Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 38)

Shacabka Soomaaliyeed oo maanta muujiyay niyadwanaaga ay u hayaan Dawladooda.

Shacabka Soomaaliyeed oo maanta muujiyay niyadwanaaga ay u hayaan Dawladooda.

Daawo Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho oo maanta Cashar lama illaawaana u dhigay, kooxaha Nabad diidka ah ee ka shaqeeya buun buuninta Qabyaaladda iyo iska horkeenka Shacabka iyo…

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Xaaji Cabdi Cali Faatax (Cabdi-baradho) oo ku geeriyooday Ottawa.

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Xaaji Cabdi Cali Faatax (Cabdi-baradho) oo ku geeriyooday Ottawa.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa Saaka ku geeriyooday Magaalada Ottawa ee dalka Kanada  Allaha u naxariistee Xaaji Cabdi Cali Faatax (Cabdi-baradho) oo si weyn looga ga…

Wasiirka Maaliyada Jubaland Cabdirashiid Qalinle oo u jawaabay Odyadii Bu’aale

Wasiirka Maaliyada Jubaland Cabdirashiid Qalinle oo u jawaabay Odyadii Bu’aale

Iyada oo ay odoyo reer Bu’aale ahi ka biyo diideen Siyaasada Jubaland aadna u dhaliilay Maamulka Axmed Madoobe tasoo keentay in Gudoomiyii hore ee `ee deegaanadan hadana ah Wasiir maaliyedeed…

Odoyaal reer Bu’aale ah oo uu hogaaminayay Cabdiraxmaan Juba oo lagu waraystay madasha 60ka

Odoyaal reer Bu’aale ah oo uu hogaaminayay Cabdiraxmaan Juba oo lagu waraystay madasha 60ka

Odoyaasha oo uu waraystay Farxaan Axmed Nuur ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan deegaanadan, iyaga oo odoyadan aad uga cabanayay sida ay dawlada dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka deegaanka ee…

Sheekh Mohamed Warsame oo ku geeriyoodey magaalada Caabudwaaq.

Sheekh Mohamed Warsame oo ku geeriyoodey magaalada Caabudwaaq.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ku geeriyooday  ALLE ha u naxariistee Sheekh Maxamed Warsame oo si weyn looga yaqaannay…

Jaamacadda muqdisho iyo ururka maandeeq ee gothenburg sweden oo deeq raashin ah gaarsiiyay jubbada hoose – kismaayo

Jaamacadda muqdisho iyo ururka maandeeq ee gothenburg sweden oo deeq raashin ah gaarsiiyay jubbada hoose – kismaayo

Jaamacadda Muqdisho iyo ururka maandeeq ee gothenburg sweden oo deeq raashin ah gaarsiiyay boqol iyo kunton qoys oo ka soo barakacay gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo ka mid ah gobolada ay…

Madaxwayne Farmaajo iyo waxqabadka 100kii maalmood ee u horeeyay

Madaxwayne Farmaajo iyo waxqabadka 100kii maalmood ee u horeeyay

Barnaamij aad u xiiso badan oo laga diyaariyay 100ka maalmood ee uu xukunka lawareegay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.nala daawo Ceegaag.com…

Bandhiga Guulayste iyo golaha28ka oo Cali Xaraare iyo Yaasiin ku marti ahaayeen

Bandhiga Guulayste iyo golaha28ka oo Cali Xaraare iyo Yaasiin ku marti ahaayeen

Golaha 28ka ayaa waxaa ka furmay bandhig siyaasadeed uu daadihinayo Guulayste tasoo lagu qaadaadhigi doono Siyaasada Soomaalida iyada oo waliba lagusoo casuumi doono dad siyaasiyiin ah ama u dhuundaloola hadba…

Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo lagu waraystay madasha 60ka

Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo lagu waraystay madasha 60ka

Waraysiga oo dhinacyo badan Taabanaya ayaa waxaa qaaday wariye Farxaan Axmed Nuur ee nala dhagaysta..Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo lagu waraystay madasha 60ka Marka hore waan iskiin-barayaa oo magaceygu waa…

Madaxwayne Farmaajo oo lakulmay Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi

Madaxwayne Farmaajo oo lakulmay Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo waftigiisa oo ku sugan wadanka Qadar ayaa waxay la kulmeen Wadaadka Caanka ah Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi madaxwaynaha ayaa yidhi.  ‘Culumada Soomaaliyeed waxay kaalin muuqata ka…

