Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 23)

Madaxweyne Farmaajo oo Nairobi kaga qeyb galaya Shirka Dhaqaalaha Badaha

Madaxweyne Farmaajo oo Nairobi kaga qeyb galaya Shirka Dhaqaalaha Badaha

Nairobi, Nofeembar 25, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan shirka…

Xarunta Waxbarashada ee Ismet iyo Fatma Tahiroglu ee Buuhoodle ayaaa maanta Xadhiga laga jarey

Xarunta Waxbarashada ee Ismet iyo Fatma Tahiroglu ee Buuhoodle ayaaa maanta Xadhiga laga jarey

Xaruntan ayaa waxaa dhistay Hay’adda Deniz Feneri Dernegi isla markaana ay fulisey NOG ga HADWA ayaa Waxaa wax ka badan doona arday ku dhaw 800 oo arday , kuwaa oo…

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga labada dal

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga labada dal

Muqdisho, Nofeembar 24, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalad Istanbuul ayaa ka…

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo laga waraystay isbadalka ka socda geeska afrika siiba deegaagnada Ogaden

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo laga waraystay isbadalka ka socda geeska afrika siiba deegaagnada Ogaden

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo ah xubin ka tirsan golaha dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynata Ogaadeeniya ayaa Madasha 60ka oo aalaaba lagu falanqeeyo arimaha siyaasadeed ee Soomaaliya lagaga waraystay meesha…

Madaxweyne Farmaajo iyo RW Conte oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Talyaaniga

Madaxweyne Farmaajo iyo RW Conte oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Talyaaniga

Rome, Nofeembar 20, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo magaaladda Rome kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga Mudane Giuseppe Conte ayaa sheegay in dib u xoojinta…

Waraysigii Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas ee Madasha 60ka

Waraysigii Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas ee Madasha 60ka

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa laga waraystay wixii u qabsoomay shantii sano ee uu madaxwaynaha ka ahaa Puntland, siiba Colaada u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland. Xidhiidhka dawlada Puntland…

Yuusuf Maxamed Jamac (Yuusuf Abood) oo ku geeriyooday magaalada Edmonton.

Yuusuf Maxamed Jamac (Yuusuf Abood) oo ku geeriyooday magaalada Edmonton.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta oo taariikhdu tahay November 16th sanadka 2018 ku geeriyooday magaaladan Edmonton ee dalka Kanada  ALLE ha u naxariistee…

Aqoon isweydaarsiga Sannadlaha Afraad ee Cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018) oo Muqdisho lagu soo Gebagebeeyay

Aqoon isweydaarsiga Sannadlaha Afraad ee Cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018) oo Muqdisho lagu soo Gebagebeeyay

Waxaa maanta, 15/11/2018, magaalada Muqdisho lagu soo gebagebeeyay Aqoon isweydaarsiga sannadlaha afraad ee cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018), oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Cilmibaarista Soomaaliyeed, oo magaciisa loo soo gaabiyo (ISOS), oo…

Aqoon isweydaarsiga Sannadlaha Afraad ee Cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018) oo ka Furmay Muqdisho

Aqoon isweydaarsiga Sannadlaha Afraad ee Cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018) oo ka Furmay Muqdisho

Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 13novembar furmay Aqoon isweydaarsiga sannadlaha afraad ee cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018), oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Cilmibaarista Soomaaliyeed, oo magaciisa loo soo gaabiyo (ISOS), oo…

Muqdisho Caasimad Goblan ah

Muqdisho Caasimad Goblan ah

Qaraxyo isdabajooga oo ka dhacay caasimada dalka Soomaaliya ayaa ilaahada aysan jirin soo afmeerid laga filayo ciidamada nabad galyada ee caasimadu inay ku guulaystaan in ay baajiyaan kana hor tagaan…

Madaxweyne Farmaajo oo Qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Turkiga

Madaxweyne Farmaajo oo Qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Turkiga

Muqdisho, Nofeembar 07, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga dalkaas Mudane Hulusi…

Madaxweyne Farmaajo oo la kulamay jaaliyada Soomaalida ee South Suudaan kana qayb galay munaasabadda dhaqan gelinta heshiiska nabadda dalka Koonfurta Suudaan

