Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 53)

Dagaalo u dhaxeeya dagaalyahanadii hubeysnaa iyo Ciidamada Puntland oo ka socda Nugaal

Dagaalo u dhaxeeya dagaalyahanadii hubeysnaa iyo Ciidamada Puntland oo ka socda Nugaal

Maarso 16 (Ceegaag)— Wararka ka imaanaya Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in dagaalo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo dagaalyahanadii hubeysnaa ee maalin ka hor ka degay xeebta Garacad ayaa ka socda…

Indha Cadde “Saddex arrimood ayay Al-Shabaab Puntland u tageen, waxay doonayaan…”

Indha Cadde “Saddex arrimood ayay Al-Shabaab Puntland u tageen, waxay doonayaan…”

Maarso 16 (Ceegaag)— Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo horay u soo noqday Wasiiru dowlihii Gaashaandhigga ayaa ka hadlay sababaha xilligan ku soo beegay in Al-Shabaab ay gaaraan deegaanada xeebaha…

Dagaalyahanadii Shabaabka oo xalay ku hoyday degmada Bandar-Bayla ee gobolka Bari

Dagaalyahanadii Shabaabka oo xalay ku hoyday degmada Bandar-Bayla ee gobolka Bari

Maarso 16 (Ceegaag)— Dagaalyahanadii hubeysnaa ee la sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa xalay ku hoyday degmada Bandar-bayla ee Gobolka Bari, iyadoo dagaalyahanadan oo gaaraya boqolaal ay aad u…

Wararkii ugu dambeeyay deegaanka Garacad iyo Puntland oo heegan gelisay ciidankeeda

Wararkii ugu dambeeyay deegaanka Garacad iyo Puntland oo heegan gelisay ciidankeeda

Maarso 15 (Ceegaag)— Iyadoo xalay fiidkii warar soo baxayay ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo doomo watay ay qabsadeen deegaanka Garacad ee bariga Gobolka Mudug ayaa dagaalayahanadan la…

Xildhibaanada Galmudug oo Maanta Is-bedel ku sameeyay qodobka xil ka qaadida Madaxweynaha

Xildhibaanada Galmudug oo Maanta Is-bedel ku sameeyay qodobka xil ka qaadida Madaxweynaha

Maarso 15, (Ceegaag) — Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Cadaado oo ah xarunta maamulkaas ayaa is-beddel ku sameeyay qodob dastuuri ah oo ku saabsan xil-ka-qaadista…

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dastuurka oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dastuurka oo gaaray Baydhabo

Maarso 15 (Ceegaag)— Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dastuurka Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay. Ujeedada safarka Wasiirka…

Xildhibaanada Galmudug oo Maanta Is-bedel ku sameeyay qodobka xil ka qaadida Madaxweynah

Xildhibaanada Galmudug oo Maanta Is-bedel ku sameeyay qodobka xil ka qaadida Madaxweynah

Maarso 15, (Ceegaag) — Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Cadaado oo ah xarunta maamulkaas ayaa is-beddel ku sameeyay qodob dastuuri ah oo ku saabsan xil-ka-qaadista…

Madaxweynaha Turkiga oo ku hanjabay inuu aar gudayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii xalay.

Madaxweynaha Turkiga oo ku hanjabay inuu aar gudayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii xalay.

Maarso 14 (Ceegaag)- Madaxweynaha dalka Turkiga Rajjap Dayip Ordegan ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah wax uu ugu yeeray ururada argagixisada ah ee qaraxyada wadankiisa ka geysta. Madaxweyne Ordegan…

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo rajo kamuujiyay shirka maamul sameynta labada gobol Hiiraan iyo Sh/dhexe

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo rajo kamuujiyay shirka maamul sameynta labada gobol Hiiraan iyo Sh/dhexe

Maarso 14 (Ceegaag)— Guddomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar ‘Dabaged’ oo ka hadlay arrimaha dhismaha Maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabelaha dhexe isagoo rajo kamuujiyay in dib…

Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Ing Saalax oo Abaal Qaran Gudoonsiiyey Maxamed Cali Faarax

Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska  Ing Saalax oo Abaal Qaran Gudoonsiiyey Maxamed Cali Faarax

Maarso 13 (Ceegaag)—Waxaa Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Munaasabad sii heer sare ah loo soo agaasimey taasoo ujeedkeedu ahaa Gudoonsiinta Abaal Marin heer Qaran oo la siinayey Maxamed Cali Faarax oo…