Wariye Cabdimaalik oo sharcidaradii uu u xidhnaa lagasii daayay

Wariye Cabdimaalik oo sharcidaradii uu u xidhnaa lagasii daayay

Hargaysa: Ayaa saaka warkasoo baxay  madaxwaynaha Maamulka Somaliland ayaa waxa uu ku sheegay inuu cafis u fidiyay wariye Cabdimaalik Coldoon oo u xidhnaa maxaad caasimada dalka u booqatay. Wariyaha ayaa…

Hambalyo Meher: Siciid Abdi Mohamed iyo Nimco Bashir Jaamac

Hambalyo Meher: Siciid Abdi Mohamed iyo Nimco Bashir Jaamac

Waxaa shalay oo ay bishu ahayd Shaban 26, 1438 ee taariikhda Hijriyada, kuna beegan May 22nd sanadka 2017 tariikhda Milaadiga, Meherkooda ka dhacay magaalada Edmonton ee wadanka Kanada Siciid Abdi…

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Farmaajo oo booqasho ku tagay DJabuuti

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Farmaajo oo booqasho ku tagay DJabuuti

Madaxwaynaha Soomaaliya oo booqsho ku tagay Dhulka Soomaalida Jabuuti ayaa sidiiran loogusoo dhaweeyay halkaa madaxwaynaha oo ka hadlay habmaamuuskii loo sameeyay ayaa waxa uu yidhi..’Muddooyinkii aan dagaalka sokeeye ku jirnay…

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Farmaajo oo ka qaybgalay shirka wadamada Islaamka ee Riyad

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Farmaajo oo ka qaybgalay shirka wadamada Islaamka ee Riyad

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kaga qeyb galay magaalada Riyadh shirka Madaxda dalalka Islaamka iyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaasoo uu marti geliyay Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan. Madaxweyne…

Aqoonyahan Cabdimaalik Askar oo ku dhawaaqay Musharaxnimadiisa Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo

Aqoonyahan Cabdimaalik Askar oo ku dhawaaqay Musharaxnimadiisa Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo

Cabdimaalik Askar oo ah shaqsi waxbadan galiyay deegaanada SSC ilaa iyo shirkii Washington DC  August 1999, Shirarkii Columbus Ohio 2001 iyo 2007, kuwii Minnesota ee ay dadka deegaanadan kaga tashanayeen…

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi ayaa lagu Waraysan doonaa Golaha 28ka isga oo wax laga Waydiiyay Isbadalka Geeska Afrika iyo Kaalinta ONLF

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi ayaa lagu Waraysan doonaa  Golaha 28ka isga oo wax laga Waydiiyay Isbadalka Geeska Afrika iyo Kaalinta ONLF

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi ayaa wax laga waydiiyay  meesha uu marayo halganka xornimo u dirirka ee ONLF iyo Soomaaliya xaaladeeda guud gaar-ahaan dhulka ay gumaystaha Abasiiniyaanku Haystaan ee Ogaadeeniya. Sarkaalkan…

Hanbalyo: Arooska Axmed Nuur Biixi iyo Beydan Maxamed Aaden Dheere oo ka dhacay Boston

Hanbalyo: Arooska Axmed Nuur Biixi iyo Beydan Maxamed Aaden Dheere oo ka dhacay Boston

Bahada Ceegaag Online waxa ay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Axmed Nuur Biixi iyo Beydan Maxamed Aaden Dheere, oo arooskoodu ka dhacay  magaalada Boston, Massachusets , USA,  maanta…

Raysal wasaare Khayre oo xasuusiyay reer Muqdisho booska ay Soomaaliya kaga jiraan

Raysal wasaare Khayre oo xasuusiyay reer Muqdisho booska ay Soomaaliya kaga jiraan

Raysalwasaare Khayre ayaa isaga oo la hadlaya nin karmoodkii iyo gabadh kartiyeedkii reer Muqdisho ku tirtirsiiyay in Malaaqyada Muqdisholaga maareeyo, Shacabka reer Muqdishana inaysan hilmaamin inay muunadii dalka yihiin. Raysalwasaaraha…

Nabadii oo ka soo daahirtay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho

Nabadii oo ka soo daahirtay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa ka bilowday is dhexgalka shacabka ee Muqdisho arintan oo u eeg in dawladu culays saartay kooxdii argagixisada ahayd tasoo keentay niyad wanaag ay…

Waxaa soo gabogaboobay kulan xafladeedkii SAYPA bishan May 2017 Maxaa dhacay?Da..

Waxaa soo gabogaboobay kulan xafladeedkii SAYPA bishan May 2017 Maxaa dhacay?Da..

Malinnimadii Axada ee bishu ku beegnayd 05-07-2017 ayaa waxaa la qabtay kulankii Jaaliyada ay u qabanqaabiyaan Gudida Walidiinta iyo Dhalinta soo korasa ee magaalada Boston SAYPA. Kulankan oo lagu soo…