Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
…
Sidoo kale Waxaa Kulankaasi goob joog ahaa Garaadka Guud ee Beesha Reer Isaaq Garaad Bashiir Garaad Makhtal daahir iyo Masuuliyiin kale. Hogaan Kuxigeenka Nabad Galiyada Dawlad deegaanka Axmednaasir Soofe Ayaana…
Waaxda Arrimaha Bulshada Dowladda Hoose ee degmada Boosaaso ayaa waxa ay saaka olole nadaafadeed oo hor leh ka samaysay xeebta u dhexaysa Dekedda iyo Hotel Gacayte, ujeedka ololahan oo ah…
Ceegaag.com…
Ceegaag.com…
Waa Deyrtii 1998, aroor hore ayuu gaari Toyota 4×4 ah nagala dhaqaaqay illinka hore ee hotel Midnimo ee magaalada Muqdisho, halkaa oo ay xafiis ku lahaayeen koox wariyayaal ah oo…
Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun: Suladaan Cabdirisaaq Suladaan Cali Baale ayaa ku geeryooday xarunta dawlada Puntland ee Garoowe, Suldaanka oo ka mid ahaa jaaliya Boston 25 sono ee ina dhaafay ayaa…
Waxaa mar kale soo gaadhay xafiiska suugaanta ee Ceegaag.com maanso ay hooyo Soomaaliyeed Madiino Xaaji Aadan shacabka Soomaaliyeed ku waydiinaso macnaha siyaasada. Hadaba waatan maansadii ee nala dhagayso/Daawo. Ceegaag.com…
Musharax Bashiir Xaaji Cali ayaa ka tacsiyadeeyay dhibaatada soo gaadhay shacabka reer Muqdisho oo mar kale mutay in korkooda ay ka dhacdo hirdan siyaasadeed oo gacan ka hadal ah. waxaanu…
Alle ha u naxariistee Xalimo Adan Dheere ayaa ku geeryootay magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka. Marxuumadana waxaan Ilaahay ugu baryanaa in uu janatul Fardowso geeyo samir iyo iimaan ka…
Dadkeennu waxay maanta u baahanyihiin dibuheshiisiin dhab ah, dibudejin waarta, dawlad wadaag sax ah , daryeelid bulsho dhamaystiran iyo dal midaysan oo xor ah. Qodobadaas aan soo sheegay ma imankaraan…
Musharax madaxwayne Bashiir Xaji Cali(Jamaal) ayaa sheegay in ay biyo kama dhibcaan tahay in dalka doorasha laga qabto sida ugu dhaqsaha badan si ayna uga faa’ideesan kuwa fadqaladaha la damacsan…
Musharax Bashiir ayaa ka hadlay xaalada dalka kadib markii uu sii cakirmay arimaha siyaasada ee qabashada doorashada dalka hadaba waxaa hadaldiisa ka mid ahaa Daawo Ceegaag.com…
Af Soomaaligu waxaa uu ka mid yahay luuqadaha Geeska Afrika kuwa ay ku hadlaan dadka ugu tiro badani. Dadka Soomaaliyeed ee ku hadlana waxay ku dhaqan yihiin deegaan aad u…
Iyada oo uu dalku galay xaalad ka duwan xaaladihii hore maadaama uu wakhtigii ka dhamaaday dhamaan haayadihii dawliga ahaa ayaa waxaa soo baxaya in xaalada dalku haatan siyaasiyan gashay xaalad…
Hooyo Soomaaliyeed Madiino ayaa maanso ka tirisay xaalada dalka siiba khalkhalka siyaasadeed ee laga dhaxlay doorashada ka qabsoomi wayday dalka. Youtube ahaan Ceegaag.com…
Muqdisho (Ceegaag Online) – Taliska ciidamada Mareykanka u qaabilsan Africa ee AFRICOM ayaa go’aansaday inay dib usoo celiyaan ciidamada Mareykanka ee joogay Soomaaliya si ay uga falceliyaan duruufaha amniga iyo badqabka…
Inaalilaahi wa inaa ilehey rajucuun waa geri xanuunbadan waxaa sakay dalka holan ku geeriyotay Marxuumad Xamso Sh. Xuseen (Hanoolato) waxaan ilaheey uga baryaayaa inuu ka dhigo marti lajcelyahay kitaabkeedana gacanta…
SHIR JARAA’ID JANUARY 10, 2021 1. Waxaa qof walba oo muwaaddin Soomaaliyeed ah u muuqda in 20kii sano ee ugu danbeeyay ee la bilaabay yagleelidda dawladda Federalka ee Soomaaliya in hoggaamiyeyaashii…
Figradihiina