Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 26)

Askari Dabla’ah oo kamida 18kii Askari ee maxkamada ciidmadu ku xukuntay 5 sanadood oo lagu waraystay madasha 60ka

Askari Dabla’ah oo kamida 18kii Askari ee maxkamada ciidmadu ku xukuntay 5 sanadood oo lagu waraystay madasha 60ka

Midkamida dhalinyaradii Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay qaraxii 14 October ee ka jawaabay baaqii madaxwayne Farmaajo ayaa maxkamada darajada 1aad ee ciidanka qalabka sida ay ku xukuntay 5sanadood oo xadhiga kadib…

Xildhibaan Faysal Xasan Dhooble oo loo dhaariyay Xilka xildhibaanimo looga doortay York South-Weston.

Xildhibaan Faysal Xasan Dhooble oo loo dhaariyay Xilka xildhibaanimo looga doortay York South-Weston.

Doorashiiyinka Gobolda ee Waqooyiga Ameerika ayaa Soomaalidu u tartamaan xukanka wadmadan Galbeedka taasoo uu bishii tagtay uu soo baxay Xildhibaan Faysal Xasan isaga oo ka soo baxay Caasimad Ganacsiyeedka wadanka…

Shirkii Brussels ee Somalida iyo Yurub ku kulmayeen oo la soo gabagabeeyey

Shirkii Brussels ee Somalida iyo Yurub ku kulmayeen oo la soo gabagabeeyey

Waxaa goordhow lasoo gabagabeeyay shirkii ka socday Magaalada Brusselsee ee dalka Belgium,Somalia Partenrship Forum, kaa soo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya, waxaana shirkan oo socday labo maalmood laga soo saaray war…

Jenaraal Maxamed Axmed Jaamac Shaalle oo musharaxnimadiisa Madaxwaynenimo ee Maamulka Puntland kaga dhawaaqay Boston.

Jenaraal Maxamed Axmed Jaamac Shaalle oo musharaxnimadiisa Madaxwaynenimo ee Maamulka Puntland kaga dhawaaqay Boston.

General Shaalle oo dhawaanahanba la hadal hayay inuu isu sharixi doono jagada ugu saraysa ee Dawlada Puntland ayaa si toos ah ugu dhawaaqay manta oo taariikhdu tahay July 8, 2018…

Marwada Koowaad ee dalka Saynab Macalin oo lakulantay Hooyooyinka M-Galmudug

Marwada Koowaad ee dalka Saynab Macalin oo lakulantay Hooyooyinka M-Galmudug

“Waxaan la kulmay qaar kamid ah haweenka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda deegaannada Galmudug. Waxaan iska xog-wareysannay xaaladaha ka jira deegaannada Galmudug, baahiyaha ka jira iyo sida haweenka Soomaaliyeed ay uga…

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Dr Cawad oo lagu Waraystay Madasha 60ka

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Dr Cawad oo lagu Waraystay Madasha 60ka

Waxaa Caawa Madasha 60ka Wareysi lagula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Soomaaliya Dr, Axmed Ciise Cawad.  Waraysigaa oo wasiirka la waydiiyay su’aalo in badan ay Soomaalidu baraha bulshada isku waydiinayeen,…

Mursal Maxamed Khaliif oo loo magacaabay wasiirka Caafimaadka ee Jubaland

Mursal Maxamed Khaliif oo loo magacaabay wasiirka Caafimaadka ee Jubaland

Mursal Khaliif oo ah muwaadin deganaa magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka ayaa ka mid noqday wasiirada cusub ee maamulka Jubaland, kaasoo lafilayo inuu wax wayn ka badalo xaalada Caafimaad…

Madaxwaynah oo u Mahad Celiyay Badbaadiyayaashii Hantida Qaranka Kadib Burburkii Dawladii Dhexe

Madaxwaynah oo u Mahad Celiyay Badbaadiyayaashii Hantida Qaranka Kadib Burburkii Dawladii Dhexe

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo “Waa inaan xusnaa dadkii qiimaha badnaa ee dhiiga iyo dhaqaalaha kusoo bixiyay sidii qarankeennu uu cagaha isugu taagi lahaa, waana inaan abaal marinnaa kuwa…

Raysalwasaare Khayre ayaa Daahfuray Qorshaha Dhamaystirka Faderaalaynta Soomaaliya

Raysalwasaare Khayre ayaa Daahfuray Qorshaha Dhamaystirka Faderaalaynta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa daah-furay kulanka wadatashiga Qorshe wadaagga guddiga wada xaajoodka iyo Hey’adaha ku shaqada leh siyaasadda loo dhanyahay oo maanta ka furmay…

