Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Munaasabad aad u heer saraysa oo si wayn loo agaasimay oo loogu maamuusayay 9 sagaal macilin oo u dalacay darajooyinka sare ee PhD-da. 3 sadex ka mid ah macalimiintaas waxay…
Marka laga reebo Garaadka Guud ee beesha Dhulbahante Ismadooda intii xilka Khaatumo darteed ku wayday iyo inta la socotay Khaatumo, kuwii ku noqday Puntland iyo kuwii u galay Somaliland ayaa…
Xildhibaanka oo waraysigiisa la sugayay mudo wiig ah ayaa ka hadlay xaalada siyaasada Soomaaliya siiba xaalada Maamulka Dawlada Puntland, waxayaabaha uu xildhibaanku ka dhawaajiyay waxaa kamida Siyaasada Madaxwayne Cabdi wali…
Waxaan maanta kulan qado la qaatay xildhibaannada labada aqal ee laga soo doortay deegaan doorashada Dowlad Goboleedka Jubaland. Xildhibaannada waxaan iska wareysannay duruufaha dalka ka jira, doorashooyinka nagu soo fool leh…
Wasiirka ugu magaacaban arimaha dibada maamulka Somaliland ayaa sheegay inuusan aqoon saneen maamulka Khaatumo balse uu kula hadlay dad reer Somaliland ah magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya, Hadaba bal nala…
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaaldagey sanadguuradii 4aad ee Aasaaskii Jaalliyada DDSI ee gobolkan Alberta, ayaa lagu qabtay St. John’s Cultural Centre ee magaalada Edmonton.…
Waxaan halkan mahad celin aan lasoo koobi karin u diranaa dhamaan qoyskayaga iyo asxaabtayada oo si aanu ku qanacsan nahay uga soo qayb galay arooskayaga oo ka shacay sabtidii dhawayn magaalada Manases ee…
Salaan iyo mahadcelin ay hawada sigaara ugu soo marinayaan Umulkhayr Cali Cawl iyo Cabdirisaaq Maxamed Xaaji Cali iyaga oo u mahad celinaya dadkii kasoo qayb galay Arooskooda siiba reer Boston sigaarana ugu…
Waxaa maanta oo ay bishu 21-ka Rabi Al-Awwal sanadka 1438 taariikhda Hijriyada, kuna beegan December 20, 2016 tariikhda Milaadiga, Meherkooda ka dhacay magaalada hargeisa ee dalka Somalia Abdiqadir Cawil Maxamed iyo…
“INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxa shalay cisbitaal ku yaala magaaladaDjiboutiee caasimada dalkaDjiboutiku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Daahir Suldaan Seed. Alle ha unaxariistee Marxuum Daahir…
Gudiga xalinta khilaafaadka ee doorashooyinka dadban ayaa diiday 11 xildhibaan oo horay loo doortay. Xildhibaanada doorashadooda la diiday ayay 5 kamid ah kasoo jeedaa Koonfur galbeed 2 Hirshabeele 2 Puntland…
Waxaa lagasoo guuray dhamaan deegaano badan oo ku xeeran magaalada Ceegaag, waxaa iyana culays ka yimid dadkii deegaanka oo iyaguna kusoo xarooday magaalada Ceegaag taasoo dhibaato wayn ku noqotay daryeelka…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Jig-jiga ee dalka Ethiopia ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Sheekh Maxamed Ciise oo ka mid ahaa wadaadada ugu…
Waxaa si xawli ah u socda doorashada xildhibaanada Aqalka Sare iyo kan Hoose iyada oo la rajaynayo in lasoo gabo gabeeyo maalmaha fooda inagu soo haya. Hadaba xagee ayuu marayaa…
Waraysiga oo inoo qaaday Wariye Farxaan Axmed Nuur isaga oo waraystay Cali Daacuun oo isna sheegay in aysan doorashada Soomaaliya aysan ku soo baxaynin nin aan u dhalan beesha Hawiye…
Waxa Castro uu u babar dhigay toban madaxweynayaa oo Maraykanka ah have ugu horeeyey Kenedy, Obamana hagu dambeeyee. Soomaalise gaf ayuu ka galay. Fidel Castro xalyto ayuu geeriyooday. Nin la…
Wakiilka qaramada midoobay ee Soomaaliya Michael Keaton oo waraysi siiyay Telefishanka Qaranka isaga oo dalka u kala qaybiyay labawadan Waqooyi iyo Koonfur. Daawo adiga ayaa yaabi doonee hadii aad fahanto luqda…
Waxaa caawa markii u horaysay kulan ku yeeshay Tobin Community Center waalidiinta iyo dhalinta soo korasa ee Soomaalida reer Boston, kulanka ayaa lagu qaadaa dhigay lamahuraannimada midnimada Jaaliyada, iyo ku…
Wariye Siyaad ayaa Madhasha 60ka ku waraysta wariye madaxbanaan Maxamed ‘Lakyman’ oo kusugan magaalada Gaalkacayo isga oo ka waryasta meesha ay maraso xaalada nabadaynta magaaladaa oo dirir xoogani ku dhexmarayso…
Boston, Nov 16, 2016(Ceegaag) Wararka ka imanaya magaalada Boston ee cariga maraykanka ayaa waxaa ay sheegayaan in halgamaagii waynaa ee reer Ogaadeenya DOOLAAL uu gaadhi ku jiinay meel u dhaw…
Figradihiina