Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Nin dhalinyaro ah oo la oran jiray Qaasim, oo u shaqaynayay dawlada ayaa waxaa gurigiisa hortiisa ku dilay nin cadaana dilkan ayaa waxaa looga shaki san yahay inuu salka ku…
Minneapolis Nov 09, 2016 (Ceegaag). Ilahaan ayaa noqotay gabadhii ugu horaysay ee Haayadaha sharci dajinta ee wadankan Maraykanka kursi ka hesha taasoo guulwayn u ah Soomaalida reer Minnesota. Ilahaan, oo 34…
Ceegaag Nov 06, 2016 (Boston) Waraysi aad u xiiso-badan ayaa lagula yeeshay dhalinta hogaaminasa dagaalka lagula jiro cadowga Absiiniyaanka ee xooga ku haysta dhulkeena oo uu gumaystihii Ingiriisku ku wareejiyeen…
Maamulada Khaatumo iyo Somaliland oo kuwada hadlay Itoobiya, Wasiirka arimaha dibada ee Khaatumo Shabac ayaa VOA waraysi uu siiyay waxa uu ka yidhi Shirarkaa ka dhacay Adisababa. Ceegaag.com…
Siciid Maxamed Waaberi, oo ah Guddoomiyihii hore ee Qandala haatana ah xisaabiye katirsan wasaarada maaliyada Puntland oo wareysi siiyay saxaafada, ayaa sheegay in guud ahaan shacabkii ku noolaa Qandala ay…
November 1 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa shaqada ka eryay xubno muhiim oo aad ugu dhowaa, kuwaasoo ay ku jiraan Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Maaliyada Xukuumadda Itoobiya. Is…
Waraysiga oo muhiimadiisu ku qotontay wacyi galin meesha uu marayo halganka xoraynta Deegaaanada Ogadeeniya ayaa waxa Maxamed Rashiid ka war bixiyay safaro uu ku marayo waqooyiga Ameerika kuwaasoo kor loogu…
Waa tix kooban oo aan tiriyay markii booskaan u sharaxnaa ee Aqalka Sare qoondo-dumar kali ahi ku tartamaan loo bedelay! Haduu calafkay galo aqalka sare waan heli lahaaye Tolku ima…
Kalfadhiga oo la quud-dareenayay inuu ka furmo magaalada Laascaanood ayaa ka furmay magaalada Xorta ahee Buuhoodle…Daawo …
Is buucyo ka hor waxaa Gobolka Alberta laga Hirgeliyay sharci, kaa soo u ogalaanaayo dhibanayaasha shaqaaqada qoyska in ay ka bixi karaan heshiiska Guriga (Guriga ay deganyihiin) Ganaax lacageed la’aan.…
Aug. 21, 2017 waa maalinta la filayo inay qoraxdu madoobaato mudo labo daqiiqi iyo bar ah, markii u danbaysay ee cadad intaa leeg ay qoraxdu madoobaato waxay ahayd June 8, 1918.…
Munaasabad lagu gudoonsiinayay shahaado arday ka qalin jabisay barashada isticmaalka aalada Qaybayaasha(Computer) ayaa lagu qabtay magaalada Ceegaag taasoo ay kasoo qaybgaleen dhamaan qaybaha bulshada ee kala duwan. Shirkada Dhinaca culuunta…
Agaasimaha machadka Ustad Mustafa Cabdullaahi Feyrus ayaa kula dardarmay aqoonyahanka iyo wax garadkii ka soo qeyb galay aqoon isweydaarsigaan socday 2-da cisho in ay sii xoojiyaan cilmibaarista si loo helo…
Waxaan ku bilaabayaa Magaca Ilaahay, Ku:Odayaal dhaqameedka(Cuqaal iyo Isimo) Ku:Ergooyinka doorashada Xildhibaanka Ku:Shacabka degmada Taleex iyo deegaanada hoosyimaada Ujeedo,yaa dani ugujirtaa inay doortaan oo wax u qabankara markay u baahdaan.…
…
Jawhar Oct 06, 2016 Ceegaag.: Wararka aanu ka heleyno Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku soo warramaya in qaar ka mid ah Beelihii ka qeyb galayay Shirka Magaalada…
Tababar lagu baranayay tayeynnta adeegsiga af-Soomaaliga ee dhinaca Warbaahinta uuna soo qaban-qaabiyay Akadeemiyo Goboleedka Af-Soomaaliga ayaa maanta lagu qabtay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Munaasabadii furitaanka tababarkaasi ayaa…
Waxa loogu yeedho Isimada oo baryahan ku mashquulsan sidii ay u qaybsan lahaayeen xubnaha Baarlamaanka ee deegaanada Khaatumo ee masuulka looga dhigay in laga xulo maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa…
Anigo ah Najiib Shino waxaan halkan tacsi uga soo dirayaa, Ehelki uu ka baxey marxuumki Alla ha u naxaristo Mahamed Hasan Qambi oo ku geeriyoday dalka ingiriiska. Waxaanu lee yahay…
Xaflad qalin jabinta gabdho gaaraya 80 hablood oo dhamaystay tababar macalinnimo ayaa lagu qabtay hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho. Tababarkan oo socday muddo 2 sano ah ayaa macalimiinta latababarayay ay…
Figradihiina