Isku shaadhayn lagu sameeyay Maamulka Jubaland

Isku shaadhayn lagu sameeyay Maamulka Jubaland

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Islaam ayaa isku shaandheeyn ku sameeyey golaha wasiirada Dowlad goboleedka Jubbaland kuwo cusubna magacaabey. iyada oo aan wali aysan soo bixin wasiiradii waawaynaa ee awood qaybsiga Jubaland.…

Qalbi Dhagax oo lagu Waraystay Madasha Lixdanka markii ugu horeesay

Qalbi Dhagax oo lagu Waraystay Madasha Lixdanka markii ugu horeesay

Cabdikariim Sh. Muuse (Qalbi-dhagax) ayaa markii ugu horaysay waraysi siiyay saxaafada xorta ah sidoo kalena ka hadlay sidii loosoo qabtay cida usoo gacan galisay dawlada Itoobiya. iyo waliba waxa ay…

Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo Ku Aaddan 1-da Luuliyo u Diray Shacabka Soom-aaliyeed ee ku Sugan Dunida Daafaheeda

Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo Ku Aaddan 1-da Luuliyo u Diray Shacabka Soom-aaliyeed ee ku Sugan Dunida Daafaheeda

Madaxweynaha Jamhuriyadda  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 58-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed iyo israacii labada qeybood ee…

Dawlada Soomaaliya oo kasoo dhalaashay Dhismaha Hay’adda Qaranka ee Naafada.

Dawlada Soomaaliya oo kasoo dhalaashay Dhismaha Hay’adda Qaranka ee Naafada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno kamid ah dalladaha ururrada naafada kuwaas oo kaalin mug leh ka geystay u ololeynta xuquuqda dadka…

Shirka madasha Shanaad ee ay ku midaysanyihiin Wasaarada arrimaha Dastuurka ee Dawlada Fadaraalka Soomaaliya Dawlad goboled yada iyo maamulka gobolka Banaadir oo looga doodi doono arimo badan ayaa ka furmay magaalada Muqdisho

Shirka oo socon doona muddo labo maalin ah ayaa Wasaaradaha iyo Gobolka Banaadir ku soo bandhigi doonaan horumarka seddexdii bilood ee la soo dhaafay laga sameeyay arrimaha dib-u-eegista Dastuurka iyo…

Dawalada oo shacisay inay todobaad kan bilaabi donto macdan qodis

Shirkadda ku hawlan soo=saarista Gaaska Dabiiciga waxay sheegeen inay sii wadi doonaan DHawsha Sahminta ee ay ka wadaan meel ku dhow Xuduudka Somalia, isla markaana bartamaha sannadka soo socda ee…

Sidii looga Ciiday Magaalada Boston iyo Salaamihii, Tahniyadihii Shacabku Isu dirayeen

Sidii looga Ciiday Magaalada Boston iyo Salaamihii, Tahniyadihii Shacabku Isu dirayeen

Iyada oo dadka Islaamka ee dunida daafaheedu u dabaal dageen munaasaba Ciidul Fidrida ayaa magaalada Boston ay dadka Soomaaliyeed iyo dadka Afrikaanka ahi isku meel kuwada tukadeen iyada oo arintan…

Heshiis Taariikhi ah oo Muqdisho ku dhexmaray Madaxwayne Farmaajo iyo Raysalwasaare Abiy

Heshiis Taariikhi ah oo Muqdisho ku dhexmaray Madaxwayne Farmaajo iyo Raysalwasaare Abiy

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo Raiisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali, iyagoona…

Bisha Shuwaal oo laga arkay ceegaag

Wasiirka  Diinta iyo awqaafta maamulka Soomalilan Shiikh Khaliil Cabdilahi Axmed .Ayaa .caawa si Rasmi ah ugu Dhawaaqay farxada ciida isaga oo Sheegay in bisha Shuwaal laga arkay Dagmada  Ceeegaag  Shiikh…

puntland oo beenisay wada hadalada lasheegay inay u furmayan iyaga iyo maamulka somaliand

                              Maamulka puntlan ayaa ka hadlay rakaab kasoo jeeda deegannada puntlan oo lasheegay in babuur lagagala…

Aqoonyahan Asadna Suudi oo ka hadlay Xaalada Gobalka Sool & Kacdoonka shacabka (dhegayso)

Aqoonyahan Asadna Suudi oo ka hadlay Xaalada Gobalka Sool & Kacdoonka shacabka (dhegayso)

Asad Hassan Suudi Oo kumagac Dheer (Asadnaa Suudi) degana Gedana Columbus, Ohio USA ahna Falanqeeyo siyaasada somalia isla markaana ah Xiriiriyaha Madasha 60 oo caawa Waraysi siyaay Radio Daljir ayaa…