Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Dhamaan Maamulka madasha 60ka iyo Mudanayaasha, Marwooyinka ku qaadaadhiga Siyaasada Soomaalida ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii Gen: Maxamed Cali Samatar oo ku geeryooday wadankan Maraykanka…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa dalka Turkiga ku geeriyooday ALLAHA u naxariistee Ugaas Abdillaahi Ciise Nuur oo kamid ahaa isimada Khaatumo. Ugaas Abdillahi ayaa…
Waxaa shalay oo ay bishu ahayd Dhul Qadah 3, 1437 ee taariikhda Hijriyada, kuna beegan August 6, 2016 tariikhda Milaadiga, Meherkooda ka dhacay magaalada Manassas ee gobolkaVirginia, ee dalka Maraykanka,…
Magaalada Brussels ee wadanka Belgium ayaa lagu qabtay shir Saxaafadeed ay isugu yimaden Aqonyahano iyo dhamaan waxgarad kasoo jeeda deeganada Sool iyo weliba Degmada Awr bogays. Kulankan oo lagu taageerayay…
Ugaaska ayaa u yimid Boston Soo Booqashada Qoyskiisa oo intoodii badnayd dagan yihiin 25kii Sanadood ee ina dhaafay. Ugaaska ayaa la filayaa inuu samaysto baadhitaano Caafimaad inta uusan ku noqon…
Innaa lillaahi waa innaa ilayhi raajicuun. Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynnaa dhammaan qoyskii iyo ehelkii ay ka baxday marxuumad Yusur Aaden, oo Jimcihii 22-July-2016 ku geeriyootay magaalada Jabuuti,…
War Murtiyeedka Shirka wadatashiga Maamulka Khaatumo July 21-23rd, 2016, Nairobi, Kenya 1. Shirka waxaa laga soo saaray war murtiyeed ku aaddan nabadaynta beelaha colaaddu ku dhexmartay koonfurta gobolka Sool, iyadoo…
Gudoomiyaha Jaaliyada Khaatumo ee Gobolka Sool ayaa si kulul u dhaleeceeyay shirka hoosaasinta ah ee ladoonayo in lagu marin habaabiyo laguna kala qaybiyo deegaanada Gobolka Sool, Isaga oo ka digay…
Musharax Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed Dhoore oo y sharaxanaa Aqalka Wakiilada Somaliand oo maanta laguwaryastay Madhasha lixdanka ayaa sheegay inuu ka tanaasulay Musharaxnimadiisii dadkiisana uu dhinaca kagalayomaadaamaay Xukuumadiisii Duulaan Ba’an ku…
July 10, 2016 Edmonton, Alberta (Ceegaag) Xaflad ballaadhan oo ay soo qabanqaabiyeen dalladda ururada Soomaalida ee ka hawlgala gobolka Alberta gaar ahaan magaalada Edmonton ee loo yaqaan Somali Canadian Organizations…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxa goordhawayd dalka Sweden ku geeriyoodey Garaad Abshir Salaax Maxamed oo ka mid ahaa madaxdhaqameedka Khaatumo. Garaad Abshir ayaa…
KU: Dr Cabdiwali M Cali Gaas, Maxadweynaha Dawlad G. Puntland Sh Axmad Moxamed Islaam Maxadweynaha Dawlad G. Jubaland Dr Cumar Cabdirashiid A Sharmarka Ra’iisal Wasaaraha DF Soomaaliya Ujeeddo: Beesha Geri Koombe ee …
Garaad Jaamac ayaa baaqnabadeed lasoo saaray waftigaa oo ku booqday gurigiisa Saaxdheer. Sheekh Cabdinaasir oo kamida isna waftigaa ayaa ugu baaqay nabad beelaha Bahararsame iyo Qayaad. Garaadka ayaa ku tilmaamay…
Daalaco waa PDFfile e Qaab Dhismeedka Cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Ceegaag.com…
Afur wadareed ay iska kaashadeen jaamacadda muqdisho iyo hay’ada Qatar charity loona qabtay ardayda dhigata jaamacadda muqdisho ayna kafaala qaaday hay’ada qatar charity ayaa afur loogu sameeyay magaalada muqdisho. …
Machadka daraasaadka Soomaalida (ISOS) ee hoos taga Jaamacadda Muqdisho ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 9/6/2016-ka qabtay daahfur loo sameeyay buuga Diiwaanka Maansooyinkii lamagac baxay “Qaskii Loo Durbaan Tumay”…
LIFAAQA I: Qorshaha Hirgelinta iyo Jadwal Waqtiyeedka Waqtiga Hawsha Mas’uuliyadda June 2016 (Ramadaan) …
Buuhoodle: June 25, 2016. Iyada oo ololaha doorashooyinka xildhibaanadu galeen heer xasaasi ah ayaamusharixiintuu xusul ddunam yihiin xagxaga shada codadka Shacabka Xuquuqda Sawirada Wariyaha Mandaqada: Cali Dhagjar Ceegaag.com…
Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP iyo qaar ka mid ah Wariyayaasha ka hawlgala magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa shir ay isugu yimaadeen si adag u cambaareeyay hadal kasoo yeeray…
Figradihiina