Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Qareen Sheekh C/raxmaan Xuseen Samatar “Abuu Xamsa” waxaa uu ku dhashay duleedka magaalada Hargaysa gaar ahaan tuulada layiraahdo Boqol jire sanadkii 1936kii. Quranka Kariimka ah waxaa uu ku bartay isla…
Waxaa Habeenimadaa Xalay si aada loogu gorfeeyay Dhicii qaawanaa ee loo gaystay Umada Soomaaliyeed kadib markii Maamulka Somaliland si ula kac ah ay isugu dayeen inay Soomaalida ka dhaxal wareejiyaan…
Ra’iisulwasaare Jahuuriyada Soomaaliya Cali Xasan Khayre oo si kulul uga hadlay heshiiska Dekadda Berbera sharci darrona ku tilmaamay kaddib markii uu dalka dib ugu soo laabtey. Waa markii ugu horaysay…
Ayaa ka dhacaday magaalada London ee caasimada Boqortooyada Ingiriiska, xafladan ayaa waxaa loogu hanbalyeeyay Col. Bashiir oo ay dadkii xaflada isugu yimid qireen inuu yahay shaqsiga ugu haboon ee maanta…
Imtixaanka Aduunka (Mataqaanaa wadanka ugu ciyaari ag kubada Kolayga? USA sidoo kale mataqaana wadanka ugu ciyaaryahansan kubada Cagta? Baraaziil? hadaba Su’aashu waxay tahay aad mudan tahay inaad iswaydiiso kitaabkee ayaa ugu…
Waxaanu ku boorinaynaa bulshada ka soo jeeda gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn inay u-guntadaan sidii ay go’aamadaasi ku hirgeli lahaayeen (Wixii rag u kaco rabina aqbalo waa rumoobaan).. Warbixinta si…
Waxaanu badanaa idiinsoo tabinaa qudbooyin taxana ah oo ka hadlaya Fadliga Salaada Jimcaha iyo Muhiimada ay leedahay ku oogida salaada ha Faralka ah Masaajidada hadii aad tahay shaqsi Lab ah.…
Iyada oo uu midha dhalay halganka hubaysan ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya Afka qalaadna lagu yidhaahdo Ogaden National Liberation Front ONLF. Ilaahay idinkiina ay maalin dhawna ay ka talindoonaan gayiga…
Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilaya raysalwasaare ku xigeenka wadanka aynu walaalaha nahay ee Anatolia. Madaxwaynaha ayaa dabadeed yidhi ‘ kulan miro-dhalay la yeeshay Ra’iisul…
Alle ha u naxariistee Jaamac Maxamed Good oo ahaa ganacsade hal-abuur ahaa oo ka caan ahaa Gobolada Sool iyo Nugaal.waxaa uu ahaa qof dabci iyo dadnima wacan waxaana ka marakacaya…
Tartamada muctamarka ka dhacay ayaa waxaa ka mid ahaa kadis ay dhalin da’doodu u dhaxayso sideed jir ilaa toban jir ay ku tartameen Aqriska Quraanka kariimka ah, Taariikhda iyo Afka…
Muctamarkii ugu horeeyay ee ay iskusoo duba rideen Maamulayaasha Masjidka Al-Rowda ayaa si habsami ah uga Socda Masjid Jaamaca Magaalada Boston, Muctamarka ayaa si rasmi ah uga furmay shalay iyada…
Qudbada ayaa ka hadlaysay xaaladaha ugu wanaagsan ee qof ku sugnaankaro tasoo ah inuu ilaahay kugu risaaqo afar shay sida ku cad xadiis laga wariyay Nabigaana Maxamed SCW. 1. Amaanada…
Maamulkii kaligii taliyaha ahaa ee ka dhisnaa wadanka Itoobiya ayaa lagu kala yaacay kadib markii ay banaan baxyo aad u xoogbadan gilgileen caasimada wadankaa ee AdisAbaba. sidoo kale waxaa banaanbaxyo…
Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun. Waxaa xalay ku geeyootay Ilaahay Naxariista Jano Ha waraabiyee magaalada Jidjiga Hooyo, Ayeeyo, Abooto: Xalwo Aw-aadan Magan Hode. Marxuumada ayaa ifka kaga tagtay tafiir tiradoodu kor u…
?????????? ?????????? ?????? ??????? ??????? Dear brothers & sisters, We are super !EXCITED to announce the first ever Mu’tamar by Alrowda Masjid. The Title: “Say this is My Way and…
Madaxwaynihii hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb Maxamed Aadan Tiicay ayaa booqasho ku maraya gobolo kamida Wadankan Maraykanka iyada oo xaflad soo dhaweena ay jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan Gobolada…
“HABEYNTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA”: Tababbar-xirfadeed ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaligu u Faa’iideysey Dhallinyarada Muqdisho Tababbar-xirfadeed ku saabsan qurxinta qoraalka AfSoomaaliga ayaa 7-dii bisha labaad 2018 waxaa Magaalada Muqdisho loogu qabtay dhallinyarada jecel…
Ciyaaraha gabdhaha ee wadamada Carabta ayaa si habsami ah uga socda magaalada Shaariqa ee wadanka Iskutaga Imaaraadka Carabta. Ciyaarahan oo ka ka kooban Kubada Kolayga, Kaarateega, Qaanso Ridida, Fooli Boolka,…
Waxaa Wadanka Maraykanka Gaar Ahaan magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota caawa Kasoconaya Qaban qaabada Xaflad Cali khaliif galaydh Ka soo Qeyb galaayo oo Lagu taageeraayo dhaqaalona aruuris loogu sameenaaya maleeshiyaadka…
Figradihiina