

Ciyaaryahada Jamaad Fiin oo April 19 iyo 20 keeda xirfad Kororsi u Samaynasa Gabdhaha Soomaalida ah ee Ciyaara Kubada Kolayga Magaalada Columbus, OH

Ciyaaryahada Jamaad Fiin oo April 19 iyo 20 keeda xirfad Kororsi u Samaynasa Gabdhaha Soomaalida ah ee Ciyaara Kubada Kolayga Magaalada Columbus, OH

Ogaysiis: Waxaa La Ogaysiinayaa Gabdhaha Soomaalida ah ee Da’ doodu u dhaxayso 11 jir ilaa 18 jir in ay Ciyaaryahanada Kubada Kolayga Jamaad Fiin iman doonto Magaalada Columbus Ohio, si…

Jenaraan Maxamed Cali Abokor ‘Qawle’ oo ka taariikheeyay awoodii CXDS munaasabada 12ka April oo ku aadan sanadguura 59 aad ee aas aaskii Ciidanka.

Jenaraan Maxamed Cali Abokor ‘Qawle’ oo ka taariikheeyay awoodii CXDS munaasabada 12ka April  oo ku aadan sanadguura 59 aad ee aas aaskii Ciidanka.

Jeneraal Afar Indhood oo ah ama ka mida Saraakiisha Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee aan ku fidnoobin fidnadii saameesay gayiga Soomaaliya ahna shaqsi taariikh dheer ku leh Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed…