Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ururka SOMALI FACE iyo Jaamacadda Muqdisho waxay deeq raashin ah gaarsiiyeen laba boqol oo qoys oo ku bara kacay gobalada Bay iyo Bakool abaaraha daran ee dabadheeraaday awgood. Deeqda la…
Waxaa dalka dib ugusoo laabtay ardaydii Jaamacadda Muqdisho ee kasoo qayb gashay tartan dood cilmiyeed ay ka qayb galeen 46 dal iyo 88 Jaamacadood ee lagu qabtay Dooxa dalka Qadar.…
Machadka daraasaadka soomaalida (ISOS) ee hoos taga Jaamacadda Muqdisho ayaa qabtay madal xus & xusuus loogu samaynayay prof. Cali Xasan Maxamed oo ahaa guddoomiye kuxigeenkii jaamacadda muqdisho kana mid ahaa…
Casharka Siirada oo uu horay u duubay Sheekh Mustafe Xaaji Xuseen ayaa shabakadu idiin soo gudbindoontaa iyada oo ay soo ifbaxeen Qolooyin Takfiir ah oo diinta Islaamka inay Badalaan saraawiisha…
Sida aad ka aragto lifaaqa. Shacabka waxaan ka codsaneynaa inay nagala shaqeeyaan sidii looga hortagi lahaa, loona joojin lahaa afkaartan khatarta ku ah diinteena Suuban. Ceegaag.com…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” waxa uu booqasho rasmi ah ku gaaray caasimadda Abu Dhabi. Inta uu ku guda-jiro booqashada, waxa uu Madaxweynaha la kulmi doonaa…
Airport kii Hobyo ayaa maanta dib loo furay iyada Diyaaradda Starsom keentay rakaabkii ugu horeeyay waxayna qaaday Aargoosato iyo kaluun. Waxaa rakaabkii maanta ka mid ahaa Ambasador Cabdisalaan Xaaji Axmed…
Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz oo booqasho shaqo ku marayay gobolada ay Soomaalidu ugu badan yihiin wadankan Maraykanka si uu ugu kuuro galo waxa ay daneenayaan in Maraykanku ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay saddex ka mid ah Taliyeyaasha Ciidamada dowladda, iyadoo Madaxweynuhu isla maanta magacaabay Taliyeyaal ciidan. Taliyihii ciidamada xoogga dalka Maxamed…
Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa hada sheegay in ay suuro gal ahayn in wakhtigan xaadirka ah nin kaligii taliye ahi hubka sunta ku gumaado shacabkiisa. Asadka Siiriya ayaa shalay hubka…
Allow sahal amuuraha: Wasiirka Gaashaandhiga ee Soomaaliya GEN: C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa xilka ku wareejiyay wasiirka cusub ee Gaashaandhiga ee dawlada Raysal wasaare Khayre. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ee Soomaliya Cabdi Rashiid…
Wadanka Masar oo ah wadanka ugu facawayn dunida ayaa laga helay Guri Faraacineed kasoo lagu qiyaasay ina la dhisay 3,700 oo sanadood ka hor. Taalada Boqor kamida Faraaciinadii ayaa lasoo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaallka Soomaaliya ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya…
Wafti uu hogaaminayay Raysalwasaare ku xigeenka dawlada Turkiga Mudane Veysi Kaynak ayaa maanta soo gaadhay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. waftigaa oo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Eng. Mahdi…
Deeqdan oo isugu jirtay bariis, sonkor, caano, timir, baco, saliid, iyo caagadaha biyaha ayaa waxaa ka faa’idaystay in kabadan laba boqol oo qoys oo kamid ahaa dadkii ay saamaysay abaaraha iyo…
Shirka wadamada Carabta oo ka furmay wadanka Urdun ayaa waxaa ka dhexmuuqday Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Madaxwaynaha ayaa wada dadaalo uu doonayo inuu kusoo celiyo wajigii ay Soomaaliya ku…
Date:27/03/2017 Kadib falaqayn dheer iyo wadatashi mudo u socday Aqoonyahano, Siyaasiyiin iyo waxgarad qurba joogta Bahanugaaleed ka mid ah waxaanu qiimayn ku samaynay xaaladda ay maanta ku suganyihiin deegaamada SSC…
Jaamacadda Muqdisho ayaa deeq waxa ay gaarsiisay in kabadan boqol qoys oo ah dadka ay saamaynta ku yeelatay abaaraha iyo biyo la’aanta ee kasoo barakacay deegaanadoodii. deeqdan oo isugu jirtay bariis,…
Hayadda Qatar Charity oo ka mid ah hayadaha ka howgala dalka Soomaaliya ayaa bulshada oo dhanka samafalka iyo Waxbarashada, dhibaatada abaaraha iyo biyo la,aanta waxaan bilowney howlo deg deg ah oo loogu…
Waxaa Goordhow nasoo gaaray qabiilada ay kasoo jeedaan Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya oo gaaraya 26 iyo Hal Wasiir ku xigeen. Marka loo fiiriyo Qaabka ayaa waxaa ay umuuqataa in…
Figradihiina