Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 32)

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlama-anka kuwooda caasimada ku sugan oo war saxaafadeed soo saaray

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlama-anka kuwooda caasimada ku sugan oo war saxaafadeed soo saaray

Muqdishi. Nov 02, 2017 (Ceegaag)— Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ka soo saaray war saxaafadeed ka kooban dhowr qodob…

Tacsiyaha Wiigan iyo Madasha 60ka

Tacsiyaha Wiigan iyo Madasha 60ka

Wiigan waxaa umada Soomaliyeed ka baxay halyeeyo aad ugu waynaa. Wiigan waxaa geerida xaqa ahi haleeshay Gen. Maxamed  Abshir Haamaan iyo Xil. Cawad Axmed Cashara. sidoo kale waxaa argagixisada UGUS…

Xaflad Deeqo Jibriil ugu mahadcelinasay Taageerayaasheeda kuna taageertay mesharaxnimada Mayarka Boston Martin Walsh.

Xaflad Deeqo Jibriil ugu mahadcelinasay Taageerayaasheeda kuna taageertay mesharaxnimada Mayarka Boston Martin Walsh.

Boston, Oct 29, 2017 (Ceegaag) Waxaa Xalay ka dhacday xarunta Eriteriyaanka Boston xaflad aad u balaadhnayd aadna loosoo agaasimay oo Deeqo Jibriil ku taageertay duqa magaalada Boston inuu afar sano…

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho Oct 25, 2017 (Ceegaag) Madaxwayne Maxamed  Cabdulaahi Maxamed ‘Farmaajo’ ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu socdaal kusoo maray wadamada Ugandha, Itoobiya iyo Jabuuti. Madaxwaynaha ayaa ku…

Hayadda Qatar Charity oo in ka badan 195 Kartoon oo Daawo ah Gudoonsiisay Wasaaradda Caafimaadka

Hayadda Qatar Charity oo in ka badan 195 Kartoon oo Daawo ah Gudoonsiisay Wasaaradda Caafimaadka

   Iyadoo lagu Guda Jiro Gurmadka loo sameynayo Dadkii ku waxyeeloobey Qaraxii Zoobe ayaa Gurmad daawo ah waxaa Maanta lagu doonsiiyey Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya .…

Xaaladda Dhaawacyadii Loo Qaaday Dalka Sudan Oo helay Daryel Caafimaad

Xaaladda Dhaawacyadii Loo Qaaday Dalka Sudan Oo helay Daryel Caafimaad

Ka dib Cabashooyin ka soo baxayay Ardayda wax ku barta dalka suudaan iyo dad kala socday dhaawacyada dalkaas la gaarsiiyay ba waxa isla xalay lagu guulaystay in la xalliyo cabashooyinkii…

Hay’ada Qatar Charity oo daahfurtay mashruuc lagu gargaarayo dadkii kuwaxyeeloobay qaraxii Km5 Zoobe

Hay’ada Qatar Charity oo daahfurtay mashruuc lagu gargaarayo dadkii kuwaxyeeloobay qaraxii Km5 Zoobe

Hay’ada Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo kamid ah hay’adaha ugu shaqada badan ayaa waxay daahfurayaan mashruuc lagu gargaarayo dadkii ay musiibada kasoo gaartay qaraxii 14-kii Oktoobar kadhacay isgoyska Zoobe. Hay’ada…

SANADGUURADDA 3AAD EE DHALINTA RAJADA (Jiilul Amal)

SANADGUURADDA 3AAD EE DHALINTA RAJADA (Jiilul Amal)

Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay sanadguurada 3-aad ee kasoo wareegtay maalinta la aas’aasay ururka Dhalinta Rajada Soomaaliyeed (Jiilul Amal), ayaa lagu qabtay hallka weyn ee Alfuraat Hotel ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda waxaa…

Bashiir Cismaan Cabdi Xaashi oo ku guulaystay doorashadii M.Kuxigeenka Khaatumo

Bashiir Cismaan Cabdi Xaashi oo ku guulaystay doorashadii M.Kuxigeenka Khaatumo

Buuhoodle Oct 23, 2017 (Ceegaag) Waxaa goor dhawayd ku guulaystay Doorashadii Madaxwayne kuxigeenka maamulka Khaatumo State Of Soomaaliya Aqoonyahan Bashiir Cismaan Cabdi Xaashi. Bashiir ayaa sagaashamaadkii deganaa magaaladan Boston ee cariga…

Boston oo ku biirtay magaalooyinka looga baroordiiqay Gumad shacbiyedkii Muqdisho

Boston oo ku biirtay magaalooyinka looga baroordiiqay Gumad shacbiyedkii Muqdisho

Iyada oo ay magaalooyin badan oo kuyaala aduunka daafihiisa sida Paris, Toronto, London, Minneapolis, ayaa waxaa liiska dabada kasoo qabsaday magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka. duqa magaalada Boston Marty Walsh…

Kulamadii Caynabo oo ku dhamaaday in la shirqoolo Buuhoodle

Kulamadii Caynabo oo ku dhamaaday in la shirqoolo Buuhoodle

Heshiiska bishan October 20, 2017 ka dhacay Caynaba ee dhexmaray khaatumo iyo Soomaaliland waxaa kucad in maamulkii khaatumo ee Cali Khaliif gadhwadeenka ka ahaa sirasmiya ugu biiray soomaaliland kana tanaasulay…

Dawlada Soomaaliya oo isu diyaarinasa inay nabadiida dalka ka xorayso

Dawlada Soomaaliya oo isu diyaarinasa inay nabadiida dalka ka xorayso

Madaxweyne Farmaajo “Waxa ay ogaan doonaan in shacabka Soomaaliyeed ay leeyihiin geesiyaal si deg deg ah uga jawaab celiya dhibaata kasta oo lagu sameeyo dadkooda. Waxaan tusinaynaa in aan diyaar…

Qurbaawiyiinta Soomaaliyeed oo u kacay Gacan qabashada Dadkooda lagu Weeraray Muqdisho

Qurbaawiyiinta Soomaaliyeed oo u kacay Gacan qabashada Dadkooda lagu Weeraray  Muqdisho

Iyada oo dadyowga Soomaaliyeed ee ku kala dhaqan aduunka daafihiisa ay bilaabeen banaan baxyo iyo lacag ururin aad u xoogan oo shaqsi shaqsi ama kooxkoox  loo wada hawl galayo siiba…

Banaanbax ka dhan ah Argagixisada shacabka gumaada oo ka dhacay Muqdisho

Banaanbax ka dhan ah Argagixisada shacabka gumaada oo ka dhacay Muqdisho

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa galabta kala qeybgalay shacab aad u tiro badan, bannaanbax looga soo horjeedo kooxda argagaxisada ah ee Alshabaab. Masiibadii dhacday ee lagu xasuuqay Shacabka Soomaaliyeed, ma ahan…

Madaxwaynaha oo sitoos ah ula hadlaya qaar ka mid ah eheladii ay dadku ka maqan yihiin

Madaxwaynaha oo sitoos ah ula hadlaya qaar ka mid ah eheladii ay dadku ka maqan yihiin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa tagay xarunta Gurmadka, wuxuu si toos ah ula hadlay qaar ka mid ah eheladii ay dadku ka maqan yihiin. aidoo kalena waxa uu ku dhiiro galiyay…

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo oo tagay goobtii Qaraxa booqdayna dhaawicii

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo oo tagay goobtii Qaraxa booqdayna dhaawicii

Madaxwaynaha ayaa barta FB kusoo qoray qoraalkan gaaban “Waxaan saaka tagay goobtii ay musiibadu kadhacday iyo Isbitaalka Erdogan oo ay dhaawacyo badan yaallaan. Waxaan farayaa cid waliba oo leh aqoon…

Madasha 60ka oo looga duceeyay loogana tacsiyeeye dadkii ku wax yeeloobay masiibadii ka dhacday K5 ee caasimada Muqdisho

Madasha 60ka oo looga duceeyay loogana tacsiyeeye dadkii ku wax yeeloobay masiibadii ka dhacday K5 ee caasimada Muqdisho

Waxaa Shalay abaarihii 3:30PM saacada geeska Afrikada Bari ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho qarax ay soo maleegeen Khawaarijiinta Al-shabaab iyaga oo ku gumaaday shacab sidii caadada u ahayd.…

Dowladda Dhexe Soomaaliya Oo Ka Hadashay Guryaha Turkigu Muqdisho Ka Dhisayo

Dowladda Dhexe Soomaaliya Oo Ka Hadashay Guryaha Turkigu Muqdisho Ka Dhisayo

Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Dhexe ee Soomaaliya Saadiq C/llaahi Cabdi  ayaa sheegay in dhismayaasha guryihii dawladda Turkigu balan qaaday inay Muqdisho ka hirgalinayso qorshahoodu marayo meel fiican. Wasiirka…

Farhan Ahmed Nur Vs Safia Yasin Maxaadan Ka’ogeyn Dekada Bossaso vs DP World

Farhan Ahmed Nur Vs Safia Yasin Maxaadan Ka’ogeyn Dekada Bossaso vs DP World

Madasha 60ka ayaa lagu waraystay xalay   Safiya Yaasin iyada oo laga waraystay Dekada Bossaso vs DP World? Dawlada Soomaaliya Iyo Arimaha Siyaasada Somalia oo Laba kacleysey! Arimahaas Dhagaysi Wacan. Ceegaag.com…

Xukuumada Khayre oo ka digta Khalkhalka Siyaasadeed ee Hogaamiye Goboleedadu ka wadaan Dalka

Xukuumada Khayre oo ka digta Khalkhalka Siyaasadeed ee Hogaamiye Goboleedadu ka wadaan Dalka

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo jeediyey Khudbaddii ugu Kululeyd: “Qofna ka ogolaan meyno dhaliil dalka lagu duminayo..” Ceegaag.com…