Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Asalaamu Calaykum: ‘Waxaan caawa casho sharaf u sameeyey Musharaxiintii aanu u wada tartannay xilka madaxweynaha JFS, waxaan ka wada hadalnay sidii looga shaqeyn lahaa midnimada iyo horumarka ummadda Soomaaliyeed, kulankayagiina…
Naladaawada Cadawgii oo loo quus gooyay kadib markii Farmaajo loo Footeeyay. Ceegaag.com…
Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Siwayn ugu Guulaystay inuu wada raaciyo dhamaan dadkii isku bahaystay inay wada ka leexiyaan Qarannimada Soomaaliyeed ku waa soo kala ahaa 1. Maamul Goboleedada 2. Itoobiyo…
Musharax Madaxweyne Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa waxaa caawa gurigiisa ay ugu yimaadeen musharaxiinta kala ah Shiikh Shiriif Shiikh Axmad, Raisulwasarihii hore ee Saacid, xubna kale oo ka mid ah…
Maansada: Kaadir “Ka dare” Geeriyaay kadeedleey Kurbo iyo xanuunleey Kadab gooya halisaay Kalgacayl yareeyaay Kaadirrada dhammaysaay Kooraha u rarataay Kaymaha xabaalaha Hadba kadin aguugaay Hadba koox ka nixiyaay In kastoo…
Musharax Madaxweyne Maxamad C/llahi Farmaajo oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka Hadlay Arimaha Doorashooyinka. Musharax Farmaajo waxa uu Weerar kulul ku qaaday Xasan Shiikh…
Waxaa caasimada dalka ee Muqdisho ka dhacay weerar waxashnimo ah oo dad u adeegaya cadawga umada Soomaaliyeed geesteen, kuwaasoo xaga saanta inagala mid ah ay ka fuliyeen goobaha shacabka iyo…
Cali Maxamed Axmed Cali Daacuun ayaa eedeemo xoogleh dusha uga tuuray maamulka Dawlada Puntland, isaga oo sheegay in lagaga guulaystay loolankii siyaasadeed ee Soomaaliya awoodii dalka ay maroorsadeed xoogaga kasoo jeeda…
Habeenimadii xalay ayaan madasha 60ka lagu waraystay dhalinyaro Soomaaliya oo usoo Hijrooday wadankan Maraykanka, kuwaasoo dib loogu celinayo Magaalada Muqdisho. Dhinaca kale dhalintan ayaa sheegay inay xidhnaayeen in ka badan…
Waxaa malin shalay ahayd ka dhacay banaan baxyo lagaga soo hor jeedo madaxwaynaha cusub ee maraykanka oo isagu xukunka ku yimid hab qabyaaladaysan oo cunsinimo ah ayaa waxaa dhamaan badanaa…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee Qarammada Midoobay (ICJ) waxay soo jeedin doontaa go’aanka ay ka gaartay diidmada hordhaca ah ee Kenya ee dacwadda soohdinta badda ee ay Soomaaliya ku…
Waraysi aad u xiiso badan oo madasha 60ka lagula yeeshay Cali Maxamed Axmed Cali Daacuun isaga oo sheegay inuu ka warwarsan yahay in aysan doorasho ka dhicidoonin Soomaaliya. ‘Wax saacad…
Jaaliyada khaatumo ee ku dhaqan wadanka India gaar ahaan Hyderabad ayaa xalay ukala hadhin xaflad ay soo qabanqabiyeen ururka MAKI (Midowga Ardayda Khaatumo ee India ) taasoo si heersara loso…
Waxaa madasha 60ka oo ah goob lagu falanqeeyo faaqidaada siyaasadeed iyo jawiga uu hadba ku jiro dalka iyo dawlada Soomaaliya ayaa waxaa marti ku ahaa Xildhibaan Axmed Ducaale Geele Xaaf…
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maant lagu wadaa in ay doortaan guddoomiyaha golahaas hogaamin lahaa afarta sano ee soo socota, iyadoo diyaar garow aad u balaaran uu ka socdo xarunta golaha…
Ahmed Hussen oo ah nin muwaadin asal ahaan kasoo jeeda dalka Soomaaliya ayaa maanta loo magacaabay inuu noqdo wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha ee dalkan Kanada. Ra’iisal wasaaraha Kanada Mudane…
Waxay ahayd madal cilmiyeed farxad leh! Waxaa inna daashaday colaad, abaar, gaajo, qaxooti, barakac, musuqmaasuq iyo waxyaabo kale oo laga naxo, oo dhegaheenna ku soo dhaca markiiba Soomaaliya la soo…
Waxaana uu musharraxu uu goobta kusoo bandhigay barnaamijkiisa siyaasadeed iyo qorshaha uu rabo in uu ku hoggaamiyo dalka Soomaaliya. Mudane Farmaajo ayaa khadubaddiisa waxaa uu diiradda ku saaray sida uu wax…
Jalliyadda Khaatumo ee Alberta ayaa si adag uga soo horjeestay, wada hadalkii magaalada Addis Ababa ku dhexmaray Somaliland iyo khaatumo kuna saabsanaa sidii degaannada SSC loogu gacangalinlahaa maamulka Soomaaliland .…
Wariyaha UniversalTv ee magaalada Buuhoodle Khadar Cusmaan oo waraysi ka qaaday madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh wiigii hore ayaa waxa uu madaxwaynuhu u shaagay reer Khaatumo in ‘Hal…
Figradihiina