Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 55)

Hambalyo Meher: Dr. Mohamed Said Suleiman iyo Caaisho Cabdiasiis oo maanta meherkoodu ka dhacay Hargeisa.

Hambalyo Meher: Dr. Mohamed Said Suleiman iyo Caaisho Cabdiasiis oo maanta meherkoodu ka dhacay Hargeisa.

 “BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR” Waxaa maanta oo ay bisha March tahay 4th, sanadka 2016 Meher koodu ka dhacay magaalada hargeisa Dr. Mohamed Said Suleiman iyo Caaisho Cabdiasiis hadaba…

Gudoomiyaha ururka Haweenka Jubaland Badraan oo ka warbixisay Waftiga culus ee soo gaadhay Kismaayo

Gudoomiyaha ururka Haweenka Jubaland Badraan oo ka warbixisay Waftiga culus ee soo gaadhay Kismaayo

Jubaland oo is raacday waa halkudhiga lagu soo dhaweeyay wafdi culus oo uu Hogaaminayay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Diini Dhagayso…Gudoomiyaha ururka Haweenka Jubaland Badraan Ceegaag.com…

DEG DEG: Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo dil toogasho ku xukuntay Xasan Xanafi

DEG DEG: Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo dil toogasho ku xukuntay Xasan Xanafi

Maarso 3 (Ceegaag)— Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwada loo heystay Xasan Xanafi Xaaji, kaasoo loo heystay inuu maleegay dilal loo…

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka hadlay sababta Soomaaliya loogu diiday Suuqa Bariga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka hadlay sababta Soomaaliya loogu diiday Suuqa Bariga Afrika

Maarso 3 (Ceegaag)— Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Hadliye ayaa ka warbixiyay sababaha Soomaaliya loogu diiday xubinimada Suuqa Bariga Afrika ee loo yaqaano EAC oo ay ku bahoobeen illaa lix…

Wariye Macalimuu ” Inkaar buu ku go’ay, Odaygi Soomaale Awlaaduu…” Qoraal xasaasi ah

Wariye Macalimuu ” Inkaar buu ku go’ay, Odaygi Soomaale Awlaaduu…” Qoraal xasaasi ah

“Inkaar buu ku go’ay, Odaygi Soomaale Awlaaduu dhalaynna waa, sida adoogood . (Shabaab v DF) Cinwaankankeygan hore waa qeyb yar oo ka mid aheyd gabey uu horey u tiriyay abwaan…

Maxkamad ku taalla Britain oo dambi ku wayday Ganacsadaha Reer Jabuuti – C/raxmaan Boorre

Maxkamad ku taalla Britain oo dambi ku wayday Ganacsadaha Reer Jabuuti – C/raxmaan Boorre

Maarso 03 (Ceegaag) — Maxkamad ku taalla dalka UK oo dhageysatay Dacwad u dhexeysay Xukuumadda Jabuuti iyo Ganacsadaha u dhashay Jabuuti, C/raxmaan Boorre, kaasoo horay u ahaa Madaxa Shirkadda Maamusha…

Kulankii Baarlamaanka oo markii ugu horeysay leysal habeensaday iyo Mooshin laga gudbiyay…

Kulankii Baarlamaanka oo markii ugu horeysay leysal habeensaday  iyo Mooshin laga gudbiyay…

Maarso 3 (Ceegaag)— Kulankii Baarlamaanka ee su’aalaha lagu weydiinayay Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida ayaa caawa maqribkii soo gaba gaboobay saacado badan kadib oo dood kulul dhex mareysay…

DAGAAL Culus oo Ahlusunna iyo Ciidamo huwan ah ku dhex-maraya Magaalada Dhuuso-mareeb

DAGAAL Culus oo Ahlusunna iyo Ciidamo huwan ah ku dhex-maraya Magaalada Dhuuso-mareeb

Maarso 02 (Ceegaag) — Ugu yaraan Afar Ruux ayaa la sheegayaa inay ku Naf-waayeen, tiro intaa ka badana ay ku dhaawacmeen, kaddib dagaal culus oo muddo Saacado ah ka socda…

Dowladda Federaalka oo isbedel ku sameysay amniga Muqdisho soona saartay amarro cusub

Dowladda Federaalka oo isbedel ku sameysay amniga Muqdisho soona saartay amarro cusub

Marso 2( Ceegaag)-Shirkii Golaha Wasiirada ee aan caadiga ahayn ee socday saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, oo uu shir guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali…

Wasaaradda A. Gudaha oo sheegtay in Guddoomiyeyaasha degmooyinka lagula xisaabtamayo Amniga

Wasaaradda A. Gudaha oo sheegtay in Guddoomiyeyaasha degmooyinka lagula xisaabtamayo Amniga

Maarso 2 (Ceegaag)— Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir wixii hada ka dambeeyay lagula xisaabtami doono amniga degmada ay maamulaan. C/rashiid Maxamed Xidig oo…

