Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 25)

Madfaxwaynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud oo 18 bilood kadib dalka kusoo laabtay

Madfaxwaynihii hore  Xasan Sheekh Maxamuud oo 18 bilood kadib dalka kusoo laabtay

Muqdisho 30-08-2018: Waxaa maanta Garoonka Adan Cadde Airport ee Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka soo dagey 18 blood ka dib Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka…

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galaya shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galaya shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika

Muqdisho 29-08-2018. Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Shiinaha oo ay kaga qayb galayaan Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee…

Dawlada Soomaaliya oo ciidmada Nabadka’ilaalinta Soomaaliya ka rartay Garoomadii Ciyaaraha ee Caasimada

Dawlada Soomaaliya oo ciidmada Nabadka’ilaalinta Soomaaliya ka rartay Garoomadii Ciyaaraha ee Caasimada

Ilaa iyo mudo ka badan sideed sanadood ayaa ciidmada Afrikaanka ee markii hore lookeenay dalka inay xasiliyaan balse isku badalay kuwo iyagu nabad ka ilaalin ah ayaa dawlada Soomaaliya u…

Madaxweynaha Cusub ee Dawlada Degaanka Somalida ee Ethiopia, Muxuu ka yidhi Maalintii Walaalkii sida Xaqdarada ah loo Dilay.

Madaxweynaha Cusub ee Dawlada Degaanka Somalida ee Ethiopia, Muxuu ka yidhi Maalintii Walaalkii sida Xaqdarada ah loo Dilay.

taariikhdu kolkay ahayd oct 29, 2016 wuxuu qoray qoraalkan hoose: Ilaahay ha kuu naxariisto walaakay Faysal Muxumed Cumar. Geeridu waa xaq. Duliga iyo adoonsigaa dhimasho ah ee kuligeen waan wada…

Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Janaraal Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe Ayaa Xilka Kala Wareegay Taliyihii Hore Janaraal Gorod.

Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Janaraal Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe Ayaa Xilka Kala Wareegay Taliyihii Hore Janaraal Gorod.

Waxa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ka bilaabatay xafladda xil wareejinta taliyaha cusub ee CXDS Jeneraal Daahir Aadan Cilmi  (Indho qarshe) iyo abaanduulaha cusub ee CXDS Jeneraal Odowaa. Munaasabada Waxaa goob joog…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Ciidul Adxaa ayaa soo galasa maalinta bari ah iyada oo dunida Islaamka iyo dhamaan meelaha ay ku noolyihiin dadyawga Islaamka ahi isku diyaariyaan dabaaldega Ciida ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane…

Ciidmada Soomaaliya oo isku tashanaya ayaa saaka gaadhay magaalada Marka xarunta gobolka Shabeelaha Hoose

Ciidmada Soomaaliya oo isku tashanaya ayaa saaka gaadhay magaalada Marka xarunta gobolka Shabeelaha Hoose

Ciidamo milatari ah oo uu hoggaaminayo Abaandulihii hore ee Ciidanka Xoogga C/laahi Caanood ayaa lagu soo warramayaa in saaka xili hore ay la wareegeen magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha…

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay dardargelinta iskaashiga iyo wax-wada qabsiga labada dal

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay dardargelinta iskaashiga iyo wax-wada qabsiga labada dal

Jabuuti, Ogoosto 16, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha oo…

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socda dalka Ereteriya

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socda dalka Ereteriya

Muqdisho, Ogoosto 13, 2018; Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha…

Afhayeenka Qurbajoogta reer Jubaland Isxaaq Cabdulaahi Cilmi oo ku tilmaamay Maamulka Jubaland inay gacansaar hoose la’leeyihiin Argagaixisada Alshabaab

Afhayeenka Qurbajoogta reer Jubaland Isxaaq Cabdulaahi Cilmi oo ku tilmaamay Maamulka Jubaland inay gacansaar hoose la’leeyihiin Argagaixisada Alshabaab

Afhayeenka Qurbajoogta reer Jubaland Isxaaq Cabdulaahi Cilmi ayaa ku tilmaamay maamulka Jubaland mid hoosta kala shaqeeya Argagixisada Alshabaab isaga oo cadaymo muhim ah soo bandhigay. Cadaymahaa waxaa ka mida in…

Munaasabad kusaabsan 20 guurada Jaamacadda Muqdisho oo laqabtay

Munaasabad kusaabsan 20 guurada Jaamacadda Muqdisho oo laqabtay

Xaflad lagu maamuusayay 20 guuradii Jaamacadda Muqdisho 1997-2017 ayaa lagu qabtay hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho. Xafladan oo ahayd mid kakoobnayd qaybo farabadan ayaa waxaa lagusoo bandhigay film iyo suugaan…

