Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 30)

Alle Ha U Naxariisto: Garaad Cali Buraale Xasan Oo Ku Geeriyooday magaalada Laascaanod 

Alle Ha U Naxariisto: Garaad Cali Buraale Xasan Oo Ku Geeriyooday magaalada Laascaanod 

Inaalilahi Wa inaa ileyhi Raajicuun. Garaad Cali Buraale Waxa Uu Ka mid ahaa Golaha Sare Dhaqanka Gobollada SSC  Alle Ha U Naxariisto Janada ha Geeyo Samir iyo Imaan Ilaahey ha…

Garaadka Mandaqada Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Oo Puntland Usoo Jeediyey Inay Dagaal Sool Ka Qeyb Qaataan Hadii Kale Aysan Hoosaasin.

Garaadka Mandaqada Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Oo Puntland Usoo Jeediyey Inay Dagaal Sool Ka Qeyb Qaataan Hadii Kale Aysan Hoosaasin.

Garaadka Mandaqada (SSC) Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ahna  isimka ugu Da’da weyn isimada Dhulbahante oo Ku Sugan Garoowe Ayaa Usoo Jeediyey Puntland Inay Hiil Uga Qeyb qaataan dagaalka Soomaliland ka…

Madaxwaynaha Soomaaliya oo Shir la Qaatay Wakiilada Midowga Yurub ee Qaarada Afrika

Madaxwaynaha Soomaaliya oo Shir la Qaatay Wakiilada Midowga Yurub ee Qaarada Afrika

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Midowga Yurub iyaga oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya, iyo sidii Midowga Yurub u kordhin lahaayeen dadaalkooda ku aaddan dib u…

Madaxwaynaha Soomaaliya oo qudbad ka jeediyay shirka Midowga Afrika

Madaxwaynaha Soomaaliya oo qudbad ka jeediyay shirka Midowga Afrika

Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey Shir-Madaxeedka Midowga Afrika oo maanta ka bilowday caasimada wadanka Itoobiya ee AdisAbaba. Madaxwayne Farmaajo ayaa shirka…

CAAM ALFAYN Fariin uu Abwaan Suusle kula hadlay Soomaalida sanadkii 2000kii bal maxaa isbadalay? eeg Gobolka Sool.

CAAM ALFAYN Fariin uu Abwaan Suusle kula hadlay Soomaalida sanadkii 2000kii bal maxaa isbadalay? eeg Gobolka Sool.

CAAM ALFAYN: Gabay Canaan, Murugo iyo Dar-daaran isugu jira oo Abwaan Suusle kula hadlay Soomaalida Sanadii 2000 – 18-sano kadib Xaaladii uu ka hadlay maxaa is badalay. Abwaanka ayaa fariintan…

Xaafad Cusub oo casriya (Bilan ESTATE) oo laga dhisayo Magaalada Kismaayo

Xaafad Cusub oo casriya (Bilan ESTATE) oo laga dhisayo Magaalada Kismaayo

Madaxwaynaha Maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Dhagax dhigay Xaafad Cusub oo laga dhisayo Magaalada Kismaayo.  Xaafadan oo qaab casri ah loo dhisayo ayaa lagu magacaaba Bilan ESTATE. Madaxweynahu…

Madaxwayne Farmaajo oo Dhagaxdhigay Dekadii Galmudug ee Hobyo

Madaxwayne Farmaajo oo Dhagaxdhigay Dekadii Galmudug ee Hobyo

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahu Maxamed  (Farmaajo)  ayaa gaadhay magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug, wuxuuna dhagax dhigay dhismaha dekedda magaalada Hobyo. Magaalo xeebaadka Hobyo ayaa ah magaalo qadiimiya…

Bayaan Kasoo Baxey Golaha Guurtida Ee Khaatumo State

Bayaan Kasoo Baxey Golaha Guurtida Ee Khaatumo State

Dawlad Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya Golaha Guurtida Qoraal ka soo baxay: January 21, 2018 Waxaa la joogaa waqtigii Xoraynta iyo Aaya ka tashiga Gobollada SSC (Khaatumo) Ismiidaamintii aan loo meel…

Caabudwaaq oo Farmaajeesan iyo Madax-wayne Farmaajo Oo kusii jeeda Caabadwaaq

Caabudwaaq oo Farmaajeesan iyo Madax-wayne Farmaajo Oo kusii jeeda Caabadwaaq

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa safarkiisa Nabadaynta iyo midaynta dibuheshiisiinta ku dhisan ee uu dalka  ku marayo ayaa lafilayaa inuu bari soo gaadho magaalada Caabudqaaq ee gobolka…

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb si loo dhammeystiro heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb si loo dhammeystiro heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna

Dhuusamareeb, 16 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid ah…

Donate to Send the Somali Womens Basketball Team to the Arab Games by Su’ad Galow

Donate to Send the Somali Womens Basketball Team to the Arab Games by Su’ad Galow

Dear Friends, To donate Click Here I’m a Somali American born in Sool and raised in Mogadishu. I began playing basketball at the age of 7 and credit the sport…

