Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 39)

War-murtiyeedkii kasoo Baxay Shirkii London ee Soomaalida.

War-murtiyeedkii kasoo Baxay Shirkii London ee Soomaalida.

Shirkii arrimaha Soomaaliya oo maanta ka dhacay aqalka Lancaster House ee magaaladda London, oo  ay si wadajir ah shir gudoominayeen dowladda UK, madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo xoghayaha guud…

Sidee ayay udhacday qisada geeridii 2da marxuum ee c/raxiim Rabiish iyo maxamed saalax?.

Sidee ayay udhacday qisada geeridii 2da marxuum ee c/raxiim Rabiish iyo maxamed saalax?.

Waa habeen Arbaco ah, goobtu waa jaamacada bariga afrika faraceeda buuhoodle, saacadu waa intii udhaxaysay 8:00 PM-9:00 PM. Waxan jeclahay in aan idinla wadaago qisadan murugada badan reebtay, sida ay…

Wasiirada Arimaha Dibada ee Khaatumo oo ka qaybgashay shirka Londan ee Soomaalida 2017

Wasiirada Arimaha Dibada ee Khaatumo oo ka qaybgashay shirka Londan ee Soomaalida 2017

Shirka London oo ah mid ladoonayo in Soomaaliya lagu gargaaro si’ay cagaheeda ugu istaagto ayaa waxaa ka qayb galay dhamaan madaxda Soomaalida , sidoo kale maamulka Khaatumo ayaa waxaa uga…

Madaxwayne Farmaajo oo booqday Afgooye

Madaxwayne Farmaajo oo  booqday Afgooye

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqasha xaga dhulka ah ku tagay magaalada afgooye isga oo balan qaaday in isbuucyada fooda inagu soo haya la furi doono wadada isku…

Madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaaraha Ethiopia oo si wada jir ah u soo saaray War-murtiyeed

Madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaaraha Ethiopia oo si wada jir ah u soo saaray War-murtiyeed

Madaxda dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa si wadajir ah u soo saaray War Murtiyeed la xiriira booqasho rasmi ah oo uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmajo maanta ku tagay magaalada…

Wasiirkii Hawlaha Guud Cabas siraaji oo la dilay

Wasiirkii Hawlaha Guud Cabas siraaji oo la dilay

Innaa lilaahi wa ina ?layhi Raajicuun, Anaga oo ah Hawlwadeenada Shabakadan Ceegaag waxaan halkan ugu tacsiyadaynanaa dhaaman umadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehladii iyo qarabadii uu katagay,Wasiirkii Hawlaha Guud Cabas siraaji.…

Madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo loo doortay mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, magaalada Cadaado.

Madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo loo doortay mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, magaalada Cadaado.

Murashaxa madaxwaynenimo da D.G.Galmud #Xaaf hadaladiisi qudbada waxaa ka mid ahaa kala xirnaanta dhabad iyo galinsoor inta ay jiraan nolol iyo hormar ma gaarayno aniguna waxaan ku tuhmayaa dhibaatooyin hor leh in…

Madaxwaynaha oo Booqday Xero Barakacayaal ah

Madaxwaynaha oo Booqday Xero Barakacayaal ah

Baldaawo sida uu madaxwaynuhu doonayo inuu danyarta Soomaaliyeed uga qaada Nolosha adag ee ay ku sugan yihiin. Ceegaag.com…

Maanta waxey aheyd 1da May, maalinta shaqaalaha aduunka, oo la fasaxy dhammaan shaqaalaha dawlada Soomaaliya

Maanta waxey aheyd 1da May, maalinta shaqaalaha aduunka, oo la fasaxy dhammaan shaqaalaha dawlada Soomaaliya

Maanta waxey aheyd 1da May, maalinta shaqaalaha aduunka, waxaa la fasaxy dhammaan shaqaalaha dawlada, waxey kaloo ku soo beegantay Baarlamaankii oo shalay la xiray, waxaan idiinsoo gudbinanaa xafladii Dawlad iyo…

Wasiir Faarax Cade oo Booqasho Gaaban ku yimid Boston

Wasiir Faarax Cade oo Booqasho Gaaban ku yimid Boston

Wasiir ka mid ahaa maamulka Khaatumo, ahaana wasiirkii ugu firfircoonaa intii uusan Xilkiisa ku waayin Isku shaadhayntii lagu sameeyay Maamulkaa ayaa Booqasho gaaban ku yimid magaalada Boston. Wasiirka oo lakulmay…

Safiirka Itoobiya oo Wasiirka Arimaha Dibadu Waraaqihii ka gudoomay.

Safiirka Itoobiya oo Wasiirka Arimaha Dibadu Waraaqihii ka gudoomay.

Waxaan maanta nuqulka waraaqaha Aqoonsiga Danjirennimo uga guddoomay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Jamaludin Mustafa Omar oo Dowladda Ethiopia ay u soo magacawday Danjiraha Ethiopia ee fadhigiisu uu yahay Muqdisho. Danjiraha…

Mahadsanid Madaxwayne Farmaajo: SHAN-SAFAR HAL DIYAARAD LAGUMA KIREYN LACAGTEENA!

