Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 28)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa kulan maamuus ah u sameeyey Xulka Qaranka ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa kulan maamuus ah u sameeyey Xulka Qaranka ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano

ee kaalinta labaad ka galay tartankii Koobka Bariga iyo Bartamaha Qaaradda Afrika (CECAFA) ee lagu qabtay dalka Burundi. “Annaga waxa ay noo xisaabsan tahay in aad guuleysateen, sababtoo ah waxaad ka…

Midowga Hayadaha Qadar iyo Turkiga oo Gargaar Gaasiiyey Dadka ku waxyeeloobey Fatahaada Webiga ee Baled Weyne

Midowga Hayadaha Qadar iyo Turkiga oo Gargaar Gaasiiyey Dadka ku waxyeeloobey Fatahaada Webiga  ee Baled Weyne

Iyadoo ay socdaan gargaarka la gaarsiinayo Dadka Fataahada Wabiga ku Waxyeeloobey ee Magaalada Baled Weyne  ayaa Midowga Hayadaha  Qadar iyo Turkiga  oo Gargaar gaasiiyey Dadka ku waxyeeloobey Fatahaada webiga Hayadahaas…

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo madhasha 60ka lagaga waraystay Xaalada deegaanada OGAADEENIYA

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo madhasha 60ka lagaga waraystay Xaalada deegaanada OGAADEENIYA

Masuul sare oo ka tirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya (JWXO) afka qalaadna lagu yidhaahdo ONLF waxbadana saadaaliyay meesha ay ku danbayn doonto siyaasadii Tigreegu hor boodayeen ee AdisAbaba hadana ka…

Doowo Xaflada Dib u Furida Madjid Al-Rawdaha Boston Dayactir Dabadeed

Doowo Xaflada Dib u Furida Madjid Al-Rawdaha Boston Dayactir Dabadeed

Xaflad diimeed lagu maamusayay furitaanka qaybta 1aad ee masjid Al-rowda ayaa maanta ka dhacday isla Masaajidkaa oo ku yaala magaalada Boston ee carigan dalkan Maraykanka. Masaajidka oo Soomaalidu milkiyadiisa lawareegeen…

Mahad Ceynaanshe Abdirahman oo ku geeriyooday magaalada Calgary.

Mahad Ceynaanshe Abdirahman oo ku geeriyooday magaalada Calgary.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maalintii Jimacaha oo taariikhdu ahayd April 20th sanadka 2018 ku geeriyooday magaalada Calgary ee gobolka Alberta Canada  ALLE ha…

Dhanbaal Codsi ah oo lagaga codsanayo MM Somaliland Muuse Biixi Siidaynta Boqor Buurmadoobe iyo Abwaanad Naciimo Qorane

Dhanbaal Codsi ah oo lagaga codsanayo MM Somaliland Muuse Biixi Siidaynta Boqor Buurmadoobe iyo Abwaanad Naciimo Qorane

Madasha 60ka oo ah madal lagu falanqeeyo siyaasada Soomaalida ayaa lagu qabtay barnaamij wacyi galin ah kaa soo dhamaadkiisii lagaga munaaqashooday sidii looga jawaabi lahaa Xadhiga Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Maxamed…

Kacdoonka U Hiili Jubaland oo Madasha Lixdanka la’wadaagay Aragtidooda Maamulka

Kacdoonka U Hiili Jubaland oo Madasha Lixdanka la’wadaagay Aragtidooda Maamulka

Aqoonyahano Cabdirisaaq Maxamed Cabdi iyo Cabdi Ibraahim Maxamad (Blackyare) iyo Jaamac Shire Xasan oo marti ku ahaa madasha 60ka ayaa siwayn uga hadlay Gaabiska Maamulka Jubaland iyaga oo sheegay in…

Madaxweyne Farmaajo oo Qudbad ka Jeediyay Munaasabadda Xuska Xannad Guurada 58-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo oo Qudbad ka Jeediyay Munaasabadda Xuska Xannad Guurada 58-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Khudbaddii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka jeediyay munaasabadda xuska sannad guurada 58-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Ceegaag.com…

Ardayda Kuliyada Injineeriyada ee Jaamacadda Muqdisho oo Bandhig usameeyay Samaynta Magaalooyin cusub iyo Biyo Sifayn

Ardayda Kuliyada Injineeriyada ee Jaamacadda Muqdisho oo Bandhig usameeyay Samaynta Magaalooyin cusub iyo Biyo Sifayn

Ardayda kuliyada Injineeriyada sanadka 4-aad iyo 3-aad ayaa soo bandhigay bandhig samaynta magaalooyin cusub iyo biyo sifaynteeda. Munaasabadaan ayaa waxaa kahadlay maamulka iyo masuuliyiinta ugu sareeysa Jaamacadda Muqdisho. ugu horayn…

Baaqa Ururuka Islaax ee Khilaafaadka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Baaqa Ururuka Islaax ee Khilaafaadka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Xarakada Islaax waxey aad uga welwelsan tahay khilaafka soo kala dhexgalay hay’adaha dawladda iyo deganaasho la’aanta siyaasadeed ee ka dhalan karta. Khilaafkaan kala qaybiyay xubnaha baarlamaanka,  iyo hogaankiisa , hakad…

Tartanka Orodka gaaban oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Tartanka Orodka gaaban oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Waxaa Maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay tartanka Maalinta horumarinta Sportiga Adduunka iyo sidoo kale Maalinta Orodka gaaban ee Muqdishu Mini Marathone. Tartanka ayaa waxaa ka qayb galayay 370 Orod yahan…

