Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 56)

AQOON WADAAG KU SAABSANAA TAYAYNTA AFKA SOOMAALIGA OO LAGU QABTAY MUQDISHO.

AQOON WADAAG KU SAABSANAA TAYAYNTA AFKA SOOMAALIGA OO LAGU QABTAY MUQDISHO.

Aqoon isweydaarsi looga hadlayay sidii loo tayayn lahaa adeegsiga afka Somaaliga ayna ka soo qeyb galeen masuuliyiin kala duwan, aqoonyahano, xeel dheerayaal ku takhasusay afka iyo marti sharaf kale ayaa…

Urur ay ku mideysan yihiin Dhaqaatiirta Indhaha oo looga dhawaaqay Muqdisho

Urur ay ku mideysan yihiin Dhaqaatiirta Indhaha oo looga dhawaaqay Muqdisho

Febraayo 27 (Ceegaag)— Urur ay ku mideysan yihiin Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee qaabilsan Indhaha ayaa looga dhawaaqay magaalada Muqdisho, waxaana munaasabad shalay dhacday lagu doortay Guddoomiye, Kuxigeen iyo Xoghaye, kuwaasoo hogaan…

Guddoomiyaha cusub ee xiriirka FIFA oo Maanta loo doortay Gianni Infantino oo Badalaya Blatter

Guddoomiyaha cusub ee xiriirka FIFA oo Maanta loo doortay Gianni Infantino oo Badalaya Blatter

Feberaayo 27 (Ceegaag) — Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee [FIFA] ayaa u doortay maanta Guddoomiye Cusub, Gianni Infantino oo horay u ahaa Xoghayaha xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA, isagoo…

Wasiirka Amniga “Qaraxii xalay wuxuu ka weynaa kii hotelka Jazeera, illaa 200KG ayuu ahaa”

Wasiirka Amniga “Qaraxii xalay wuxuu ka weynaa kii hotelka Jazeera, illaa 200KG ayuu ahaa”

Febraayo 27 (Ceegaag)— Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho uu ahaa kii ugu xooganaa ee ka dhaca magaalada, kaasoo uu xusay…

Taliyaha Ciidamada Qaranka Soomaaliya Oo gaadhay Caasimada Masar “Qaahira”

Taliyaha Ciidamada Qaranka Soomaaliya Oo gaadhay Caasimada Masar “Qaahira”

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Maxamed Aaden Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar, ayaa kulan kula qaatay Magaalada Qaahira ee Caasimadda…

Madasha 60ka oo lagu waraystay afhayeenka Raysalwasaara Cabdulaahi Yuusuf Cismaan

Madasha 60ka oo lagu waraystay afhayeenka Raysalwasaara Cabdulaahi Yuusuf Cismaan

Afhayeenka Raysalwasaaraha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Cismaan ayaa laga waraystay xaaladii shirkii ka dhacayay magaalada Istanbuul ee caasimada dalka Turkiga. Afhayeenka ayaa sheegay in shirkaa ay kasoo baxeen go’aano dhaxal gal ah…

200 Arday oo ka qalin jebisay Jaamacadda Daha ee magaalada Muqdisho

200 Arday oo ka qalin jebisay Jaamacadda Daha ee magaalada Muqdisho

Febraayo 25 (Ceegaag)— in kabadan 200 Arday ayaa maanta ka qalin jebiyay Jaamacadda Daha ee magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabad ku aadaneyd qalin jebintooda ay ka dhacday Hotelka SYL. Munaasabada qalin…

Shirkii Istanbul oo la soo gaba gabeeyay iyo go’aankii dowladda ee hanaanka doorasho oo la taageeray

Shirkii Istanbul oo la soo gaba gabeeyay iyo go’aankii dowladda ee hanaanka doorasho oo la taageeray

Febraayo 25 (Ceegaag)— Waxaa la soo gaba gabeeyay shirkii looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya ee loogu magac daray Diirad Saaridda Horumarka Soomaaliya, kaasoo 23 ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.…

Madasha 60ka oo lagu waraystay Faysal Xasan Dube

Madasha 60ka oo lagu waraystay Faysal Xasan Dube

oo ah wariye iyo aqoonyahan suugaanyahan ah kuna sugan magaalada Boosaaso, oo wiigii dhawaa lagu xidhay magaalada Boosaaso isaga oo ku madaaharaadayay habdhaqanka maamulka Puntland isaga oo taageersan nidaamka 4.5…

Madsha 60ka oo lagu waraystay Farxiyo Yuusuf Xirsi

Madsha 60ka oo lagu waraystay Farxiyo Yuusuf Xirsi

Oo ah wasiir ku xigeenka wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska ee Puntland, Heshiiski ay aa dawlada Federaalka Soomaalidu  la gashay wadanka Sucuudiga, hadaba waraysigan oo aad u xiiso badan dhagayso…..Farxiyo…