Cabdi Bile Cabdi oo Garoonka Cabdi Bile Cabdi ee Laascanood oo xadhiga ka jaray

Cabdi Bile Cabdi oo Garoonka Cabdi Bile Cabdi ee  Laascanood oo xadhiga ka jaray

Laascaabood: Garoon casriya oo kubada cagta ah oo loogu magac daray halyeyga Soomaaliyeed ee Cabdi Bille Cabdi oo maanta uu xadhiga ka jaray isla Cabdi Bille ayadoo lagu furay ciyaar…

MADAXWAYNAHA UMADA SOOMAALIYEED FARMAAJO OO BOOQDAY DHULKIISII FILKA WAYNAA EE UDUGA SHACABKA IYO DAWLADA PUNTLAND OO AAN UKALA HARIN BILIDA MADAXWAYNAHOODA QARANKA.

MADAXWAYNAHA UMADA SOOMAALIYEED FARMAAJO OO BOOQDAY DHULKIISII FILKA WAYNAA EE UDUGA SHACABKA IYO DAWLADA PUNTLAND OO AAN UKALA HARIN BILIDA MADAXWAYNAHOODA QARANKA.

Waxaan in yar ka faaloonayaa boqashadii taariikhiga ahayd ee uu madaxwaynaha umada soomaaliyeed maxamed cabdullaaahi farmaajo ku tagay mid kamid ah dawalad goboleedyada soomaaliyeed.Madaxwayne Farmaajo iyo wafti balaaran oo uu…

Xarigiisa Qabo Aadmi Kale kuma Xurmeeye-ene Boqor Burhaan oo Madaxwaynaha gudoonsiiyay Faras

Xarigiisa Qabo Aadmi Kale kuma Xurmeeye-ene Boqor Burhaan oo Madaxwaynaha gudoonsiiyay Faras

Boqor Burhan Boqor Muuse ayaa Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo gudoon siiyay Go’ shaal ah, Faras iyo Bilad si waafaqsan Maamuska Boqortooyada Beesha Daarood. Madaxwaynaha Soomaaliya mudane Farmaajo ayaa booqasho shaqo ku…

JWXO oo marti ku ahayd madasha 60ka/Dhagayso: Maxamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi Madasha 60ka lagaga waraystay Isbadalka Itoobiya kasocda iyo Kaalinta ONLF

JWXO oo marti ku ahayd madasha 60ka/Dhagayso: Maxamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi Madasha 60ka lagaga waraystay Isbadalka Itoobiya kasocda iyo Kaalinta ONLF

Iyada oo uu midha dhalay halganka hubaysan ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya maalin dhawna ay ONLF ka talindoonaan gayiga Ogaadeeniya gaadhsiina doonaan in dadyowga deegaanadaa Soomaaliyeed inay taladooda gacantooda soo…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Puntland Gaadhay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Puntland Gaadhay

Madaxwaynaha iyo Waftigiisa ayaa soo gaadhay magaalada Garoowe ee caasimada Maamulka dawlada Puntland. Madaxwaynaha ayaa si aad u wayn loogusoo dhaweeyay Garoowe isga oo lafilayo inuu furo mashaariic ay ka…

SAYPA oo codsanasa in laga caawiyo xaga dhaqaalaha Barnaamijkeeda Iskutasho

SAYPA oo codsanasa in laga caawiyo xaga dhaqaalaha Barnaamijkeeda Iskutasho

Urur ay ku bohoobeen Dhalinta iyo Waalidiinta ku dhaqan magaalada Boston ee Gobolka Massachusetts wadankan Maraykanka ayaa ka codsanya in laga caawiyo xaga dhaqaalaha madaama ay ku shaqeeyaan barnaamij ku…

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo u fariisatay imtixaanka semisterka 1-aad ee sanad waxbarashadeedka 2017-2018

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo u fariisatay imtixaanka semisterka 1-aad ee sanad waxbarashadeedka 2017-2018

Kumanaan ardayda Jaamacadda Muqdisho oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa ufariistay imtixaankii koobaad ee simisterka koobaad ee sanad waxbarashadeedka 2017-2018. Imtixaankan ayaa ka bilawday dhamaan 9-ka kuliyadood iyo qaybahooda…

Raysalwasaare Khayre oo isku shaandheeyay dawladiisa

Raysalwasaare Khayre oo isku shaandheeyay dawladiisa

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada  Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa 3 wasiir xilalkii ka qaaday, isla markaasna 3 wasiir oo cusub uu u magacaabay xilalkaas bannaanaaday. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horreyn…

Ugaaska ay Beesha Xasan Ugaas horay ugu dhawaaqeen inuu badalo Aabihii Ugaas Maxa-muud oo lagu caleemo saaray Buuro wadal

Ugaaska ay Beesha Xasan Ugaas horay ugu dhawaaqeen inuu badalo Aabihii Ugaas Maxa-muud oo lagu caleemo saaray Buuro wadal

Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdulaahi Ciiso Nuur oo Sebtember 11, 2016 beesha Xasan Ugaas u doorteen inuu badalo aabihii ayaa maanta oo ah Janawari 01, 2018 lagu caleemo saaray Magaalada Buuro…