Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 50)

Suugaantu waa maxay?

Suugaantu waa maxay?

Hidde ahaan, “suugaan” waa erey tilmaamaya mucda ama bilicda wax aayo leh. Sida ay beeralaydu ereygan u adeegsato, marka la sikilo badarka, budada dhuuxa ah ayaa la yiraahdaa “suugaan.” Isla…

Kililka oo soo fasaxay Biyihii Wabiga Shabeelle

Kililka oo soo fasaxay Biyihii Wabiga Shabeelle

Iyada oo ay abaar ba’ani ku dhifatay Geeska Afrika ayaa waxaa sidoo kale weheliyay sanadkan in Ismaamulka Soomaalida Itoobiya dhisteen Biyo xidheeno aad u waawayn kadibna ay sida ay doonaan…

Ergadii reer Hiiraan ee Ka Qeyb Galaysay Shirka maamul u samaynta Hiiraan iyo Shabeelada dhexe oo soo Gaadhay Magaalada Jowhar

Ergadii reer Hiiraan ee Ka Qeyb Galaysay Shirka maamul u samaynta Hiiraan iyo Shabeelada dhexe oo soo Gaadhay Magaalada Jowhar

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlada Federalka Soomaaliya C/maan Maxamed XuseenOdowaa ayaa ugu baaqay qeybaha weli ka maqan shirka maamul u sameynta labada gobol Sh/dhexe iyo Hiiraan isagoo gaaray maanta magaalada Jowhar…

Warmurtiyeed kasoo baxay madasha wada Tashiga..

Warmurtiyeed kasoo baxay madasha wada Tashiga..

Shir uga socday badanaa Hogaamiyayaasha Soomaaliya siiba Koonfurta ayaa waxaa laysku afgartay in doorashada 2016 ay u dhacdo sidatan… Riix Warqada si aad u wada akhrisato…. Ceegaag.com…

Madaxwayne Geellaha Jabuuti oo u dabaaldagaya Gushii Doorashada 4aad ee uu ku shubtay

Madaxwayne Geellaha Jabuuti oo u dabaaldagaya Gushii Doorashada 4aad ee uu ku shubtay

Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii uu dhowaan ku guulaystay Doorashada dalkaasi waxaa loo qabtay munaasibad loogu dabaal dagayey. Madaxwaynaha ayaa koox u badan Ciidamo kasoo dhex muuqday Isagoo…

Madaxweynaha: ‘’Si aan horey ugu dhaqaaqno waa inaan isku tanaasulnaa, kana shaqeynaa dhismaha Soomaaliya oo horumarsan’’

Madaxweynaha: ‘’Si aan horey ugu dhaqaaqno waa inaan isku tanaasulnaa, kana shaqeynaa dhismaha Soomaaliya oo horumarsan’’

Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha, khudbad uu madasha ka jeediyay ayaa…

Ciidamada Dawlada Dhexe oo isk balaadhiyay Degmada Ceelbuur

Ciidamada Dawlada Dhexe oo isk balaadhiyay Degmada Ceelbuur

Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howgallo ay ka sameeyeen degaanno hoos yimaada degmada Ceel buur kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab ayna ku dileen 7 ka tirsan Shabaab, iyagoo iminka ku guda…

Shirkii Hiiraan & Sh/dhexe oo dib u furmaya”Odowaa”

Shirkii Hiiraan & Sh/dhexe oo dib u furmaya”Odowaa”

Wasiirka arimaha gudaha dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in maalinta berri ah uu Jowhar ka furmi doono shirka wajiga labaad ee maamul usameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe, xilli…

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo lagu dhaawacay magaalada Muqdisho

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo lagu dhaawacay magaalada Muqdisho

April 5 (Ceegaag)— Kooxo hubeysan ayaa maanta barqadii weerar ku qaaday gaari uu la socday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, iyadoo weerarkan uu ka dhashay dhimasho iyo…

Salaad C. Jeelle “Dowladdan waqtigeeda waa dhamaaday, Madaxdeedana waa musharaxiin dano gaar ah leh”

Salaad C. Jeelle “Dowladdan waqtigeeda waa dhamaaday, Madaxdeedana waa musharaxiin dano gaar ah leh”

April 5 (Ceegaag)— Salaad Cali Jeelle oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Dimoqraadiyada ayaa sheegay in dowladda hada jirta uu waqtigeeda dhamaaday, isla markaana aanay wax heshiis ah geli karin.…

Ra’iisul Wasaaraha “Heshiiska Garowe waa mid xal Soomaaliyeed lagu gaarayo”