Guddoonka Baarlamaanka oo soo saaray qaraar ku saabsan Amniga dalka

Guddoonka Baarlamaanka oo soo saaray qaraar ku saabsan Amniga dalka

Maarso 13 (Ceegaag)— Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qaraar ku saabsan Amniga dalka, kadib kulamadii Baarlamaanka ee lagu weydiinayay su’aalaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Mas’uuliyiinta Hey’addaha Ammaanka dalka. Qaraarkan oo ka kooban…

Yuusuf Jimcaale “Gobol kasta amnigiisa ayuu sugtaa, annagana wax saameyn ah naguma yeelaneyso”

Yuusuf Jimcaale “Gobol kasta amnigiisa ayuu sugtaa, annagana wax saameyn ah naguma yeelaneyso”

Maarso 12 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka hadlay tallaabadii dhowaan Amniga Caasimada loogu wareejiyay maamulka gobolka, isagoo rajo ka muujiyay in iyagoo…

Dowladda Federaalka oo sheegtey in Amaanka Garoonka Diyaaadaha Aadan Cadde uu uu yahay mid la isku haleyn karo.

Dowladda Federaalka oo sheegtey in Amaanka Garoonka Diyaaadaha Aadan Cadde uu uu yahay mid la isku haleyn karo.

Maarso12 (Ceegaag)-Waxaa Garoonka Diyaardaha Aadan Cadde ee Magaaaladda Muqdisho Kormeer ku tagey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka kuwaa oo eegayey howlaha Baxaadadda leh ee Garoonka iyo Qaabka loo sugayo Amaanka…

Jaamacadda Carabta oo ku baaqay in la qaado cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya

Jaamacadda Carabta oo ku baaqay in la qaado cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya

Maarso 12 (Ceegaag)— Wasiiradda Arrimaha dibada Jaamacada Carabta ayaa ku baaqay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya. Kulankii 145aad ee Wasiiradda Jaamacadda Carabta ayaa laga soo saaray…

Madaxweynaha oo sheegay in Haweenka la siin doono doorkooda ka qeyb galka siyaasada

Madaxweynaha oo sheegay in Haweenka la siin doono doorkooda ka qeyb galka siyaasada

Maarso 12 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Haweenka Soomaaliyeed ay siin doonaan kaalintooda ku aadan ka qeyb galka siyaasada iyo boosaska ay ku leeyihiin Hey’addaha dowladda.…

Caaqil Cusub oo Lagu Caleemo Saaray Magaalada Muqdisho

Caaqil Cusub oo Lagu Caleemo Saaray Magaalada Muqdisho

Maarso 12(Ceegaag) -Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay lagu caleema saarayay Caaqilka Beesha Baadacade ayaa shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qeyb galay munaasabada, Xildhibaano, Nabadoono, Cuqaal,…

Siyaasiga rug cadaaga reer Masar Ahmed Aboul Gheit oo loo magacaabay Xoghayaha guud ee Jaamacada Carabta

Siyaasiga rug cadaaga reer Masar Ahmed Aboul Gheit oo loo magacaabay Xoghayaha guud ee Jaamacada Carabta

Maarso 12 (Ceegaag)-Wasiirikii hore ee arrimaha dibada Masar Ahmed Aboul Gheit, ayaa loo magacaabay xoghayaha guud ee Ururka Jaamacada Carabta kadib marki uu waqtigiisii dhamaad xoghayihi hore. Magacaabistiisa ayaa waxaa…

Ray Tomlinson oo ahaa ninkii ugu horeeyay ee dira farriin Email ah oo geeriyooday

Ray Tomlinson oo ahaa ninkii ugu horeeyay ee dira farriin Email ah oo geeriyooday

Maarso 9 (Ceegaag)—Ray Tomlinson oo ahaa ninkii ugu horeeyay ee caalamka dira fariimaha la isugu diro internetka oo loo yaqaan email ayaa ku geeriyooday magaalada New York isagoo 74 sano…

Dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab oo saaka ka socda deegaanka Miir-Tuugo

Dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab oo saaka ka socda deegaanka Miir-Tuugo

Maarso 10 (Ceegaag)— Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa saaka ka socda deegaanka Miir-Tuugo laakiin loo bixiyey miir-taqwo oo ka mid ah deegaanada la isku yiraahdo Afarta Tuulo…

Ciidamada Kumandoska ee Danab oo ka qeyb qaatay weerarkii Aw-dheegle

Ciidamada Kumandoska ee Danab oo ka qeyb qaatay weerarkii Aw-dheegle

Maarso 10 (Ceegaag)— Ciidamada Kumandoska xooga dalka ee sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano Danab ayaa ka qeyb qaatay weerarkii habeen hore ka dhacay degmada Aw-dheegle oo qiyaastii…