Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Gaalkacayo dhinacyadeeda waqooyi iyo koonfurba ayaa xaqiijinaya in ciidamada PSIda ay weerareen ciidamo biyo dhaamis ku jira oo kamid ahaa ciidmada maamulka Galmudug, sababaha dhaliyay weerarkan…
Abwaan C-Jabiye oo ku magac dheer Jeneraalka ayaa kabaha la dul maray beesha uu ka dhashay ee Mareexaan kadib markii ay ku shibiro waaqleeyeen iyaga oo ka biyo diidsan Gabayadii…
QORAAL RASMI AH OO IS-FAHAM AH OO DHEXMARAY DAWLADDA FEDERAALKA KUMEELGAARKA EE JAMHUURIYADDA SOOMAALIYA IYO DAWLADDA JAMHUURIYADDA KENYA OO MIDKASTA UU QIRAYO DIIDMO LA’AAN KU SAABSAN IN AY GUDDIGA XADAYNTA…
Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo khudbad u Jeedinayey Qaar kamid ah Jaaliyadaha Soomaaliyeed ayaa Wuxuu siwayn uga hadlay Xaalada Soomaaliya, Wuxuuna sheegay in dhibaatada Soomaaliya ay…
Xaflad lagu soo gabagabeynayey todobaadka dhaqanka jaamacadda Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada muqdisho. Maalmihii uu socday todobaadka dhaqanka jaamacadda muqdisho ayaa ardayda ku soo bandhigeen hal-abuuro kala gadisan Oo…
Maamulka Somaliand Ayaa Si aad ah uga Carooday Shirkii Madaxda Wadamada IGAD Ee Ka Furmay Magaalada Muqdisho Shalay oo Talaado aheyd. Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed (Siilaanyo) oo Xalay Waqti dambe…
Madaxwaynaha wakhtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Xasan SheekhMaxamuud ayaa shir gudoomiyay shirkii IGAD oo ahaa kii 28aad oo ay kasoo qayb galeen Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Madaxweynaha Kenya, Madaxweynaha Uganda, iyo Wasiiro…
(Iida Odxiyada, Sep 12, 2016 Ceegaag Online) Dhamaan Ummada Islaamka gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed ee Muslimiinta meelkaste oo ay dunida ka joogaan Maamulka Ceegaag Online waxa ay idiin rajeynayaan in aad…
Waxaa wiigii dhawaa lagu soo gabogabeeyay magaalada Boston Koobka kubada Cagta oo oo la qabanayay 30kii sanadood ee tagay. xaflad heer sare u agaasiman ayaa lagu sagootiyay koobkii sanadkan kaasoo…
Abwaan Helaale oo ah abwaan Gobanimodoon ah oo kamida Jabhada Xoraynta Ogaadeeniya ayaa sugayay inta ay wakhtiga kursiga Villa Soomaaliya ka dhamaanayo, Dhagta Furo waxaan Kuu dhexgalin Faalo Dhumuc wayne:…
Bayaan kani oo ku suntan September 3,2016 ayaa waxaa soo saaray Qurba jooga beesha Reer Faarax Cali waxaana uu daba socdaa Baaqii nabadeed ee beesha Reer Samakaab Cali dhowaan soo…
Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay ayna kasoo qaybgaleen masuuliyiin kakala socotay baarlamaanka federaalka Soomaaliya, safiiro, bulshada rayidka, aqoonyahaaniinta iyo masuuliyiinta jaamacaddaha dalka laguna maamuusayay xilwareejinta guddoomiyihii ee Jaamacadda…
Nin Yuhuudi is qarinaya oo xidhan shaadh Faransiis ama Swiss ah ayaa ku waaniyay reer Somaliland inay dagaal ku bilaabaan Jabuuti. Dhinaca kale waxa uu yidhi Dhulbahante waxaad ka disheen…
Duqa magaalda Boosaaso Eng. Yasin Mire Maxamuud ‘Sayid’ oo safar shaqo ah ku maraya dalkan Maraykanka oo haatan ku sugan magaalada qadiimiga ah ee Boston ayaa jaaliyadu ugu samaysay casho soo dhaween…
In kabadan 80-tan arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho dhigtana Jaamacadda Muqdisho qaybaheeda kala duwan ayaa loosoo gebagabeeyay tababar lagu xoojinayo luqada carabiga socdayna muddo 2 bilood ah ayaa…
Waxaanu tahniyad u diraynaa garaadka cusub ee Guuleed Garaad (Barkad), garaad Maxamed garaad Abshir Maxamed oo maanta lagu magacaabay magaalada Widhwidh. Garaad Maxamed waa nin aanu ku noqaano diin jacayl,…
Wararka aanu ka helayno degmada Ceegaag ee gobolka Cayn ayaa sheegaya in Horgalo degaanka ka soo jeeda isku dayeen shalay makhribkii in ay si tuugo ah uga bilaabaan diiwaangalin-ku sheega…
Doqa magaalada Boosaaso oo safar shaqo ah ku maraya gobolada wadankan maraykanka ayaa soo gaadhay magaalada Boston abaarihii 11:25 Habeennimo kadib marlii uu martiqaad kahelay madaxa siyaadada Puntland u qaabilsan…
Boocame, Sool Aaskii Allaha U Naxariistee Ugaas Cabdillahi Ciise Nuur, Waxa Marka U Tacsiyadeenayaa Umada Soomaaliyeed, Duubabka Soomaaliyeed si gaar ah Ehelkii iyo Qaraabadii Marxuum Ugaas Cabdillahi Ciise Nuur Janadii…
Figradihiina