Maxkamada sare oo shaacisay in dalka uusan ka jirin urur Iskaashato oo sharci ah

Maxkamada sare oo shaacisay in dalka uusan ka jirin urur Iskaashato oo sharci ah

Febraayo 23 (Ceegaag)—Maxkamadda sare ee dalka ayaa go’aan ka gaartay muran ku saabsan hogaanka ururka iskaashatooyinka Soomaaliyeed iyadoo Maxkamadu go’aamisay in dalka uusan ka jirin Urur Iskaashatooyin oo sharci ah.…

Shirka heerka sare ee Diirad saarida Soomaaliya oo ka furmay Istanbul

Shirka heerka sare ee Diirad saarida Soomaaliya oo ka furmay Istanbul

Febraayo 23 (Ceegaag)— Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa goor dhow magaalada Istanbul ka furay shirka Madasha 6aad ee heerka sare ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka, kaasoo looga hadlayo arrimaha…

Waaxda Socdaalka oo ka laabatay amarkii ahaa in la joojinayo duulimaadyada Muqdisho iyo Hargeysa

Waaxda Socdaalka oo ka laabatay amarkii ahaa in la joojinayo duulimaadyada Muqdisho iyo Hargeysa

Febraayo 22 (Ceegaag)— Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dib uga laabatay amarkii ay horay u soo saartay ee ahaa in la joojin doono duulimaadyada Muqdisho…

Shirkadda Hadiid Industrial oo qaadey Imtixaan ay ku qaadaneyso Shaqaale Cusub oo shaqo abuur ah.

Shirkadda Hadiid Industrial oo qaadey Imtixaan ay ku qaadaneyso Shaqaale Cusub oo shaqo abuur ah.

February 22 (ceegaag)- Munasabad lagu Daahfurayey Imtixaanka Shaqaale Xulis ay qaadanayeso Shirkadda Hadiid Industrial taasoo lagu qabtey Magaaladda Muqdisho , waxaana Munaasbadaas ka qayb galay Masuuliyiin ka socdey Rugta Ganacsiga…

Dr. Cisman Badawi oo ka hadley Xaalada Buuhoodle isaga oo hoga tusaaleenaya…

Dr. Cisman Badawi oo ka hadley Xaalada Buuhoodle isaga oo hoga tusaaleenaya…

Wariye Cali Xaraare ayaa waraysi dheer ka qaaday Cismaan Badawi isaga oo ka hadlay fara galinta ay maamulka Somaliland ku hayso deegaanada Khaatumo waxaana uu u dhacay waraysigaasi sidatan…. Ceegaag.com…

Madasha 60ka oo lagu waraystay Cabdi Cali Daakir xaalada Dalka gaar ahaan Somaliland

Madasha 60ka oo lagu waraystay Cabdi Cali Daakir xaalada Dalka gaar ahaan Somaliland

Aqoonyahan iyo Dhaqaalyahan Cabdi Cali Daakir ayaa ka warbixiyay sida dhaqaalaha iyo nabadu isugu xidhan yihiin waxaa kale oo ka waramay xaalada Somaliland iyo dalka intiisakale… Dhagayso….Waraysigii Cabdi Cali Daakir…

Ku-simaha R.Wasaaraha oo ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta caalamiga Afka Hooyo.

Ku-simaha R.Wasaaraha oo ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta caalamiga Afka Hooyo.

February 21, (ceegaag)- …..Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Axmed Jamac “Ilka Jiir”, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna…

(Leprosy)Waxaan Fursad u Heley markii ugu Horeysey in aan Wareysto Ruux qaba Xanuunka Juudaanka

(Leprosy)Waxaan Fursad u Heley markii ugu Horeysey in aan Wareysto Ruux qaba Xanuunka Juudaanka

Febraayo 20 (Ceegaag)—Inkastoo markaan garaadsadey oo wax bartey aan ogaadey in Xanuunka Juudaanka uu yahay Xanuun ka mid ah Xanuunada Dunida ka jira lana daweyn karo, hadana Yaraanteydii aad baa…

DUQA MAGAALADA MUQDISHO OO TAAGEERO BUUXDA U BALAN QAADAY AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA.

DUQA MAGAALADA MUQDISHO OO TAAGEERO BUUXDA U BALAN QAADAY AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA.

Febraayo 20 (Ceegaag)— shir labba (2) geesood ah oo ay isugu yimaadeen Gudoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdsiho Md, Yuusuf Xuseen Jimcaale “Madaale” iyo Gudoomiyaha Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga Prof. Maxamed…

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo goor dhow gaaray Beledweyn

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo goor dhow gaaray Beledweyn

Febraayo 18 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyay. Sida ay…