Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Maarso 09 (Ceegaag)-Taliska ciidanka Xarakada AlShabaab ayaa xaqiijiyey in xalay xoogaggoodu ay fashiliyeen weerar qorsheysan oo cutubyo ciidamo Shisheeye ah ay ku soo qaadeen degmada Aw-Dheegle oo ka mid ah…
Maarso 09 (Ceegaag)-Hayada Caafimaadka Adduunka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano WHO ayaa uga digtay dumarka uurka leh inay u socdaalaan dalalka fayraska cudurka ZIKA uu ka jiro gaar…
Maarso 9 (Ceegaag)— Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo saaka ka dhacay maqaayad lagu shaaho oo ka soo horjeeda Xarunta Gaadiidka…
Maarso 08 (Ceegaag)-Sanad walba maanta oo kale waxaa caalamka oo dhan looga dabbaal dagaa maalinta haweenka adduunka. Waa waqti dib loo xasuustoo oo la xuso horumarkii laga gaaray horumarinta arimaha…
Waa war wanaagsan in qorshe mashruuc la hindiso kaasoo wax loogu qabanayo Bulshada Soomaliyeed ee dhibaataysan, in qorshahaasi shaqeeyo oo uu guulaysto waa halkeeda, soo bandhigidda Mashruuca Fursad ka dib…
Maarso 8 (Ceegaag)— Ururka Dhaqaatiirta Indhaha Soomaaliyeed ayaa Bulshada uga digay Cudurada Indhaha biyaha gala, kaasoo horseeda indho la’aan, kadib markii ay shir jaraa’id ku qabteen magaalada Muqdisho. Warbixin uu…
March 7 (Ceegaag) Mohamed Yusuf Abshir -Walde, wuxuu geeryooday 5 Marso 2016, oo hadana lagu aasay Nairobi, Kenya, 6 Marso 2016. Wuxuu ka qalin jabiyey Columbia University Journalism School (MA…
Maarso 7 (Ceegaag)— Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay awaamiir ku aadan sugida amniga magaalada Muqdisho, kaasoo qeyb ka ah qorshayaal la doonayo in wax looga bedelo…
Maarso 7 (Ceegaag)— Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa lagu wadaa inuu dib uga bilowdo magaalada Jowhar, kadib markii muddo labo bilood uu hakad ku jiray, iyadoo la…
Maarso 7 (Ceegaag)— Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay garoonka diyaaradaha Beledweyn, kadib markii boorso la sheegay in waxyaabaha qarxa ku jireen ay qaraxday. Warar kala duwan ayaa ka…
Xildhibaan Colay ayaa laga waraystay xaalada caafimaadka Jubaland siiba kan gobolka Gado. Waxaa kale oo la waydiiyay waxii horumar ah ee ay sameeyeen Jubaland ahaan, Maxaa ku koobay Horumarka Jubaland…
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Allaha u naxariisto Marxuum Maxamed Abshir Walde oo xalay ku geeriyooday Nairobi isagoo 84 jir ah. Wuxuuna kamid ahaa Soomaalida dadka ugu aqoonta, waaya…
Maarso 6 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Abshir Yuusuf Walde oo…
Maarso 6 (Ceegaag)— Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo horay ugu qeyb qaatay barnaamijka lagu soo xero geliyay dhalinyarada ka…
W/Q- Garyaqaan Sh C/raxmaan xuseen ( Abuu xamza) Asaaska dhaqamada dunida Marka dhab loo fiiriyo dhaqmada dunida ka jira waxaa asaas u ah laba dhaqan: dhaqan reer bari iyo dhaqan…
Warsaxafadeed, Safaaradda Soomaaliya ee dalka Marakanka Maarso 06, 2016 ( Ceegaag)- Washington DC:- Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaare xigeenka DFS Md. Maxamed Cumar Carteh oo booqasho shaqo ku jooga magaalada…
Maarso 6 (Ceegaag)— Allaha u naxariistee Dr Xasan Al-Turaabi oo ahaa mufakir iyo siyaasi caan ah oo reer Sudan ah ayaa ku geeriyooday Khartoum, ka dib markii xanuun ku soo…
Maarso 6 (Ceegaag)— Warar soo baxaya oo ay heleyso ceegag.com ayaa sheegaya in Maxamed Saciid Atam oo sanadkii 2014 ka soo goostay Al-Shabaab uu magangalyo ka helay dalka Qatar. Sida…
Maarso 05, (Ceegaag) — Muwaadiniin Soomaali ah oo tiradoodu ahayd toddoba qof uguna xirnaa Dalka Kenya Burcad-badeednimo muddo toddoba sano ah ayaa dib loogu soo celiyay Somalia, waxaana goobjoog ka…
Maarso 5 (Ceegaag)— Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in qaraxyo is xig xigay ay goor dhoweyd ka dhaceen magaalada, kaasoo ahaa miinada dhulka hoostiisa lagu…
Figradihiina