Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa hada Soo gabo gaboobay xaflad aad u saraysa oo lagu xusayay looguna duceenayay Halgamayaashii Xornimada Soomaaliya usoo dagaalamay magaalada Boston ee carigan dalkan Maraykanka. Xafladaa oo ay kasoo qayb…
Iyada oo ay fooda inagu soo hayso xuska Birima Luuliyo ayaa waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka socda nadiifin iyo Qurxin. hadaba nala daawo Madaxwayne Farmaajo oo isagu ka…
Marka hore, anagoo ah Dadka reer Jubbada Dhexe (J/Dhexe) ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya, waxaan soo dhawaynaynaa booqashadii: Madaxweyne Farmaajo uu dhawaan ku tagay Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha waxaa loo…
26ka Juun oo ah maalintii gayi Soomaali leedahay laga taagay Calan Soomaaliyeed ayaa waxaa si’aada looga xusay magaalada Boston ee carigan Maraykanka. Uruwaynaha Magaalada ee Waalidiinta iyo Dhalinta ee afka…
Waraysigan oo dhinacyo badan taabanayay ayaa waxa uu Maxamed Sheekh Cumar Xasan isku dayay inuu heshiiska Hargaysa ka iibiyo dadyawga SSC. Maxamed Sheekh Cumar Xasan Ceegaag.com …
Iyada oo aduunka daafihiisa laga ciiday ayaa magaalada Boston waxaa Dadyowga Islaamka ahi isugu soo baxeen Barxada Wayn ee Madison Park ee xaafada Roxbury, waa xaafada Soomaalidu ka degantahay badankoodu…
Dowladaha Islaamka Sida Sacuudiga,Turkiga,Cummaan,Indonesia,Malaysia Iyo Soomaaliya Ayaa Xaqiijiyay Inay Arkeen Bisha Shawaal ee Soonfur Maalinta Berito ahna Ay Tahay Maalinta Koowaad ee Ciidul Fidrida. Barito oo Axad ah kuna aadan…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Anagoo kala ah Jamaal Xaaji Cali iyo Cawil Axmed Xirsi Waxaan halkan tacsi uga direynaa dhammaan qaraabada iyo asxaabtii uu ka…
Iyada oo bishii Barakaysneed ee Ramadaan Soo gabogaboobaso ayaa waxaa fooda inagu soo haya Sadex waajibaad oo kala ah bixinta 1. Sakaatul Fidrida, 2. Oogida Salaada IID, iyo Tagbiirta Maalmaha…
Hay,adda Somali Canadian Education and Rural Development Organization (SCERDO) ee fadhigeedu yahay magaalada Edmonton ee Dalka Canada ayaa deeq raashin ah gaadhsiisay laba boqol (200) oo qoys oo danyar ah…
Waraysi dhinacyo badan taabanayay aadna u saameenayay Siyaasada deegaanada SSC ayaa waxaa lagaga qaaday madasha 60ka Cismaan Xasan Cismaan Badawi oo ka warbixiyay xaalada deegaanadaa, sababta uu uga hor yimid…
Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo madasha 60ka lagula yeeshay madaxwaynihii hore ee Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac Indhosheel ayuu si’aada uga hor yimid Heshiis ay Kahaatumo iyo Somaliland ku galeen magaalada…
Jaamacadda Muqdisho waxa ay u taagantsahay waxbarashada tacliinta sare ee dhalinta soomaliyeed iyo adeega bulshada tan iyo markii la aasaassay 1997. Jaamacaddu waxa leedahay todoba hadaf oo balbalaaran oo uu…
Wariye Cali Xaraare oo waraysi xiiso badan ka qaaday Cabdirashiid Macalin Faarax oo ka mida Aasaasayaashii Khaatumo isaga oo ka hor yimid in maamulkaasi ku biiro maamulka Somaliland. Daawo Waraysiga…
Dil dad rayida loogu gaystay deegaanka Bali-Busle oo hoostaga degmada Jariiban ee gobolka Mudug, dilkaa oo ciidamada amaanka dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ku soo qabqabteen Eedeesanayaashaas, ayaa Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed…
Iyada oo ay wadahadaladii uga socday Maamulka Khaatumo iyo kan Somaliland magaalada Hargaysa ay soo gabo gaboobeen, lagagana dhawaaqay in ay israaceen Maamulka Khaatumo iyo Somaliland si cadaaladana wax loo…
Iyada oo la galay 10kii danbe ee laga baadhanayay habeenka Awooda u saaxiibka ah ayaa waxaan doorbidnay inaan idinla wadaagno Qudbadii Masjudul Rawdada Boston oo uu qudbada ka akhriyay Sheekh…
Iyada oo ay hada fooda inagu soo hayo habeenkii u dhigmay kunka bilood ee Awooda u saaxiibka ahaa ayaa waxaan door bidnay inaad wakhtiga nagula qaadataan Surat Daha – oo uu…
Kooxda argagixisada ee Al-shabaab ayaa saaka xasuuq ka geystay deegaanka Af-urur ee gobolka bari. Sida uu u xaqiijiyay warbaahinta gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays,(Dhedo). Xasuuqa loo gaystay shacabka iyo…
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqashao shaqo ku tagay gobolada Jubooyinka iyo Gado oo loo yaqaan maaamulka Jubaland. Madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa si’aada loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo.…
Figradihiina