Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 57)

Ciidamada Jubaland oo fashiliyay weerar la doonayay in lagu qaarijiyo wasiirka arimaha Bulshada JL

Ciidamada Jubaland oo fashiliyay weerar la doonayay in lagu qaarijiyo wasiirka arimaha Bulshada JL

Feberaayo 18, (Ceegaag) — Qaraxan oo la damacsanaa in lagu qaarijiyo wasiirka arimaha bulshada iyo waxbarashada Jubaland Macalim Max’ed Ibraahim ayaa loogu xiray gaadiid uu lahaa wasiirka, xilli wasirku isu…

Wasiiradda Waxbarashada DFS oo ka Qayb-gashay Xiritaanka Tar-tankii Jeem ee Qatar

Wasiiradda Waxbarashada DFS oo ka Qayb-gashay Xiritaanka Tar-tankii Jeem ee Qatar

Feberaayo 18 (Ceegaag) — Wasiiradda Waxbarashada Somalia, Khadra Bashiir Cali ayaa Magaalada Doxa ee Xarunta Dalka Qatar ugu qayb-gashay Xaflad lagu soo xiray Tartanka Cayaartoyda da’da yar ee waddamada Carabta…

Fikir -Garsoor Gardaran oo Garab heley!!

Fikir -Garsoor Gardaran oo Garab heley!!

Febraayo 17 (Ceegaag)—Maalin maalmaha ka mid ah ayaa inaga oo ciyaal iskuul ah waxaan soo raacnay Bas, waxaa ka daarnayd Hees uu ku luuqeynayey Fanaanka Xasan Aadan Samatar, erayadeeda waxaa…

Itoobiya oo u yeertay C/Weli Gaas kahor xiritaanka shirka wada tashiga

Itoobiya oo u yeertay C/Weli Gaas kahor xiritaanka shirka wada tashiga

Febraayo 17 (Ceegaag)—Magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa maanta ka ambabaxay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne C/Weli Maxamed Cali Gaas iyagoona socdaalkooda ku tegaya magaalada Addis Ababa ee wadanka…

Al-Shabaab oo ku hanjabay inay kordhinayaan weerarada ka dhan ah Ciidamada dowladda iyo AMISOM

Al-Shabaab oo ku hanjabay inay kordhinayaan weerarada ka dhan ah Ciidamada dowladda iyo AMISOM

Febraayo 17 (Ceegaag)— Xarakada Al-Shabaab ayaa ku hanjabtay inay kordhineyso weerarada ay ku qaadeyso saldhigyada ciidamada dowladda iyo AMISOM ku leeyihiin deegaanada ku yaal koofurta iyo bartamaha Soomaaliya. Afhayeenka howl…

Wasiirka Amniga “Ma jirto amar naga soo baxay oo lagu baarayo Xildhibaanada”

Wasiirka Amniga “Ma jirto amar naga soo baxay oo lagu baarayo Xildhibaanada”

Febraayo 17 (Ceegaag)— Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in aysan jirin wax amar ah oo wasaaraddiisa ka soo baxay, kaasoo lagu…

Amar cusub oo la siiyay ciidamo la geeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Amar cusub oo la siiyay ciidamo la geeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Febraayo 16 (Ceegaag)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday adkeynta ammaanka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde, iyadoo halkaasi la geeyay ciidamo hor leh oo laba nooc ah kuwaasi oo iyagu…

Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyay Daah-furka Wajiga koowaad ee dib u eegista Dastuurka

Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyay Daah-furka Wajiga koowaad ee dib u eegista Dastuurka

Febraayo 16 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada, ayaa maanta khudbad ka hor jeediyey golaha Baarlamaanka ,…

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga ee Xukuumaddii Nuur Cadde oo lagu dilay qarax

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga ee Xukuumaddii Nuur Cadde oo lagu dilay qarax

Febraayo 15 (Ceegaag)— Muxiyaddiin Xasan Xaaji oo horay xilal kala duwan u soo qabtay ayaa goor dhow ku geeriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa, xilli uu marayay agagaarka Isgoyska KM4 ee…

C/rashiid Xidig “Sharciga axsaabta waa diyaar, ciddii buuxisa ayaa loo aqoonsanayaa xisbi siyaasadeed”

C/rashiid Xidig “Sharciga axsaabta waa diyaar, ciddii buuxisa ayaa loo aqoonsanayaa xisbi siyaasadeed”

Febraury 15 (Ceegaag)–Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in hindise Sharciyeedka Axsaabta Siyaasada ay dhawaan ansixiyeen Golaha Wasiiradda lana horgeynayo Barlamaanka ka qeyb qaadanayo ka taxadarka Fowdada. Wasiiru-dowlaha…

