Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 52)

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulamay qaar ka mid ah Odayaasha Gobolka Hiiraan

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulamay qaar ka mid ah Odayaasha Gobolka Hiiraan

Maarso 23 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo xalay ku hoyday magaalada Beledweyn ayaa la kulmay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan, iyagoo ka wada…

Milkiile iyo Weriye yaan la isku Khaldin oo yaan Waraabe Hilbo lagu Raran.

Milkiile iyo Weriye yaan la isku Khaldin oo yaan Waraabe Hilbo lagu Raran.

Jahwareerka siyaasadeed ee dalka hareeyey ayaa gaaray halkii ugu sareysey markii shay walba madxiisa majaha loo rogey waxaana laga dheregsan yahay heerka musuqa ee Soomaliya iyadoo sanad walka halka ugu…

Qaraxyo Waa-weyn oo lagu Weeraray garoonka diyaaradaha Brussels iyo xarun tareen

Qaraxyo Waa-weyn oo lagu Weeraray garoonka diyaaradaha Brussels iyo xarun tareen

Maarso 22, (Ceegaag) — Ugu yaraan 27 qof ayaa ku dhintay, 70 qof oo kalena way ku dhaawacmeen saddex qarax oo maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Brussels ee caasimadda…

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo gaaray magaalada Beledweyn

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo gaaray magaalada Beledweyn

Maarso 22 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen Wasiiro, Maamulka Gobolka…

Al-shabaab oo soo Bandhigtay Gaadiid Dagaal oo ay ku Furteen Weerarkii Laanta-buuro

Al-shabaab oo soo Bandhigtay Gaadiid Dagaal oo ay ku Furteen Weerarkii Laanta-buuro

Maarso 22, (Ceegaag) — Al-shabaab ayaa soo bandhigtay gaadiid dagaal oo ay shalay ku qabsadeen weerar ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Laanta-buuro ee gobolka…

C/wali Gaas “Dagaalka Al-Shabaab ma dhamaan, waa yimaadeen waana laga adkaatay”

C/wali Gaas “Dagaalka Al-Shabaab ma dhamaan, waa yimaadeen waana laga adkaatay”

Maarso 22 (Ceegaag)— Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo shalay dib ugu laabtay magaalada Garowe, kadib safar uu muddo bil ku dhow uga dibada ugu maqnaa, ayaa ku baaqay…

Jabuuti oo lagu soo Gaba-gabeeyay Shirkii Culumada ee looga hadlay Xag-jirnimada –

Jabuuti oo lagu soo Gaba-gabeeyay Shirkii Culumada ee looga hadlay Xag-jirnimada –

Maarso 21 (Ceegaag) — Shirkan oo ay isugu yimaadeen culumada Bariga Afrika oo looga hadlayay ka-hortaga falalka Argagaxisada, Xag-jirnimada iyo ku dhaqanka Diinta islaamka ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Jabuuti. Madaxweynaha…

Al-Shabaab oo xalay weerar culus ku qaaday Xerada Laanta-Buuro ee Sh/Hoose

Al-Shabaab oo xalay weerar culus ku qaaday Xerada Laanta-Buuro ee Sh/Hoose

Maarso 21 (Ceegaag)— Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar culus ku qaaday Saldhig Ciidamada Milateriga Soomaaliya ku leeyihiin Xerada Laanta-Buuro, halkaasoo uu ka dhacay dagaal saacado badan…

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka Shiinaha oo ka wada hadlay Abaaraha ka jira Gobollada dalka.

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka Shiinaha oo ka wada hadlay Abaaraha ka jira Gobollada dalka.

Muqdisho, March 20, ( Ceegaag)-…Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Axmed Jaamac “Ilka-Jir”, ayaa la kulmay Safiirka dawladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Wei Hongtian…

NoloshaBarakacayash Kunool Garoowe oo Laga Deyrinaayo –

NoloshaBarakacayash Kunool Garoowe oo Laga Deyrinaayo –

Maarso 20, (Ceegaag)-Magaalo Madaxda Puntland ee Garoowe waxay hoy u tahay kumanaan qoys oo barakacayaal ah kuwaasi oo ku noolaa in ka badan 20 sano si nabad galyo ah kana…

