Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 49)

Cali Daacuun oo madha 60ka Kaga Gariiriyay shaaciyayna sida Siyaasada Soomaalidu u socoto

Cali Daacuun oo madha 60ka Kaga Gariiriyay shaaciyayna sida Siyaasada Soomaalidu u socoto

Cali Daacuun, ayaa sheegay Daarood uunbaa Dawlad nimo raba, reer xamarka dadkii waynacsiiyeen, xamar waxay noqotay magaalo reer. dhinaca kale waxa uu ka hadlay sida qabiilada Soomaalidu u wada rakaadinayaan…

Suldaan Cabdicasiis Maxamuud Yuusuf ‘Afguduud’oo laga waraystay Shaqaaqadii Bari

Suldaan Cabdicasiis Maxamuud Yuusuf ‘Afguduud’oo laga waraystay Shaqaaqadii Bari

Nabadoonka ayaa ugu horayn iska fogeeyay  hadalada sheegaya inuu ka xanaaqsan yahay jagadii walaalkii laga qaaday balse uu doonayo inuu kahadlo dhacdadaa oo uu ku tilmaamay Gardaro Garab Og. Dhagayso…

Daarood waa dadka lahaysto isna la haysta, xaalkoodu waa Shibirayahow heesa C/Dacun

Daarood waa dadka lahaysto isna la haysta, xaalkoodu waa Shibirayahow heesa C/Dacun

Cali daacuun oo badanaa laga waraysto madasha 60ka hadba arimaha siyaasada Soomaalida tasoo uu si adag uga hadlo musuqmaasuqa siyaasadeed ee dalka hadheeyay. Cali Daacuun ayaa ugu duur xulay Xasan…

Ganacsade Maxamed Cabdi Caraale Jabuutaawi oo lagu waraystay madasha 60ka

Ganacsade Maxamed Cabdi Caraale Jabuutaawi oo lagu waraystay madasha 60ka

Jabuutaawi oo ah nin ganacsade ah oo ku sugnaa dalka ilaa iyo intii uu hanaqaaday. ayaa isagu shegay inuu ku dhiiraday in lahelo wado dhismo ah oo isku xidhi doonta…

Cali Axmed Faatax oo lagu waraystay madasha 60ka

Cali Axmed Faatax oo lagu waraystay madasha 60ka

  Cali ayaa ku dhawaaqay in uu yahay madaxwayne Gobol loogu yeedhay Waqooyi Bari, Cali Axmed Faatax  ayaa horay u ahaaa Wasiirka qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Puntland . DhagaysoCali…

Madaxweynaha Jubaland oo Maxamuud Sayid umagacaabay madaxweyne kuxigeenka Jubaland

Madaxweynaha Jubaland oo Maxamuud Sayid umagacaabay madaxweyne kuxigeenka Jubaland

Munaasabada hada kusoo gaba gaboowday xarunta madaxtooyada Jubaland ayuu madaxweynaha Jubaland Axmed Maxmed Islaam ku magacaabay labadiisa kuxigeen.Qoraal uu saxaafada u akhriyay afhayeenka dowlada goboleedka Jubaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa…

Kenya earmarks $10 mn to close world’s largest refugee camp

Kenya earmarks $10 mn to close world’s largest refugee camp

Kenya hosts some 550,000 refugees in camps in the north of the country (AFP Photo/Tony Karumba)More Nairobi (AFP) – Kenya said Wednesday it had set aside $10 million to help…

Afhayeenka Gobolka Bari Zakariye Xaaji Siciid oo lagu waraystay Madasha 60ka

Afhayeenka Gobolka Bari Zakariye Xaaji Siciid oo lagu waraystay Madasha 60ka

Zakariye ayaa ka xog waramay xaalada Gobolka Bari iyo qulquladihii ka dhacay wiigii hore, waxaana Hadaladiisii kamid ahaa….Zakariye Xaaji Siciid Ceegaag.com…

Suldaan Mustafe Maxamuud Awseed oo laagu caanashubayo 30ka bishan Fiqinimadii Fiqi Shini

Suldaan Mustafe Maxamuud Awseed oo laagu caanashubayo 30ka bishan Fiqinimadii Fiqi Shini

Magaalada Adhicadeeye oo ayaa waxaa ka dhacaya caano shubka  isinka Fiqishini bishan 30 keeda, Hadaba nala daawo sida diyaar garawga ay odoyada qaban qaabada caleemasaarka uga hadleen. Ceegaag.com…

Cali Maxamed Axmed oo lagu waraystay madasha 60ka

Cali Maxamed Axmed oo lagu waraystay madasha 60ka

Xildhibaan Cali Daacuun oo madasha 60ka u waramaya ayaa sheegay in heshiiska Garoowe waxaa laygaga qaatay wax aan lahaa maadaama aan tashan waayay. Waxaan ahay cad bisil cidwalbaaba way I…

