Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Laascaanood:Sabti Jan 07, 2023. Shir Jaraa’id oo uu qabtay hogaamiyaha SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) ayaa uu kaga waramay xaalada magaalada Laascaanood iyo waliba xaalada guud ee Soomaaliya siiba…
Laascaanood, Isniin 02-01-2023 : Mudane Bashiir waa shaqsi nadiif ah kaas oo ka soo bixi kara shaqada loo igmaday. Laakiin waxaan ku boorinayaa dhammaan Khaatumo Diaspora iyo gudda-joogtaba inay la…
Laascaanood, Axad. 01-01-2023: Magacaabistan ayaa waxaa soo dadajiyay xaalada magaalada Laascaanood oo gumaad ba’an uu ka wado maamulka Hargaysa oo ka ariminayay ilaa Oct 15, 2007 kaasoo haatan lagaga saarayo…
Jigjiga: Sabti. Jamadul Al-Awal 23, 1444 H. oo ku aadan Dec 17, 2022 Miilaadiga: Waxaa na soo gaadhaya tahniyadaha iyo taageerada wayn ee shacabka Soomaaliyeed u dirayaan Gollaha Issimada, siyaasiyiintii,…
Jigjiga: Jamadul Al-Awal 22, 1444 H. oo ku aadan Dec 16, 2022 Miilaadiga: Ayaa waxaa magaalada Jigjiga ee xarunta Soomaali Galbeed kusoo gabo gaboobay shir uga socday Gollaha Issimada, siyaasiyiinta,…
Jigjiga Dec 07, 2022. Waxaa maanta magaladda Jigjiga ee Xarunta Soomaali Galbeed si wayn loogu soo dhaweeyay aqoonyahan Mudane Bashiir Xaaji Cali oo ah madaxa Jaaliyada Canada. Garoonka diyaaradaha ee…
Waxaa Maanta masjidjaamaca magaalada Boston oo uu imaam ka yahay Cabdulqaadir Barbaraawi oo reer Burco ah. Dib ugu soo noqday diinta Islaamka Aas Aasihii Aboorso Jonathan Starr. Waxaa shahaada u…
Tunis: Sept 21, 2022. Mogadishu City Clubayaa ka qaybqaadanasa tartanka kubada kolayga ee gabdhaha kasoo ka dhacaya wadanka Tuuniisiya caasimadiisa Tunis. Ciyaarahan ayaa ah kuwo dhaca sanad walba, iyada oo…
Jamaad waa gabar Soomaaliyeed, waana gabar Reer Puntland ah oo u timid in ay ka qeyb qaadato waxbaridda carruurta agoonta ah, iyada oo fureysa iskuul gaar u ah carruurta agoonta…
Bilcil Village Well Project in Sanag, Somalia…
Boston, July 02, 2022 Waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diranaa ubadkii, qaraabadii, ehelkii iyo Ummadii Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Alle ha u naxariisto e Khadra Daahir Cige oo ahayd…
Iyada oo ay soo gabogaboobeen waxbarashadii sanad dugsiyeedka 2021 ilaa 2022 ayaa waxaa si’aada loo hadal hayaa dhalintii ka qalin jabisay dugsiyada sare iyo jaamacadaha ay aadayaan. Hadaba waxaa shalay…
On the 31st March of this year Khaatumo State of Somalia made clear its position on the “Somaliland Partnership Act” proposed by American Senators. Khaatumo State of Somalia advised all…
S.3861 – Somaliland Partnership Act S. 3861 To require the Secretary of State to submit annual reports to Congress on the assistance provided to Somaliland and to conduct a feasibility study,…
Iyada oo ay bilaabantay isdiiwaan galinta musharixiinta u tartamaya jagada madaxwqayne nimo ee Soomaaliya ayaa waxaa maanta shahaadada musraxnimo musharixiintii qaatay ka mid ahaa musharaxa la filayo inuu badalo Madaxwayne…
Boston March 26, 2022. Waxaa magaalooyinka dalkan Maraykanka ka bilowday is abaabul ay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan isu abaabulayaan inay ka dhex muuqdaan talada wadankan maraykanka maadaama ay ka…
Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyay Goobjoog Tv musharax madaxwaynaha Soomaaliya Bashiir Xaaji Cali ayuu kaga waramay rajada uu ka qabo in uu ku guulaysto doorashada dalka ee dhacasa…
Muqdisho, Isniin 03-07-2022. Musharax madaxwaynaha Soomaaliya Bahsiir Xaaji Cali ayaa lakulmaya bulshada rayidka ah ee ku dhaqan caasimada dalka taasoo uu kaga dhagaysanayo talooyin iyo tusaalooyinkooda sidoo kalena ka helaya…
Muqdisho. Arbaco, 03-02-2022. Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacday xaflad agaasinkeedu sareeyo oo lagu taageerayo musharaxnimada Bashiir Xaaji Cali Jamaal uu u sharaxan yahay jagada madaxwaynenimo ee dalka Soomaaliya. Xafladan oo…
Figradihiina