Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 31)

Fanaanad Siciido Shiino iyo Heesaheeda 2018 ‘CUYUUBAN’

Fanaanad Siciido Shiino iyo Heesaheeda 2018 ‘CUYUUBAN’

Heesta ‘Cuyuuban’ ayaa ku qotonta Afsoomaali Culus oo murtideeda fasiraadeeda loo daayay dadwaynaha Soomaaliyeed looguna talo galay sanadka 2018, Waxaa heestan Curiyay laxankana Saaray  Haykal Yare. Waxaana ku luuqeenaya Fanaanada…

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Daah-furay Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa (Sawiro)

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Daah-furay Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa (Sawiro)

Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay looguna tala galay Daah-furka Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Aqalka Sare…

Masjidkii 2aad oo Soomaalida reer Boston Iibsadeen (Masjidka Al-Rawda)

Masjidkii 2aad oo Soomaalida reer Boston Iibsadeen (Masjidka Al-Rawda)

Masjidkii 2aad ayay Soomaalida reer Boston Iibsadeen shalay oo taariikhdu ahayd 8 Rabiicul Aakhir, 1439  Miilaadigana Dec 27, 2017. Masaajidka ayaa lagu magacaabaa Masjid Al-Rowda. Dhismahan ayaa hore u ahaan…

Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullahi Salat (Oomaar).

Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullahi Salat (Oomaar).

Xaflad balaadhan oo lagu soo dhaweynayey Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Salat (Oomaar) oo socdaal ku yimid Wadankan Canada ayaa ka dhacdey xarunta…

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyay Edmonton.

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyay Edmonton.

Magaaladda Edmonton ee caasimada gobolka Alberta Canada ayaa waxaa xalay soo gaadhay Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya mudane Mohamed Abdullahi Salat (Oomaar). Wasiir Oomaar ayaa waxaa…

Madaxwaynaha Soomaaliya oo bilaabay inuu Musuqmaasuqa ka suuliyo Ciidanka Xooga Dalka

Madaxwaynaha Soomaaliya oo bilaabay inuu Musuqmaasuqa ka suuliyo Ciidanka Xooga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saraakiisha hoggaamada kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka kula kulmay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga. Ceegaag.com…

Shir Ku Soo Xidhmay Xudun iyo Qodobo Ka Soo Baxay,

Shir Ku Soo Xidhmay Xudun iyo Qodobo Ka Soo Baxay,

Waxaa Magaalada Xudun ee Gobolka Sool in mudo ah Ka soconaayay Shir balaadhan oo Beelweynta Bihi-Dareys Ku Lahaayen. Shirka Waxaa Ka Soo Qeyb Galay  Odayaasha iyo Dhamaan Aqoonyahanka Beesha Bihi…

Madaxwayne Farmaajo iyo Marwada 1aad Saynab oo booqasho shaqo ku tagay dalka Masar

Madaxwayne Farmaajo iyo Marwada 1aad Saynab oo booqasho shaqo ku tagay dalka Masar

Madaxweynaha JS Mudane Maxamed Cabdudullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar halkaas oo uu ka furmayo shirka Ganacsiga Afrika 2017. Magaalada Sharma Sheekh…

Madaxwaynaha Khaatumo Cabdla Haybe ‘Cagalule’oo lagu Waraystay Madasha 60ka

Madaxwaynaha Khaatumo Cabdla Haybe ‘Cagalule’oo lagu Waraystay Madasha 60ka

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Cabdla Maxamuud Haybe Cagalule ayaa marti ku ahaa madasha 60ka. Mudane Cagalule ayaa la waydiiyay waxa ay kula duwan yihiin isaga iyo Cali Khaliif maadaama ay labadu…

Machadka Cilmibaarista Soomaaliyeed (ISOS) Oo Qabtay Aqoon Isweydaarsi Sanadlaha Saddexaad ee Cilmi Baarista Soomaaliyeed.

Machadka  Cilmibaarista Soomaaliyeed  (ISOS) Oo Qabtay Aqoon Isweydaarsi Sanadlaha Saddexaad ee Cilmi Baarista Soomaaliyeed.