Cabdulqaadir Jangali: Gudoomiyii Bangiga Horumarinta ee Dawladii dhexe oo Madasha 60ka lagaga waraystay xaalada Dhaqan Dhaqaale ee Soomaaliya

Cabdulqaadir Jangali: Gudoomiyii Bangiga Horumarinta ee Dawladii dhexe oo Madasha 60ka lagaga waraystay xaalada Dhaqan Dhaqaale ee Soomaaliya

Cabdulqaadir Aadan Jangali Gudoomiyii Bangiga Horumarinta ee Dawladii dhexe oo Madasha 60ka lagaga waraystay xaalada Dhaqan Dhaqaale ee Soomaaliya, Gudoomiyaha ayaa sheegay in magacaabida Gudoomiyaha Bangiga Dhexe uu Magacaabo Madaxwaynah…

Xornimadii Gobolka Ogaden oo Soo gacan Gashay JWXO iyo dawlada DDSI oo isku mawqif noqday

Xornimadii Gobolka Ogaden oo Soo gacan Gashay JWXO iyo dawlada DDSI oo isku mawqif noqday

Iska hor imaad xoogbadan oo ay qowmiyada Oramadu doonasay inay xukunka uga qaada Cabdi Maxamed Cumar ayaa dhicisoobay kadib markii shacabka magaalada Jijijiga ka dhiidhiyeen isku daygii ay doonayeen inay…

Asadnaa Suudi: Ha Ku Daalin Dhaliisha Dowlada, Balse Ku Dadaal Ficil ahaan Waxaad Dalkaaga Ku Biirin Laheyd.

Asadnaa Suudi: Ha Ku Daalin Dhaliisha Dowlada, Balse Ku Dadaal Ficil ahaan Waxaad Dalkaaga Ku Biirin Laheyd.

Madaxweynihii sodan iyo shanaad (35aad) ee soo marey waddanka Mareykanka, John F. Kennedy, ayaa Janaayo 1961 maalintii dhaarta uu xafiiska kula wareegayey ka jeediyey hadal qiimo badan oo dhegaha dadka niyadsamida wadaniyeed…

Madaxwaynihii hore ee SSC Indhosheel oo lagu waraystay madasha 60ka ‘Weerarkii Buuhoodle Somaliland ayaa ka danbeesa’

Madaxwaynihii hore ee SSC Indhosheel oo lagu waraystay madasha 60ka ‘Weerarkii Buuhoodle Somaliland ayaa ka danbeesa’

Madaxwaynihii hore ee Khaatumo State of Soomaaliya Maxamed Yuusuf Jaamac ‘Indhosheel’ oo lagu waraystay madasha 60ka aya dusha u saaray weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu khaarajiyay masuuliyiin ku sugnaa magaalada…

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo aanu ka waraysanay Shirkii JWXO ee Asmara

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo aanu ka waraysanay Shirkii JWXO ee Asmara

Masuul ka tirsan madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaden ayaa waraysi gaara lagula yeeshay Madasha 60ka. Waraysigan oo uu Maxmed Rashiid Sheekh Cabdilaahi kaga waramay sida loo dhisayo hab maamulka Jabhada,…

Raysalwasaare Khayre oo maanta Soo gaadhay Caasimada Puntland ee Garoowe

Raysalwasaare Khayre oo maanta Soo gaadhay Caasimada Puntland ee Garoowe

Raysalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqsho rasmi ah ku yimid deegaanada ay maamusho dawlada Puntland isaga oo la filayo inuu kulamo la qaato bulshada qaybeheeda kala duwan. Raysalwasaraha…

Soomaaliya iyo Ereteriya oo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo xasilloonida gobolka

Soomaaliya iyo Ereteriya oo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo xasilloonida gobolka

Asmara, Luuliyo 28, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya ayaa wada hadallo la yeeshay…

Madaxweyne Farmaajo oo maanta dalacsiiyay Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo oo maanta dalacsiiyay Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta hal darajo dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo ka hor intaan la dalacsiin ahaa…

Danjiraha Qaramada Midoobay Michael Keating oo Gaas kala hadlay xaalada Tukaraq

Danjiraha Qaramada Midoobay Michael Keating oo Gaas kala hadlay xaalada Tukaraq

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating oo maanta soo gaaray magaalada Garoorwe ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Kulanka  Gaas iyo Danjire Michael…