Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 22)

Guuxa dadwaynah iyo fariin ku socota Baarlamaanka Puntland

Guuxa dadwaynah iyo fariin ku socota Baarlamaanka Puntland

Waxaa habeenimadii xalay lagu qabtay madasha 60ka barnaamij lagusoo bandhigayay fariina loogu dirayay xubnaha Baarlamaanka ee Puntland tasoo ahayd shaqsiga ay doonayaan in uu Puntland hogaamiyo shanta sanadood ee fooda…

Haysom Galbay: Xoghayaha guud ee QM oo ku dhawaaqay inuu wakiil cusub usoo magacaabayo Soomaaliya

Haysom Galbay: Xoghayaha guud ee QM oo ku dhawaaqay inuu wakiil cusub usoo magacaabayo Soomaaliya

New York (Ceegaag) – Xoghayaha guud ee QM António Guterres ayaa sheegay inuu ka xun yahay go’aanka dowladda Soomaaliya ay shaaca uga qaaday in wakiilkiisii Soomaaliya Nicholas Haysom aan dalka laga…

Gudoomiyayaasha Baarlamaanka Puntland oo la’doortay

Gudoomiyayaasha Baarlamaanka Puntland oo la’doortay

Doorashada Maamulka Puntland ayaa si habsami ah uga bilowday Baarlamaanka Maamulkaa tasoo durdaba maanta oo JImce ah ladoortay lana dhaariyay Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen. Cabdixakiin Maxamed Axmed ‘Dhoobo…

Dr. Cali Xaaji Ciise Cabdi oo lagu waraystay madasha Lixdanka

Dr. Cali Xaaji Ciise Cabdi oo lagu waraystay madasha Lixdanka

Waraysi aad u xiiso badan oo lagu baranayay Musharax Madaxwaynaha Dawlada Puntland Cali Xaaji Ciise Cabdi oo Madasha Lixdanka lagula yeeshay saacad ka hor ayaa waxa uu u dhacay sidatan.…

Caaqil Cali Abdi Cali( Cali Dahable) oo Goor Dhawayd Iscasilay

Caaqil Cali Abdi Cali( Cali Dahable) oo Goor Dhawayd Iscasilay

Kadib markii lasii daayay Gacan ku dhiigle doraad dil ula kaca ugu gaystay nin dhalinyaro ah Cabdirisaaq Caano Kurus magaalada Buuhoodle ayaa caaqilkii reerka uu ka dhashay gacan ku dhiigluho…

Dr. Cali Xaaji Ciise Cabdi oo ku dhawaaqay Musharaxnimadiisa Madaxwayne ee Puntland

Dr. Cali Xaaji Ciise Cabdi oo ku dhawaaqay Musharaxnimadiisa Madaxwayne ee Puntland

Magaalada Garoowe oo uu isbadalay jawigeeda kadib markii uu soo gaadhay ruug cadaa dhaqaale yahan ah kana soo jeeda gobolka Nugaal kasoo olole xoogan ugu jira dhab u soo celinta…

Deeqa Afro oo cajalad tijaabo ahayd duubihii iskii uga daabacay

Deeqa Afro oo cajalad tijaabo ahayd duubihii iskii uga daabacay

Sida aad wada ogtihiin amaba aan maalin walba la sameeyo waxaa la duubaa cajalado ku saabsan nolosha qaybaheeda kala duwan xaga siyaasada xaga fanka xaga tacliinta iyo qaybo kale oo…

Dib u curashada Puntland iyo iskusoo hilawga dadkeeda iyo musharaxnimada Dr. Cali Ciise

Dib u curashada Puntland iyo iskusoo hilawga dadkeeda iyo musharaxnimada Dr. Cali Ciise

Dr.Cali Ciise Cabdi oo kamid ah musharixiinta ugu saamaynta badan ee Puntland ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Imaanshihiisa iyo soo dhawayn kadib waxa uu qabtay shir…

Dr Cali Ciise Cabdi Oo Tantanka Madaxtinimada Puntland Xiiso Gaadh U Yeeley, W/Q: Asadnaa Suudi.

Dr Cali Ciise Cabdi Oo Tantanka Madaxtinimada Puntland Xiiso Gaadh U Yeeley, W/Q: Asadnaa Suudi.

  Musharax Cali Ciise Cabdi waa murasha ugu hadal heynta badan todobaadkaan ee aan ka midka ahayn murshaxiinta gacanta Ayuutada xilka Puntland tirsada, waana markii ugu horeysey uu musharax miisaan…

Adm, Maxamed Cumar Cismaan ayaa maanta booqday xarunta ay ciidanka JWXO ee Jigjiga.

Adm, Maxamed Cumar Cismaan ayaa maanta booqday xarunta ay ciidanka JWXO ee Jigjiga.

