Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Addis Ababa, Feb 10, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay furitaanka Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo sannadkan diirrada lagu saarayo arrimaha qaxootiga iyo…
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr- 01 Feebaraayo 10 2019 ku magacaabay Golaha Xukuumadda dowladda Puntland. Wasiirada cusub ee Madaxweynaha Puntland uu ku dhawaaqay ayaa waxa…
Muqdisho, Feb 7, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qayb galay xiritaanka Shir Sanadeedka Garsoorka Soomaaliya oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo…
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minasoota ayaa waxaa dagaal nacayb ku salaysan kusoo qaaday Xildhibaan Lee Zeldin oo lagasoo doorto gobolka New York. Xidhibaan Zeldin oo ka…
Muqdisho, Jan. 29, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta Muqdisho kusoo laabtay ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo madaxda Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland soo dhaweyntii…
Inaalilaahi wa inaalilaahi rajucuun, geerida Idil Cali cadmeed Riyad ayaa hada nagasoo gaadhay magaalada Nayroobi ee Caasimada Kiiniya. Riyaad ayaa isla wiigan ka anbabaxday magaalada Toronto ee dalka Kenada iyada…
Kaligii taliya Madaxweynaha u ah Uganda Yoweri Museveni oo maanta ka hadlayey shir ku saabsanaa garsoorka dalkiisa ayaa sheegay inay jiraan dalal aan dowladnimo ka jirin, isla markaana aan maamul…
Garoowe, 28 Jan. 2019: Shirarkii wadatashiga ahaa ee ka socday magaalada Garoowe kuwaas oo u dhexeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada dalka ayaa…
…
Garoowe, Jan 26, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Goboleedka Puntland. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si…
More foreign lobbying efforts connected to the White House have surfaced. President Donald Trump’s longtime political advisor Roger Stone filed a lobbying disclosure on Friday about his work advocating for “commodity rights and…
Ku: Madaxwaynaha Dawlada Goboleed Jubbaland K: Baarlamaanka Dowlad Jubbaland Ku: Isamada iyo Cuqaashe reer Jubbaland KU: Waxgaradka iyo Bulshada Raydka Reer Jubbaland Ku: Culama’udiinka Reer Jubbaland Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaa…
Muqdisho, Jan 22, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee ay dalalka Masar iyo Indonesia usoo magacaabeen Soomaaliya. Danjiraha dalka…
Dowlada Qatar ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ku wareejisay 68 Gadiid dagaal ah, kuwaasi oo Dowladda Qatar ay ugu talagashay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya. Munaasabad kooban oo lagu qabtay…
Jamaad Fiin ayaa isku diyaarinasa Ciyaar Saaxiibtinimo oo Gabdhaha Kubada Kolayga ee Soomaaliya la yeelan doonaan Gabdhaha Wadanka Qadar taasoo dhici doonta horaanta bisha Maarso. Sucaad Galow oo ah Tababaraha…
Ustaad Cabdullaahi Sheekh Xasan, guddoomiyaha jaamacadda Badda Cas (Red Sea University) iyo Dr. Maxamed Xasan Nuur oo ah diiwaanhayaha guud ee Jaamacadda Muqdisho ayaa soo kormeeray imtixaanaadka usocda ardayda Jaamacadda…
Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa ufariistay imtixaankii koobaad ee simisterka koobaad ee sanad waxbarashadeedka 2018-2019. Imtixaankan ayaa ka bilawday dhamaan xarumaha ay iyo kambasyada ay…
Xaflad arday gaaraysay 22-tan arday oo isugu jiray wiilal iyo gabdhaba kana kala socday qaybaha ay ka koobantahay Jaamacadda Muqdisho ayaa maanta waxay ka dhacday xarunta shirarka ee Jaamacadda Muqdisho.…
Shirka oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Bariga Afrika ee horumarinta iyo Cilmi baarista ee fadhigeedu yahay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa waxaa dhanka Dowladda Soomaaliya uga qeyb galay…
Wararka naga soo gaadhaya Caasimada Maamulka Puntland ee Garoowe ayaa sheegaya in uu Dr. Cali Ciise Cabdi diiday inuu Laaluusho Xildhibaanada, oo 25 kaliya kasoo xaadirtay hoolkii musharixiintu ka jeedinayeen…
Figradihiina