Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa maanta dib loo furay xarunta BCYF Vine Street, taasoo ay lix iyo tobankii bilood ee ina dhaafay ay ka socotay dib u habay iyada oo ay ku baxday maaliyad…
Ka dib markii talada Ciidamada dib loogu soo celiyay Ganeral Daahir Aadan Cilmi Indho-Qarshe ayaa durdaba ay bilaabantay in lataakuleeyo shacabka ka gilgishay hasashada ay argagixisadu ku habsatay deegaanadooda iyo…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa kula kulmay Magaalada Geneva ee Switzerland Guddoomiyaha hey’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobey (UNHCR) Mudane…
Loolanka siyaasadeed ee ka jira gudaha dalka goobo badan ayuu u talaabay oo dalalka shisheeye ah, gaar ahaan loolanka ka jira gobolada waqooyiga Soomaaliya, bulshada waqooyiga Soomaaliya waxay ku kala…
Ardayda Jaamacadda Muqdisho ayaa u bilaabatay daraasadii sanad waxbarashadeedka 2018-2019 iyagoo wajiyadooda laga dheehanayay farxad aad saraysa. Ardayad lagu magacaabo Cabdishakuur Cali oo kamid ah ardayda wax kabarata Jaamacadda Muqdisho…
Khudbadda Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Cawad Ciise uu jeediyay ayaa diiradda ku saarray horumarada nabadgelyada, siyaasadda iyo dhaqaalaha oo Dowladda ay ka…
Dalka Shiinaha ayaa mashruuc weyn oo ilaalada kamarooyinka casriga ah ee loo adeegsado sugida amniga ka fulinaya meelaha muhiimka ah ee dalka Jamhuriyada Jabuuti. Xaflada daahfurka mashruucan ayaa waxaa hadalo…
Waxbarashada dadwaynaha ayaa in badan ka maqnayd Soomaaliya ilaa intii ay dhacday dawladii dhexe ee Soomaaliya, inkastoo ay dawladihii kumeelgaadhka ahaa iyo tii madaxwayne Xasan Sheikh ay aad isugu taxaluujiyeen…
Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha dibada Soomaaliya Axmed Cawad ayaa soo gaadhay magaalada New York ee xarunta golaha amaanka, waftigan ayaa waxaa kamid ahaa xubno sarsare oo ka…
Muqdisho, Sebtembar 22, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee kasoo cusboonaaday deegaannadaas.…
Waxaa la qaban doonaa habeenimada sabtida ee taariikh-du tahay September 22nd 2018 maal aruurin loogu talagalay Saado Cali Foundation markaa waxaa shacabka Soomaliyeed iyo inta samaha jecel eek u dhaqan magaalada…
Iyada oo bilwalba ururka Somali American Youth Parents Association (SAYPA) uu qabto xaflad ay kuwada casheeyaan badanaa hooyooyinka iyo ubadkoodu, ayaa bishan waxaa lagu soo casuumay labo fanaan oo ku…
Munaasabad aad u balaaran si wayn loosoo agaasimay kuna saabsanayd todobaadka dhaqanka jaamacadda muqdisho loona qabtay ardayda cusub ee dufcadii 22-aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay xarunta ugu…
Sh Xasan Daaheeye oo shirka Kismaayo ku tilmamay mid shisheeye loogu adeegayo madaxda dowlad gobaledyada yihiin caada qaatayaal duminaya dawlada dalka, shacabka Soomaaliyeed ayuuna kula dardaarmay iney dowladooda ilaashadaan. ‘Nimankaa…
Dawlada Soomaaliya oo ah tan ugu tunka wayn siyaasad ahaan mandaqada geeska Afrika madaama ay leedahay Bada ugu dheer iyo Dhulka ugu wayn ee baaxad ahaan ku fadhiya inta aad…
Muqdisho, Sebtembar 5, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii ka soo baxay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika, isaga oo ka shaqaynaya heshiis…
Beijing, Sebteembar 03, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo ay martigelinayso magaalada…
Waxaan ogaaday in ururka United Somali Youth uu wali isticmaalayo magacayga balse waxaa ka tagay Dec 02, 2016 aniga oo u sheegay madaxa urukaa inuu magacayga ka saaro xubinnimada gudida…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Wadahadallani waxa ay hordhac u yihiin Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika. BEIJING,…
Iyada oo dawlada Nabad iyo Nolol ay ku guulaysatay inay inay ciidamada Afrikaanka ka rartay Xaafada Garoomada ee Magaalada Muqdisho ayaa madaxwaynaha waxa uu safar ugu anbabaxay wadanka Shiinaha si…
Figradihiina