Ra’iisul Wasaare Cumar oo Muqdisho ku qaabiley Wasiirka Ciidamadda ee UK

Ra’iisul Wasaare Cumar oo Muqdisho ku qaabiley Wasiirka Ciidamadda ee UK

February 15, (Ceegaag)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Ciidamadda ee Ingiriiska Penny Mordaunt, Safiirka u fadhida Soomaaliya Danjire Harriet…

Safiirka Jabuuti ee Somalia oo Maanta Kormeer ku tagay Xeryaha Ciidamada AMISOM

Safiirka Jabuuti ee Somalia oo Maanta Kormeer ku tagay Xeryaha Ciidamada AMISOM

Feberaayo 15 (Ceegaag) — Safiirka dowladda Jabuuti ee Somalia Dayib Dubad Rooble oo shalay gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, ayaa maanta kormeer ku sameeyay Xeryaha Ciidamada AMISOM, gaar ahaan…

Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay howlgalo lagu fujinayo boorarka Ganacsi ee Afka Qalaad

Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay howlgalo lagu fujinayo boorarka Ganacsi ee Afka Qalaad

Febraayo 15 (Ceegaag)— Maamulka Gobolka Banaadir ayaa saaka ka bilaabay magaalada Muqdisho howlgal lagu fujinayo boorarka goobaha Ganacsiga ee ku qoran luuqadaha qalaad, iyadoo howl galkan lagu tilmaamay ujeedkiisa mid…

Al-Shabaab oo si rasmi ah u sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxii Diyaaradda Daallo

Al-Shabaab oo si rasmi ah u sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxii Diyaaradda Daallo

Febraayo 14 (Ceegaag)— Xarakada Al-Shabaab ayaa waxay si rasmi ah u sheegatay mas’uuliyada qaraxii Diyaaraddii Daallo Airline ee 2-dii bishan Febraayo. War qoraal ah oo ku qornaa Afka Ingiriiska ayay…

Golaha Wasiirada oo kulan gaar ah ka yeeshay dib u eegista Dastuurka KMG

Golaha Wasiirada oo kulan gaar ah ka yeeshay dib u eegista Dastuurka KMG

Febraayo 14 (Ceegaag)— Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay galab ka yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlayay geeddi socodka iyo dib u eegista Dastuurka KMG, kaasoo maraya…

DUNI LAGU CADAABANYAHAY!! (Ra’yi)

DUNI LAGU CADAABANYAHAY!! (Ra’yi)

Waxaa dadkaygii Soomaaliyeed ku batay dhibaatooyin nooc kasta leh oo aad wada garanaysaan, waxaana suuragal ah in dadka qaarkii ay ku mashquulaan yuu yahay iyagoo aan qiimayn waxa aan aaminsanahay…

Doorashada Madaxweynimo ee Waddanka Uganda oo Cabsi laga Qabo inay Rabshado Hareeyaan

Doorashada Madaxweynimo ee Waddanka Uganda oo Cabsi laga Qabo inay Rabshado Hareeyaan

Feberaayo 13, (Ceegaag) — Iyadoo lagu wado in toddobaadkan ay ka dhaco dalka Uganda doorashada madaxnimo, ayaa waxaa laga baqdin qabaa in ay rabshado iyo colaado hareeyaan doorashada la filayo…

Duqa Muqdisho “Qorshayaal wax looga qabanayo Amniga ayaa wadnaa”

Duqa Muqdisho “Qorshayaal wax looga qabanayo Amniga ayaa wadnaa”

Febraayo 13 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ku dhawaaqay qorshayaal wax looga qabanayo ammaanka Caasimadda, iyadoo muddooyinkii u dambeeyay magaalada ka dhacayeen qaraxyo iyo…

Cayaartoyda xulka da’yarta Somalia oo Bar-barro la Galay Maanta Dhiggooda Qatar

Cayaartoyda xulka da’yarta Somalia oo Bar-barro la Galay Maanta Dhiggooda Qatar

Feberaayo 13 (Ceegaag) — Cayaartoyda xulka Da’yarta Soomaaliya ee 11-jirada ayaa maanta cayaartoodii saddexaad la yeeshay xulka dhiggooda ee Qatar, iyagoo la galay bar-barro 3-gool iyo 3-gool ah. Kulankaan oo…

Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo lagu soo kordhiyay eeyo baaraya Laptop-yada

Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo lagu soo kordhiyay eeyo baaraya Laptop-yada

Febraayo 13 (Ceegaag)— Iyadoo 2-dii bishan qarax uu ka dhacay gudaha Diyaaradda Daallo Airlines, taasoo la rumeysan yahay inuu ka dhashay Laptop ku jiray waxyaabaha qarxa oo uu qof ka…