Gudoomiye Jawaari oo Caqabad ku Noqday Habsami u Socod Hanaanka Dawladnimo ee Soomaaliya oo la Casilayo

Gudoomiye Jawaari oo Caqabad ku Noqday Habsami u Socod Hanaanka Dawladnimo ee Soomaaliya oo la Casilayo

Hawlkarnimo xumada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee Jawaari ayaa waxa ay keentay in dhamaan joogsadeen ku shaqaynta sharciga iyo dhamaystirka sharciyadii qabyada ahaa taasi oo ku kaliftay in qaybta fulinta ee…

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wafdi ka socda Qar-Midoobay iyo Midowga Afrika

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wafdi ka socda Qar-Midoobay iyo Midowga Afrika

Muqdisho, 1da Abriil, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si wadajir ah u qaabilay Guddiga Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika u qaabilsan dhaqaale u raadinta…

Cismaan Tiriko Muxuu ka Yidhi Mooshinka mushqaayad raadiska ah iyo qudbadii dankahadalka ahayd ee Muuse Biixi?

Cismaan Tiriko Muxuu ka Yidhi Mooshinka mushqaayad raadiska ah iyo qudbadii dankahadalka ahayd ee Muuse Biixi?

Aqoonyahan Cismaan Maxamuud ‘Cismaan Tiriko’ oo ah masuul wax badan kasoo shaqeeyay Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa ka hadlay Mooshinka Mushqaayad raadiska ah ee Baarlamaaka Soomaaliya Caadeestay iyo waliba qudbadii danka hadalka…

Naadiga  Pen oo Munaasabad isugu jirtey  Xus iyo Xasuus u Sameeyey Qoraagii Dr Cabdiraxmaan Abuu Xamza.

Naadiga  Pen oo Munaasabad isugu jirtey  Xus iyo Xasuus u Sameeyey Qoraagii Dr Cabdiraxmaan Abuu Xamza.

Naadiga  Hal Abuurka iyo Qalimaalka Soomaaliyeed ee Koonfurta iyo Bartamaha ee Pen ayaa Munaasabad isugu jirtey Xus iyo Xasuus u qabtey  Qoraagii Soomaaliyeed  Alaha u Naxariistee Dr Cabdiraxmaan Xuseen Samater ( Abuu Xamza)…

Qudbadii GUURKA ee Kulankii SAYPA March 2018 By Sheekh Muuse Ashacari

Qudbadii  GUURKA ee Kulankii SAYPA March 2018 By Sheekh Muuse Ashacari

Habeenimadii Sabtida ayaa waxaa lagu qabtay Xaflad Casho Sharaf ahayd Masjidka Al-Rowdaha Boston, xarladaa oo ahayd casho sharaf SAYPA u samaysay ardayda Jaamacadaha iyo Dugsiyada Sare. Hadaba waxaa lagu casuumay…

Wasiiro Katirsan Maamulka Khaatumo oo Kala ahaa Safiya Cali Caateeye iyo Maryan Xasan Diiriye oo Xalay Iscasilay Arimo Badana Ka Hadlay

Wasiiro Katirsan Maamulka Khaatumo oo Kala ahaa Safiya Cali Caateeye iyo Maryan Xasan Diiriye oo Xalay Iscasilay Arimo Badana Ka Hadlay

Marwooyinkii ugu tunka waynaa Maamulkii Khaatumo ee uu horjoogaha ka ahaan jiray Dr. Cali Khaliif ayaa saaka ku dhawaaqay inay iska casileen Maamulkaa. Marwo Maryan Goole iyo Safiyo Cali Caateeye…

Casho Sharac SAYPA u samaysay Ardayda Jaamacadaha iyo Dugsiyada Sare ee Gobolka Massachusetts.

Casho Sharac SAYPA u samaysay Ardayda Jaamacadaha iyo Dugsiyada Sare ee Gobolka Massachusetts.

Haayada Madaniga ah ee Somali American Youth Parents Association (AKA) SAYPA ayaa u samaysay casho sharaf ku aadan fasaxa Dayrta (Spring Break) ee aradayda Jaamaadaha ka dhigata Gobolka Massachusetts. Casho…

Gudoomiyaha Madasha Isbadaldoonka Jubaland Suldaan Guray Xaaji Faarax oo Madasha 60ka lagu Waraystay

Gudoomiyaha Madasha Isbadaldoonka Jubaland Suldaan Guray Xaaji Faarax oo Madasha 60ka lagu Waraystay

Iyada oo ay fooda nagusoo hayso doorashooyinkii inta badan lasugayay ee Maamulka Jubaland ayaa waxaa lagu dhawaaqay madal aad u salbalaadhan oo ay ku midoobeen dadyowga degan dhulka uu maro…

Aqoonyahan Maxamuud Xasan ‘Musharaf’ oo lagu waraystay Madasha 60ka

Aqoonyahan Maxamuud Xasan ‘Musharaf’ oo lagu waraystay Madasha 60ka

Musharaf oo ah aqoonyahan kasoo jeeda deegaanada SSC ayaan ka waraysanay Guurguurka siyaasadeed iyo Shirarka ka socda deegaanadaa siiba mowqifka ay dadyowga deegaanadan ka aaminsanyihiin dawlada dhexe ee Soomaaliya iyo…