Madaxweyne Farmaajo oo la kulamay jaaliyada Soomaalida ee South Suudaan kana qayb galay munaasabadda dhaqan gelinta heshiiska nabadda dalka Koonfurta Suudaan

Jubba, Oktoobar 31, 2018;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ayaa ka qayb galay munaasabad loogu dabbaaldegayo heshiiska nabadeed ee dalkaas…

Ka daalacashada Ceegaag Online Taleefoonkaaga

Ka daalacashada Ceegaag Online Taleefoonkaaga

Waxaa nagu soo noqnoqotay in aan webka laga daalacan karin teleefoonada markii aan ciladaa baadhanay waxaan ogaanay in uu baaxada webku aad u waynaaday oo uu dhaafay cadadka telefoonada, hadaba…

Ogaysiis: FURSAD TABABAR

Ogaysiis: FURSAD TABABAR

FURSAD TABABAR Gobolka Banaadir iyo UNDP Somalia waxa ay bixinayaan tababar ku saabsan kor u qaadidda xirfadaha hal’abuurka ganacsi ee bulshada. Tababarkan waa bilaash waxaana loogu talagalay bulshada barakacayaasha ee…

Madaxweyne Farmaajo oo garsooreyaasha ugu baaqay in ay ka qayb qaataan sarreynta caddaaladda

Madaxweyne Farmaajo oo garsooreyaasha ugu baaqay in ay ka qayb qaataan sarreynta caddaaladda

Muqdisho, Oktoobar 25, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay xarumaha Maxkamadda Sare, Racfaanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay in dowladdu ay xoogga saarayso…

Xafladda Qalin jabinta Dufcadii 18aad ee Jaamacadda Muqdisho oo laqabtay

Xafladda Qalin jabinta Dufcadii 18aad ee Jaamacadda Muqdisho oo laqabtay

Xaflad si heer sare loosoo agaasimay kuna saabsaneyd qalin jabinta dufcadii 18aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu qabtay Royal Hotel Place ee Magaalada Muqdisho. Ugu horeyn waxaa kalmad soodhaweyn ah…

Abwaanad Roodo Afjano iyo Socdaalkeeda U midaynata Soomaalida Halganka ONLF

Abwaanad Roodo Afjano iyo Socdaalkeeda U midaynata Soomaalida Halganka ONLF

Waxaa magaalaada Boston lagu qabtay shir ay soo agaasimeen xubnaha ONLF uga masuulka ah magaaladan Boston iyada oo kulankan uu ka dhacayay gobolo badan oo wadankan Maraykanka ah. Hadaba kulanka…

Wariyihii Lagu bilaabay Telefiishanka Qaranka Soomaaliya Muna Gaalo’eri iyo Kulankii ONLF Boston

Wariyihii Lagu bilaabay Telefiishanka Qaranka Soomaaliya Muna Gaalo’eri iyo Kulankii ONLF Boston

Magaalada Boston ayaa waxaa ka dhacay mid kamida kulamadii ay ONLF ugu diyaar garoobasay inay dhulka Soomaalida kasoo dhiciso Gumaystaha Itoobiya ee sida sharcidarada ah ku maamulya. ONLF ayaa  habeenimadii…

Qurbajoogta Soomaalida oo u istaagay Xoraynta Ogadeeniya: Shirkii Boston

Qurbajoogta Soomaalida oo u istaagay Xoraynta Ogadeeniya: Shirkii Boston

Xaflad aad u balaadhan oo lagu soo bandhigay cududa iyo midnimada Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Boston iyo nawaaxigeeda ayaa waxa ay ka dhacday magaalada Boston. Xafladan oo ay…

Madaxweyne Farmaajo “Maanta Waa Maalin weyn oo muujinaysa sida ay nooga go’an tahay in aan dalkeenna dib ugu Dhisnno.”

Madaxweyne Farmaajo “Maanta Waa Maalin weyn oo muujinaysa sida ay nooga go’an tahay in aan dalkeenna dib ugu Dhisnno.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku ammaanay shaqaalaha rayidka ah ee Dowladda sida ay u soo ajiibeen baaqiisa…