Daaqad Taarikheed Ceegaag May 04, 2008

Daaqad Taarikheed Ceegaag May 04, 2008

3-ka mid ah Askarta Ethiopia ayaa ku geeriyootay qarax iyo dagaal ka dhacay Isgoyska Telefishinka ee degmada Yaaqshid. (Muqdisho, May 04,  2008 Ceegaag Online) Riix Halkan si aad u Aragtid…

Ciidamada Xooga Dalka oo ku ruqaansay Argagixisadii fadhiday Gob. Shabeelada Dhexe

Ciidamada Xooga Dalka oo ku ruqaansay Argagixisadii fadhiday Gob. Shabeelada Dhexe

Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa waxaa ka socda howlgalo ballaaran oo la doonayo in maleeshiyaadka Al-Shabaab looga saaro guud ahaan deegaanada ay ka joogaan Gobalkaasi. Howlgalkaan ayaa waxaa hogaaminaya Taliyaha ciidanka…

Abwaan Maxamed Ali Aadan oo u Gabayay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Abwaan Maxamed Ali Aadan oo u Gabayay  Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Abwaan Maxamed Ali Aadan oo ka mid ah murtimaalka Soomaaliyeed ayaa gabaygan wuxuu kaga hadlayaa dhibaadata laga dhaxlay xukunka Daamel jadiid iyo sida Madaxweyne Xasan Maxamuud uusan uga danqan dalkeena,…

Roobab Lagu Diirsaday oo Ka Da ay Degmada Ceegaag

Roobab Lagu Diirsaday oo Ka Da ay Degmada Ceegaag

Degmada Ceegaag oo mudooyinkani ay ka socdeen ducooyinka Eebe looga baryayo Roob-doonka ayaa maanta ka da’ay Roob lagu diirsaday oo guud-ahaan Degmada  laga dareemay,iyadoo Shacabka magaaladda Alle u mahad-celiyay Masaajidyadana…

Interior CS Nkaissery meets the Mare-han clan leaders

Interior CS Nkaissery meets the Mare-han clan leaders

Interior security cabinet secretary Joseph Nkaissery met with Somalia’s Marehan clan leaders amidst speculations that the clan might have played a role in the El Ade’s attack on KDF. The…

Ra’iisul Wasaare Sharmaake oo sheegay Ciidamadii bedeli lahaa Amisom in Ruushka uu u dhisaayo Somaliya..

Ra’iisul Wasaare Sharmaake oo sheegay Ciidamadii bedeli lahaa Amisom in Ruushka uu u dhisaayo Somaliya..

(Ceegaag Apr 24, 2016) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Somaliya Cumar Cabdirashiid  Cali Sharmaake ayaa sheegay in dowladda Ruushka ay dowladda Somaliya u diyaarin doono ciidankii badali lahaa kuwa midowga Afrika ee Amisom .…

Xildhibaaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo su’aalo adag waydiiyay madaxwayne ku xigeenka (Daawo)

Xildhibaaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo su’aalo adag waydiiyay madaxwayne ku xigeenka (Daawo)

Garowe(Ceegaag Apr 24, 2016) Xildhibaan Mustafe Bille Maxamuud oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa madaxwayne ku xigeenka kaga yaab saday ka dib markuu si cad ugu sheegay inay shacabka been…

Maamulka Khaatumo oo dhisanaya Ciidan Goboleed

Maamulka Khaatumo oo dhisanaya Ciidan Goboleed

Buuhoodle (Ceegaag Apr 24, 2016) Maamaulka Khaatumo ayaa iskudubaridaya Ciidamada afka qalaad lagu yidhaahdo National Gourd (Ciidan Goboleed) kasoo ka hawlgalidoona dhamaan deegaanada Maamulkaa oo haatan dadkoodu diyaar u yihiin inay…

Shir Saxaafadeed ay soo Saareen Jaliyada Khatumo ee Wadanka Belgium

Shir Saxaafadeed ay soo Saareen Jaliyada Khatumo ee Wadanka Belgium

Jaaliyada  khaatumo state ee wadanka Belgiumka ayaa maanta waxay si ramsi ah usoo dhaweeyeen goaanka uu qaatay madaxwaynaha maamulka khaatumo state mudane Cali khaliif galaydh go aan kaas oo ahaa…

Dib u milicso sooyaalka Taarikheed: Maantoo kale Ceegaag April 23, 2008 Waraysigii Caanka ahaa ee Fu’aad Aadan Cade

Dib u milicso sooyaalka Taarikheed: Maantoo kale Ceegaag April 23, 2008 Waraysigii Caanka ahaa ee Fu’aad Aadan Cade

Hargaysa, April 08 Fu’aad Aadan Cade oo waraysi dheer oo dhinacyo badan taab-anaya siiyaay Shaba-kadan Dhagayso Ciidamada Ethiopia ayaa xalay falal isugu jira dil iyo burbur ka geystay Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee…