Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 33)

Wareysi Xasaasi ah. Maxaa Kala Qabsadey Afhayeenka Jubbaland Abdinasir Seeraar vs Farxaan Dhageyso Adigaa Qosli Doona.

Wareysi Xasaasi ah. Maxaa Kala Qabsadey Afhayeenka Jubbaland Abdinasir Seeraar vs Farxaan Dhageyso Adigaa Qosli Doona.

Madasha Lixdanka wareysi xasaasi ah oo Shirka Kismaayo kusaabsan Cabdinaasir Seeraar Vs Farxaan Axmed Nuur. Waxaa madasha 60ka lagu waraysta Afhayeenka Maamulka Jubaland Cabdinaasir Seeraar oo diiday inuu ka jawaabo…

Shirka madaxda Maamul-goboleedyada oo Kismaayo ka furmay.

Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxda ka qayb galaysa Shirka Kismaayo.

Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxda ka qayb galaysa Shirka Kismaayo.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Axad ah Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada ka qayb galaya gogosha nabada ee uu dhawaan ku baaqay…

Xildhibaanada Qaranka Soomaaliya ee Kasoo Jeeda SSC oo baaq nabadeed u diray Beelaha isku hor fadhiya Horufadhi

Xildhibaanada Qaranka Soomaaliya ee Kasoo Jeeda SSC oo baaq nabadeed u diray Beelaha isku hor fadhiya Horufadhi

Baaqan Nabadeed ayaa waxaa siwada jir ah u soo saaray xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jamnuuriyada Soomaaliya iyo Madaxwaynihii hore ee Khaatumo Indho Sheel.Daawo…

Abdi Warsame Duqa Degmada Lixaad ee Minneapolis…

Abdi Warsame Duqa Degmada Lixaad ee Minneapolis…

Ololaha Doorashada magaalada Minneapolis, ayaa geer culus galay waakan Cabdi Aar oo warbixin kasoo diyaariyay Cabdi Warsame Daawo.…

Dhagayso: Maxamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi Madasha 60ka lagaga waraystay Isbadalka Itoobiya kasocda iyo Kaalinta ONLF

Dhagayso: Maxamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi Madasha 60ka lagaga waraystay Isbadalka Itoobiya kasocda iyo Kaalinta ONLF

Maxamed Rashiid oo ah masuulkan sare ee ka tirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya ayaa waxaa wax laga waydiiyay xaalada wadanka Itoobiya, iyo xaaladaha kasoo cusboonaatay kaalinta ONLF. xiriirka Jabhada iyo…

Gudoomiyihii KDO Mohamed Jebril oo Kaxuub Siibtey Ali khaliif Xilkana iska casiley.

Gudoomiyihii KDO Mohamed Jebril oo Kaxuub Siibtey Ali khaliif Xilkana iska casiley.

Ku: Gudoomiyeyaasha iyo gudiyada Jaaliyadaha Ku: Qurba Joogta Reer Khaatumo Ku: Golaha Board ka Jaaliyadaha Taariikhda: 1 Oct 2017 ASALAMU CALAYKUM Waxaan la socod sii nayaa dhamaan Madaxda iyo Masuuliyiinta,…

Dawlada Soomaaliya oo Jarmalka lasixiixatay Horumarin ay u balan qaadeen 1979

Dawlada Soomaaliya oo Jarmalka lasixiixatay Horumarin ay u balan qaadeen 1979

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Soomaaliya Jamaal M Xasan ayaa maanta magaalada Baarliin ee kula sixiixday dhigiisa dawlada Jarmalka Wadashaqayn iyo in labada dawladood iska kaashadaan xaga horumarinta labada wadan. Daawo Sawirada.…

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Farmaajo Oo Booqsho Rasmi ah ku Gaadhay Wadanka Suudaan

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Farmaajo Oo Booqsho Rasmi ah ku Gaadhay Wadanka Suudaan

Safarka Madaxwaynaha oo ay ku weheliyaan wasiiro ka tirsan Xukuumada iyo Marwada 1aad ee dalka ayaa Saaka uu madaxwaynuhu ku tagay wadankaa Suudaan ee Soomaalida u eeg. waxaan halkaan idiinkugu soo…

Cabdinuur Cali Aadan WW ee Jubaland oo lagu waraystay Madasha 60ka

Cabdinuur Cali Aadan WW ee Jubaland oo lagu waraystay Madasha 60ka

Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Jubaland ayaa waxaa lagaaga waraystay xaalada Goboldaa ku midoobay maamulka Jubaland Wasiirka oo wax badan ka taabtay xaalada deegaanka iyo sida uu maamulku hawlihiisa uga wado…