Ra’iisul Wasaaraha “Heshiiska Garowe waa mid xal Soomaaliyeed lagu gaarayo”

April 4 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa soo dhaweeyey heshiiskii xalay lagu saxiixay magaalada Garowe, isagoo tilmaamay heshiiskan uu lagama maarmaan u yahay in la helo…

Madaxweyne Xasan oo soo dhoweeyay heshiiskii Dowladda Federaalka iyo Puntland

Madaxweyne Xasan oo soo dhoweeyay heshiiskii Dowladda Federaalka iyo Puntland

April 4 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay magaalada Garowe ku kala saxiixdeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ee ku aaddan qaabka doorashada ee…

Xildhibaan Cabdilaahi Goodax Bare oo laga waraystay maamul usamayta gobolada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe laguna waraytay Madasha 60ka

Xildhibaan Cabdilaahi Goodax Bare oo laga waraystay maamul usamayta gobolada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe laguna waraytay Madasha 60ka

Xildhibaanka ayaa sheegay in dawlada Soomaaliya ay ku habsadeen dad uu ugu yeedhay Damul-Jadiid, sidoo kalena waxa uu xildhibaanku saadaaliyay inaysan wax doorasho ah aysan  ka dhacayn Soomaaliya 2016 oo…

Hambalyo Aroos: Mohamed Ciise Xaaji Ismaaciil iyo Hamdi C/risaaq X. Cali oo arooskoodu ka dhacay magaalada Edmonton .

Hambalyo Aroos: Mohamed Ciise Xaaji Ismaaciil iyo Hamdi C/risaaq X. Cali oo arooskoodu ka dhacay magaalada Edmonton .

Waxaa shalay oo ay bishu ahayd Rajab 24, 1437 ee taariikhda Hijriyada kuna beegan  April 2, 2016 tariikhda Milaadiga Meher kooda & arooskoodu  ka dhacay magaalada Edmonton ee gobolka Alberta…

Mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo sameysatay guddi dhaqameed

Mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo sameysatay guddi dhaqameed

03/abriil-(Ceegaag)-Shir ay ay isugu yimaaden Culimada, Odoyaasha Dhaqanka, Aqoonyahanka , Waxagaradka iyo Dhalinyarada Beesha Jidle kaasoo ka dhacay Magaalada Muqdisho , uuna Ujeedkiisu ahaa sidii Beesha u yeelan lahayd Hogaan…

DEG DEG: Wasiirka Arrimaha Dibbada Itoobiya iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo gaaray Garowe

DEG DEG: Wasiirka Arrimaha Dibbada Itoobiya iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo gaaray Garowe

April 3 (Ceegaag)— Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Dr. Tedros Adhanom iyo xubno ka tirsan Wakiilada Beesha Caalamka u fadhiya Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Sida…

Hanti dhowraha Guud “Canshuurta guryaha uu qaado Maamulka Gobolka Banaadir waa qalad”

Hanti dhowraha Guud “Canshuurta guryaha uu qaado Maamulka Gobolka Banaadir waa qalad”

April 3 (Ceegaag)— Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa sharci darro ku tilmaamay canshuuraha uu qaado Maamulka Gobolka Banaadir, isagoo ugu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha u…

Muqdisho oo looga dhawaaqay Maanta Isbaheysi qiimeyn doona bulshada Soomaaliyeed

Muqdisho oo looga dhawaaqay Maanta Isbaheysi qiimeyn doona bulshada Soomaaliyeed

Abriil 02, (Ceegaag) — Magaalada Muqdisho, ayaa Maanta looga dhawaaqay Is-baheysi loogu magac-daray Rajada Somalia; iyadoo furitaankiisa ka qayb-galeen qaybaha kala duwana ee bulshada iyo bahda saxaafadda. Ugu horreyn, Waxaa…

Wabiga Shabelle oo biyo keenay beeralayduna ay ku farxaan

Wabiga Shabelle oo biyo keenay beeralayduna ay ku farxaan

April 2 (Ceegaag)—Wabiga Shabelle oo dhowaantan guray ayaa laga dareemayaa biyo ku soo kordhay iyadoo laga dareemay gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe. Dadka ku nool magaalada Jowhar ayaa gelinkii dambe maanta…

Cali Baashi “Ciidamada Kumaandooska waxay sii wadayaan weerarada qaaska ah”

Cali Baashi “Ciidamada Kumaandooska waxay sii wadayaan weerarada qaaska ah”

April 2 (Ceegaag)— Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Cali Baashi Maxamed Xaaji ayaa faah faahin ka bixiyay howl gal ay ka qeyb qaateen Ciidamada Kumaandooska oo taageero ka helayay Mareykanka, kaasoo…