Mahadsanid Madaxwayne Farmaajo: SHAN-SAFAR HAL DIYAARAD LAGUMA KIREYN LACAGTEENA!

Ilaa hadda Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Fafmaajo wuxuu galay 5-safar Ma jirto hal diyaarad oo si private ah loogu kireeyay canshuurta laga qaaday dadka soomaliyeed. SAFARADA IYO DIYAARADAHA: 1-#SUCUUDIGA…..Diyaaradda Madaxweynuhu raacay…

Madaxwayne Farmaajo oo Maqaamkii Soomaaliya ee Hore lagusoo dhaweeyay

Madaxwayne Farmaajo oo Maqaamkii Soomaaliya ee Hore lagusoo dhaweeyay

Madaxwaynha Turkiga Rajiib Taa’ib Odogan ayaa qasriga wadankaa ee Istanbuul kusoo dhaweeyay madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabndulaahi Farmaajo. Madaxwaynaha ayaa lagu soo galbiyay Fardihii Cusmaaniyiinta tasoo dunida kaga fajacisay, in…

Somali Face iyo Jaamacada Muqdisho oo deeq Raashin ah Gaadhsiiyay dadka Abaartu ku saamaysay Degmada Guriceel G/Galguduud

Somali Face iyo Jaamacada Muqdisho oo deeq Raashin ah Gaadhsiiyay dadka Abaartu ku saamaysay Degmada Guriceel G/Galguduud

Iyada oo lagu gudajiro hawlaha balaaran ee gurmadka dagdagga ah ee loo fidinayo dadka soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay abaaraha ba’an ee dalkeena ka taagan, SOMALI FACES iyo Jaamacadda Mogadisho waxay…

Waftigii Madaxweynaha iyo Marwada1aad oo gaadhay wadanka Turkiga(Daawo)

Waftigii Madaxweynaha iyo Marwada1aad oo gaadhay wadanka Turkiga(Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyada Dimoqraatiga ee Soomaaliya  Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goordhow soo gaadhay magaaladda Ankara ee caasimadda dalka Turkiga. Garoonka diyaaradaha ee Ankara ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay…

Madaxwayne Farmaajo oo Baaqashadiisii ugu horeeyay ee Gudaha dalka ku gaadhay Gobolka Baay caasimadiisa Baydhabo

Madaxwayne Farmaajo oo Baaqashadiisii ugu horeeyay ee Gudaha dalka ku gaadhay Gobolka Baay caasimadiisa Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa si weyn ugu mahadceliyay shacabka magaaladda Baydhabo kadib soo dhaweyntii quruxda badneyd ee maanta loogu sameeyay Magaaladaasi. Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan ayaa horkacayay shacab faraxsan oo…

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo iyo waftigii Ajanabiga ahaa oo booqday goobo kala duwan magaalada Buuhoodle

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo iyo waftigii Ajanabiga ahaa oo booqday goobo kala duwan magaalada Buuhoodle

Warbixintan oo uu soo diyaariyay wariyaha mandaqada Wariye Cali Dhagjar ayaa ka warbixinasa Sida ay uga hawlgaleen waftigii Ajanabiga ahaa ee U kuuro kalayay xaalada Buuhoodle, Waftiga ayaa booqday Goobaha…

Wafti Maraykan ah oo Gaadhay Caasimada Kumeelgaadhka ah ee maamulka Khaatumo ‘Buuhoodle’

Wafti Maraykan ah oo Gaadhay Caasimada Kumeelgaadhka ah ee maamulka Khaatumo ‘Buuhoodle’

Masuuliyiin ka kala socday  FAO, WHO, USAID, UNESCO, UNICEF, UNDP ayaa soo gaadhay galabta wakhti gaaban magaalada  Buuhoodle oo ay u kuuro gali doonaan xaaladeeda caafimaad iyo mid nabadgalyaba. Buuhoodle…

Golaha 28ka oo lagu waraystay Gudoomiyaha Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar

Golaha 28ka oo lagu waraystay Gudoomiyaha Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar

Gudoomiyaha Maamulka Khaatumo State of Somalia Maxamuud Sheekh Cumar ayaa lagu waraystay golaha 28ka kaasoo badanaa lagu gorfeeyo Siyaasada Soomaalida siiba tan Gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa wax…

JAAMACADDA MUQDISHO IYO URURKA SOMALI FACE OO DEEQ GAARSIIYAY BARAKACAYAASHA AY ABAARUHU SAAMEEYEEN EE GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE

JAAMACADDA MUQDISHO IYO URURKA SOMALI FACE OO DEEQ GAARSIIYAY BARAKACAYAASHA AY ABAARUHU SAAMEEYEEN EE GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE

Jaamacadda Muqdisho iyo ururka SOMALI FACE waxay deeq raashin ah gaarsiiyeen laba boqol oo qoys oo kasoo barakacay gobolka Shabeelaha Hoose  abaaraha daran ee dabadheeraaday awgood. Deeqda la gaarsiiyay ayaa…