Waxaa maanta furmay Aqoonisweydaarsiga sannadalaha  saddexaad ee cilmibaarista Soomaaliyeed, Oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Cilmibaarista Soomaaliyeed ee ISOS ee hoos taga Jaamacadda Muqdisho. Aqoon isweydaarsigan oo socon doona muddo saddex maalmood…

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweyne Uhuru Kenyatta

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweyne Uhuru Kenyatta

Nayroobi, Nofeembar, 27, 2017-(Ceegaag) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray Maagalada Nayroobi. Wafdiga…

Dr. C/rashiid Maxamuud Cali Saxar oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Dr. C/rashiid Maxamuud Cali Saxar oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta oo taariikhdu tahay November 23rd  sanadka 2017 ku geeryooday magaalada Hargeisa,  ALLE ha u naxariistee Dr. C/rashiid Maxamuud…

Gudoomiyaha Maamulka Khaatumo Cabdi-laahi Jaamac Xirsi ‘Baydhaba’ oo madasha 60ka lagu waraystay Xidhiidhka Khaatu & Punt

Gudoomiyaha Maamulka Khaatumo Cabdi-laahi Jaamac Xirsi ‘Baydhaba’ oo madasha 60ka lagu waraystay Xidhiidhka Khaatu & Punt

Gudoomiyaha Maamulka ay shacabkiisu samaysteen ee Khaatumo State Of Somalia  Cabdilaahi Jaamac Xirsi ‘Baydhaba’ oo madasha 60ka lagaga waraystay xaalada maamulkaa iyo xidhiidhka ay la leeyihiin Soomaaliya inteeda Calanka Buluuga…

Barnaamij lagaga hadlayo xaalada dawlada Puntland oo lagu qabtay madasha 60ka

Barnaamij lagaga hadlayo xaalada dawlada Puntland oo lagu qabtay madasha 60ka

Aqoonyaho u dhashay Asalahaan deegaanada Hoostaga Dawlada Puntland oo kala ahaa Cabdidaahir Maxamed Yuusuf, Cabdulaahi Ciid, Cornayl Pilot Cawil Axmed, iyo Dr. Siciid Cali Nugaal. Waraysiga waxaa qaaday Farxaan Axmed…

Qudbadii salaada Jimcaha Rab-Awal 07, 1439H Nov 17, 2017 M Saacada Ducada La’aqbalo

Qudbadii salaada Jimcaha Rab-Awal 07, 1439H Nov 17, 2017 M Saacada Ducada La’aqbalo

Qudbada ayaa waxay ka hadlasay saacada ducada la’aqbalo maalinta Jimcaha. Soojeediye Sheekh Muuse Ashcari Daawo Ceegaag.com…

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Farmaajo oo qudbad dagaal galina shacabka siiba dhalinta u jeediyay

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Farmaajo oo qudbad dagaal galina shacabka siiba dhalinta u jeediyay

Ka dib qarixii Isgoyska Octber 14 ayaa madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah argagixisada UGUS, ayaa maanta waxa uu shacabka u jeediyay qudbad…

Qudbad Taariikhiya oo Janaraal Caanood ku dhiiro galiyay Sooma-jeestayaasha CXDS.

Qudbad Taariikhiya oo Janaraal Caanood ku dhiiro galiyay Sooma-jeestayaasha CXDS.

Iyada madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo amar ku bixiyay in qaybaha dalka laga xoreeyo Argagixisada UGUS. ayaa waxaa ciidamadu shalay dhaafeen Magaalada Balcad iyaga oo sifeenaya deegaanadaa ay…

Xoghaya guud ee hey’adda Qatar Red Crescent oo Booqasho ugu tagay dalka suudaan bukaanada Qaraxii Muqdisho 14 Octoober –

Xoghaya guud ee hey’adda Qatar Red Crescent oo Booqasho ugu tagay dalka suudaan bukaanada Qaraxii Muqdisho 14 Octoober –

Wafdi uu horkacayo xoghaya guud ee Hey’adda Bisha Cas e Qatar mudane Cali Bin Xasan Al-xamaadi ayaa booqday bukaanada soomaaliyeed ee ku jira isbitaalada dalka Suudan. Booqashada xoghayaha waxaa ku…

Dawlada Dhexe, Gobolka Banaadir iyo dawlad Goboleedada oo go’aan ku gaadhay lawada dagaalanka Argagixisada UGUS

Dawlada Dhexe, Gobolka Banaadir iyo dawlad Goboleedada oo go’aan ku gaadhay lawada dagaalanka Argagixisada UGUS

Muqdisho, 5ta, November 2017 (Ceegaag) Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya lagu qabtay kulan wada tashi oo u dhexeeye Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir 28-kii…

Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Waqooyiga Ameerika Zakariye Cali Xaaji Siciid oo laga waraystay xaalada Boosaaso

Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Waqooyiga Ameerika Zakariye Cali Xaaji Siciid oo laga waraystay xaalada Boosaaso

Wararka ka imanay dalkii hooyo siiba Gobolka Bari ayaa sheegaya in qulquldo ay ka jiraan tasoo kaliftay in qof ku nafwaayo qofna ku dhaawacmo. Waxaa dadku ka biyo diidan yihiin…