Ilhaan Cumar”Xayiraadii dhanka socdaalka ee Trump xalkeedi ayaan ku jirnaa”

Ilhaan Cumar”Xayiraadii dhanka socdaalka ee Trump xalkeedi ayaan ku jirnaa”

Kulankani oo ka dhacay magaalada Minneapolis ee Gobolak Minnesota ee Mareykanka ayaa waxaa wada yeeshey Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed oo kamid ah xildhibaanada laga soo doorto Gobolka iyo…

Safarka Madaxwaynaha ee Boqortooyada S-C

Safarka Madaxwaynaha ee Boqortooyada S-C

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa booqasho shaqo ku tagat Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Madaxwaynaha ayaa warbixin yar oo kooban oo uu soo dhigay barta FB giisa ayaa waxa ay u qornayd sidatan. ‘Waxaan…

Sii hayaha xilka madaxwaynenimo ee maamul-ka Galmudug oo sheegay inay ‘Open For Business’ yihiin

Sii hayaha xilka madaxwaynenimo ee maamul-ka Galmudug oo sheegay inay ‘Open For Business’ yihiin

Mudane Maxamed Xaashi Cabdi (Carabay) ayaa soo saaray warqad ogaysiin ah tasoo uu ku ogaysiinayo dhamaan shirkada noocyadooda kala duwan siiba kuwa diyaaradaha inay wataan adeega ay u hayaan shacabka…

Master’s thesis defense by Ms. Farhia Abdullahi

Master’s thesis defense by Ms. Farhia Abdullahi

(26-Sep-2017) Today at the MU discussion hall, Ms. Farhia Abdullahi Hussein has successfully defended her Masters Thesis titled: “Problems and Challenges Faced by Professional Female Doctors Working in Mogadishu Hospitals”. On this…

Horjoogihii Galmudug Xeef oo xilkii laga Xayuubiyay

Horjoogihii Galmudug Xeef oo xilkii laga Xayuubiyay

Kadib markii ay Horjoogayaasha Maamulada dalku ka hor yimaadeen Dawlada Dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa maanta xilkii laga xayuubiyay Madaxwaynihii hore ee maamulka Galmudug  Mudane Axmed Ducaale Geele “Xeef” Dhagayso…

Kulan Maamuus ah oo loo sameeyay hawl wadeenada iyo ardayda Jaamacadda Muqdisho

Kulan Maamuus ah oo loo sameeyay hawl wadeenada iyo ardayda  Jaamacadda Muqdisho

Kulan mahad celin ah oo loo sameeyay hawl wadeenada iyo ardayda Jaamacadda Muqdisho. kulankan oo ujeedkiisu ahaa mahad celin munaasabadda todobaadka dhaqanka Jaamacadda Muqdisho loogu mahad celinayay sidii wanaagsaneyd ee…

AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO CASHO SHARAF U SAMEYSAY QORAYAAL CAAN AH.

AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO CASHO SHARAF U SAMEYSAY QORAYAAL CAAN AH.

Xaflad casho sharaf ah oo loogu tala galay soo dhaweynta iyo sagootinta masuuliyiin ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo qorayaal mug iyo miisan ku dhex leh bahda hal abuurka…

Abwaan Mataan iyo Guuroowgii: Xalaan Qaday

Abwaan Mataan iyo Guuroowgii: Xalaan Qaday

Abwaanka ayaa markii uu ka yaabay sida laysku maan dhaafsan yahay waxa uu tiriyay Gabay Guuroow ah. Abwaanka ayaa gabayga ka tiriyay xaalada Soomaaliya oo haatan u eeg inay wadadii…

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Boston waxaa soo jeediyay Sheekh Muuse Ashcari

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Boston waxaa soo jeediyay Sheekh Muuse Ashcari

Iyada oo uu bilowday sanadkii cusbaa ee Islaamku 1439 ayaa waxaa waxaa qudbadii Salaada Jimcada Lagaga hadlay muhiimada uu u lahaa markii uu bilaabanayay Taariikhda Sanadka Islaamka, Waxaa Hijrooday 70…

Fariin Ka timid Maryan Cabdi Maxamed: Reer Boston haloo codeeyo Gabadheena Deeqo Jibriil

Fariin Ka timid Maryan Cabdi Maxamed: Reer Boston haloo codeeyo Gabadheena Deeqo Jibriil

Hooyo Maryan ayaa soo qabsatay codbaahiyaha iyada oo ka hadashay sanadkii 1996 sidii ay Deeqo Jibriil u caawisay iyada oo 17 jir ah. Eedo Maryan markii ay maqashay in Deeqo…