Dagaal kale oo saaka ka qarxay duleedka deegaanka Garacad

Dagaal kale oo saaka ka qarxay duleedka deegaanka Garacad

Maarso 20 (Ceegaag)— Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab ayaa saaka ka qarxay duleedka deegaanka Garacad ee Gobolka Mudug, halkaasoo…

QARAX Khasaare badan Geystay oo ka dhacay Maanta Magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga

QARAX Khasaare badan Geystay oo ka dhacay Maanta Magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga

Maarso 19, (Ceegaag) — Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay qarax is-miidaamin ahaa oo goor-dhaw ka dhacay dukaammo ay dal-xiisayaashu wax ka iibsadaan oo ku yaalla bartamaha magaalada Istanbuul…

Carruur biyo la’aan ugu Geeriyooday Degmada Caabud-waaq oo ka Tirsan Gobolka Galguduud

Carruur biyo la’aan ugu Geeriyooday Degmada Caabud-waaq oo ka Tirsan Gobolka Galguduud

Maarso 19, (Ceegaag) – Meel u dhow magaalada Caabuwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ku dhintay afar carruur ah biyo kujiray barkad. Halka dhacdadaasi ka dhacday ayaa waxay Caabudwaaq u…

Puntland iyo Al-Shabaab oo maalintii afaraad ku dagaalamaya Togga Suuj

Puntland iyo Al-Shabaab oo maalintii afaraad ku dagaalamaya Togga Suuj

Maarso 19 (Ceegaag)— Dagaalo u dhaxeeyay Ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab ayaa maalintii afaraad ka socda Togga Suuj, halkaasoo wali lagu loolamayo, waxaana maanta oo sabti ah aaggaas laga maqlayay rasaas…

JABUUTI oo lagu Wareejiyay Maanta Maxaabiis Lagaga Qabsaday Dagaalkii Eritrea

JABUUTI oo lagu Wareejiyay Maanta Maxaabiis Lagaga Qabsaday Dagaalkii Eritrea

Maarso 19, (Ceegaag) — Dowladda Qadar, ayaa Afar Maxbuus oo Jabuuti looga qabsaday dagaalkii ay la gashaya dalka Ertirea maanta ku wareejisay xukuumadda Jabuuti, kuwaasoo muddo siddeed sannadood ah maxaabiis…

Cali Baashi “Waxaan diyaar u nahay inaan ciidan u dirno Puntland hadii laga tan bato ama ay naga codsadaan”

Cali Baashi “Waxaan diyaar u nahay inaan ciidan u dirno Puntland hadii laga tan bato ama ay naga codsadaan”

Maarso 19, (Ceegaag)— Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Jen. Cali Baashi Maxamed ayaa sheegay inay diyaar u yihiin in Maamulka Puntland ay u diraan ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka, si…

C/wali Gaas “Puntland waa isaga filan tahay inay la dagaalanto Al-Shabaab, AMISOM uma baahni”

C/wali Gaas “Puntland waa isaga filan tahay inay la dagaalanto Al-Shabaab, AMISOM uma baahni”

Maarso 17 (Ceegaag)— Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Washington ayaa ka hadlay dagaalyahanadii ka tirsanaa Al-Shabaab ee gaaray deegaano dhaca xeebaha Puntland, halkaasoo maalmo ka…

Isbaheysi ay ku Midoobeen xisbiyada siyaasada dalka oo Muqdisho looga dhawaaqay

Isbaheysi ay ku Midoobeen xisbiyada siyaasada dalka oo Muqdisho looga dhawaaqay

Maarso 17, (Ceegaag) — Waxaa manta Muqdisho looga dhawaaqay isbaheysiga ay ku mideysan yihiin Xisbiyada Siyaasadda Somalia, Waxaana xisbiyada ku midoobay ay tiradoodu gaaraysaa illaa soddomeeyo xisbi dalka ka dhisan.…

Wasiir Diini “Heshiiska Kismaayo wuxuu gacan ka geysan doonaa dagaalka Argagixisada..”

Wasiir Diini “Heshiiska Kismaayo wuxuu gacan ka geysan doonaa dagaalka Argagixisada..”

Marso 17 ( Ceegaag)-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahan ku sugnaa magaalada Kismaayo, ayaa galabta soo gabagabeeyey shir dib –u-heshiisiin ah oo qaar kamid ah dadka…