Madasha 60ka oo lagu waraystay Maxamuud Sayid Aadan arimaha Jubaland

Madasha 60ka oo lagu waraystay Maxamuud Sayid Aadan arimaha Jubaland

Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay meesha uu marayo wadahadaladii Siyaasadeed ee u dhexeeyay dadka reer Jubaland iyo Mamaulka Jubaland siiba shacabka wali ka biyo diidsan habdhiska maamulka Jubaland. Dhagayso…Waraysiga…

Beesha Ceegaag oo ku wareejisay Geel Mag ah Beesha Garoowe Duleedka Garoowe

Beesha Ceegaag oo ku wareejisay Geel Mag ah Beesha Garoowe Duleedka Garoowe

Saaaka Salaadi ayaa Odayaasha beesha reer Ceegaag ay  ku wareejiyay Mag-isuguna jirta Lacag iyo Dhogor iyo waliba qori dhame ah isla markaana barina waxaa lasugayaa in jeelka lagasii daayo dhibane…

Ururka Islaamka oo Cambaareeyay Weerardii ka kala dhacay Baydhabo iyo Muqdisho.

Ururka Islaamka oo Cambaareeyay Weerardii ka kala dhacay Baydhabo iyo Muqdisho.

Dr. Iyaad Bin Amiin Madani Xoghayaha Guud ee Ururka Islaamka Calaamka ee OIC ayaa cambaareeyey weeraradii ka kala dhacay Baydhabo iyo Muqdisho, wuxuuna ku tilmaamay Fal-dembiyeed halis ku ah Bini’aadminimadda.…

Axmed Fiqi “Al-Shabaab wax culeys ah lama saarin labadii sano, waana fursad ay heleen”

Axmed Fiqi “Al-Shabaab wax culeys ah lama saarin labadii sano, waana fursad ay heleen”

Maarso 1 (Ceegaag)— Agaasimihii hore ee Hey’adda Nabadsugida Qaranka Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay weeraradii u dambeeyay ee Al-Shabaab ka fuliyeen magaalada Muqdisho, isagoo faah faahin ka bixiyay waxyaabaha…

Wasaaradda Caafimaadka oo dibada u qaadeysa dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadi MUqdisho iyo Baydhabo

Wasaaradda Caafimaadka oo dibada u qaadeysa dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadi MUqdisho iyo Baydhabo

Maarso 1 (Ceegaag)— Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay wado dadaalo dibada loogu qaadayo dadka aan waxba looga qaban karin dalka ee ku dhaawacmay qaraxyadii todobaadkan ka dhacay magaalada…

Madaxweynaha oo shir guddoomiyay kulan deg deg Ammaanka looga hadlayay

Madaxweynaha oo shir guddoomiyay kulan deg deg Ammaanka looga hadlayay

Febraayo 29 (Ceegaag)— Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gelinkii dambe dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa xalay shir-guddoomiyay kulanka deg deg ahaa oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada…

In ka badan 20-ruux oo ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay Baydhabo

In ka badan 20-ruux oo ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay Baydhabo

Febraayo 29 (Ceegaag)— Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka inay gurmad deg deg ah la soo gaaraan dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii…

Madasha 60ka oo lagu waraystay Madaxwaynaha Maamulka Gobolada Dhexe Sh. Maxamed Shaakir Cali Xasan

Madasha 60ka oo lagu waraystay Madaxwaynaha Maamulka Gobolada Dhexe  Sh. Maxamed Shaakir Cali Xasan

Madaxwayne Shaakir ayaa sheegay inuu maamulkiisu ka taliyo Gobolada Hiiraan, Galgaduud, iyo qayb kamida gobolka Mudug. madaxwaynaha ayaa ka hadlay xiriirka maamulkiisa iyo dawlada dhexe, meelaha ay xoogaga Al-shabaab ku…

Tarsan “Waa Mas’uuliyad laga cararayo in Amniga Muqdisho lagu wareejiyo Gobolka Banaadir”

Tarsan “Waa Mas’uuliyad laga cararayo in Amniga Muqdisho lagu wareejiyo Gobolka Banaadir”

Febraayo 28 (Ceegaag)— Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan ayaa dhaliilay qaabkii Gobolka Banaadir loogu wareejiyay Amniga Caasimada, isagoo ku tilmaamay inay tahay arrin aan dastuuri aheyn. Tarsan…

JEN. TUUR-YARE: Amniga Xamar wixii hadda ka dambeeya waxaa mas’uul ka ah Madaxda Gobolka –

JEN. TUUR-YARE: Amniga Xamar wixii hadda ka dambeeya waxaa mas’uul ka ah Madaxda Gobolka –

Feberaayo 28 (Ceegaag) — Taliyaha Nabad-sugidda Soomaaliya, Jen, C/raxmaan Tuur-yare ayaa shaaciyay in wixii Maanta ka dambeeya ay Ammaanka Muqdisho ka yihiin mas’uul xubnaha Hoggaanka Gobolka haya, wuxuuna taliyuhu hadalkaan…