Gudoomiyaha JWXO iyo Ciidanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia qaybta wadanka Eritrea tababarku ugu soodhamaaday ayaa maanta siwayn isugu xogwaraystay xarunta ciidanka JWXO ee magaalada Jigjiga. Gudoomiye Maxamed Cumar ayaa salaan…

Dr. Cali Ciise Cabdi oo isku sharaxaya Madaxwaynenimada Puntland

Dr. Cali Ciise Cabdi oo isku sharaxaya Madaxwaynenimada Puntland

Warar hoosaad soogaadhaya Ceegaag ayaa sheegaya in Saacadaha fooda inagu soo haya uu Dr. Cali Ciise Cabdi ku dhawaaqi doono musharaxnimadiisa Madaxwayne ee Dawlada Puntland. Go’aankan oo shabakada Ceegaag ay…

Qudbadii Jimcaha iyo Casharkii Tafsiirka Quraanka ee Masjid Al-rawdaha Boston

Qudbadii Jimcaha iyo Casharkii Tafsiirka Quraanka ee Masjid Al-rawdaha Boston

Akharistataashada qiimaha badan waxaan idiin door bodnay inaan wiigan idinla wadaagano Dacwada kasocota Boston siiba Masjid Al-rawdaha Boston. Waakan SHeekh Muuse Ashcari oo qudbada masaajidka soo jeedinayay iyo Tafsiirkii Sheekh…

Mashruuca dhaqaale u ururinta Jaamacada Bariga Afrika farceeda Buuhoodle

Mashruuca dhaqaale u ururinta Jaamacada Bariga Afrika farceeda Buuhoodle

Waxaa magaalada Boston ee carigan Maraykanka yimid masuul ka tirsan Jaamacada Bariga Afrika Jaamac Xasan (Jaamac Soomaali) kasoo dhaqaale u doonaya dhisme ay jaamacadu ku kordhinaso faraceeda magaalada Buuhoodle. Hadaba…

Gacan ku dhiigle Rooboow oo ugu danbayn cadaalada la’la tiigsaday

Gacan ku dhiigle Rooboow oo ugu danbayn cadaalada la’la tiigsaday

Abaanduulihii Argagixisada Muqtaar Rooboow oo xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu isku dayay in uu dhiigii Soomaaliyeed ee laga cafiyay inuu ku kaajo oo uu madaxwayne ka noqdo gobolka…

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku soo dhaweeyey dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku soo dhaweeyey dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki

Muqdisho, Diseembar 13, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki iyo…

Mooshin Quutayaasha dhexjiifa Hoteel Tifqaaye oo shacabku ku kaceen

Mooshin Quutayaasha dhexjiifa Hoteel Tifqaaye oo shacabku ku kaceen

Ka dib markii la waayay dhicii ba’naa ee lagu hayay hantida qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa soo ifbaxayay dadka dawlad diidka ah ee Soomaaliya bililiqaystay in ay isku dayayaan in carqaladeeyaan…

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay dib-u-dhiska Madxafka Qaranka

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay dib-u-dhiska Madxafka Qaranka

Muqdisho, December 09, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dib-u-dhiska Xarunta Madxafka Qaranka oo ka mid ah goobaha danta guud ee dib loogu…

Musharaxa Madaxwaynaha Dawlada Puntland Jaamac Xasan Khaliif iyo Madasha 60ka

Musharaxa Madaxwaynaha Dawlada Puntland Jaamac Xasan Khaliif iyo Madasha 60ka

Musharaxa oo isaga kasoo jeeda deegaanada ka maqan Puntland ee ay Somaliland gacanta kaga dhigtay ayaa ah mid isagu ugu cadcad tartamayaasha u tartamaya qabashada jagada Madaxwaynenimo ee Dawlada Puntland.…

Hogaamiyaasha Halganka Ogadeeniya oo gaadhay Jigjiga

Hogaamiyaasha Halganka Ogadeeniya oo gaadhay Jigjiga

Iyada uu uu wali halganku halkiisii yahay ayaa Hogaamiyayaasha Halganka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya ay maanta gaadheen magaalada Jigjiga arintan oo sitoos ah usoo afmeertay Qori ku raadintii Xornimada Agaaden…

Saraakiil Taliskii Tigreega la shaqaysan jiray oo laga ugaadhsanayo Kililada Itoobiya oo dhan

Saraakiil Taliskii Tigreega la shaqaysan jiray oo laga ugaadhsanayo Kililada Itoobiya oo dhan

Marka laga reebo kililka ay tigreegu ka sameesteen Goondher oo ah xaruntooda tasoo ay geesteen dhamaan dhaxalkii wadanka Itoobiya ka dib markii ay yiqiinsadeen inay xukunka farahooda kasii baxayo ayaa…