Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 58)

Madaxweyne kuxigeenka Ciraaq oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho

Madaxweyne kuxigeenka Ciraaq oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho

Febraayo 10 (Ceegaag)— Madaxweyne kuxigeenka Ciraaq Ciyaad Calawi ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyadoo garoonka diyaaradaha uu ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaare Cumar…

Xeer Ilaaliyaha Guud oo sheegay in Kenya isku dayday inay hor-istaagto dacwada ay ka gudbiyeen

Xeer Ilaaliyaha Guud oo sheegay in Kenya isku dayday inay hor-istaagto dacwada ay ka gudbiyeen

Febraayo 10 (Ceegaag)— Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa ku eedeeyay dowladda Kenya inay isku dayday inay hor-istaagto dacwadii ku saabsaneyd muranka xaga Badda ee ay…

Shirkadda Duulimaadka Turkish Airlines oo ka hadashay sababihii baajiyay duulimaadkeeda Muqdisho

Shirkadda Duulimaadka Turkish Airlines oo ka hadashay sababihii baajiyay duulimaadkeeda Muqdisho

Febraayo 10 (Ceegaag)— Shirkadda Turkish Airlines ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababihii baajiyay duulimaadka diyaaradooda ay ku tagi laheyd garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, ka hor inta uusan dhicin qaraxii…

Ra’iisul Wasaaraha Cumar oo kulan la qaatay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka ah.

Ra’iisul Wasaaraha Cumar oo kulan la qaatay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka ah.

Febraayo 10 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala socday qeybaha bulshada rayidka sida, Guddiyada, Bulshada Rayidka, ururada iyo qeybaha kale ee…

Beesha Aadan Hagar oo iska fogeeyay Masuu-liyiinta u shaqotagay maamulada Hareeraha

Beesha Aadan Hagar oo iska fogeeyay Masuu-liyiinta u shaqotagay maamulada Hareeraha

Beesha Aadan Hagar oo ah tan ugu Awooda badan Mandaqada Cayn ayaa shaaca ka qaaday inay bari kayihiin shaqsiyaadka beesha kamida ee u shaqo tagay maamulada Puntland iyo Somaliland. Arintan…

Khadiijo M. Diiriye “Mooshinka waa Cadeynta Xasaanada ay leeyihiin Xildhibaanada”

Khadiijo M. Diiriye “Mooshinka waa Cadeynta Xasaanada ay leeyihiin Xildhibaanada”

Febraayo 9 (Ceegaag)— Xildhibaanad Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa faah faahin ka bixiyay mooshin ay gudbiyeen Guddoonka Baarlamaanka, kaasoo ah soo jeedin ku saabsan cadeynta Xasaanada Xildhibaanada Baarlamaanka. Khadiijo Maxamed Diiriye…

War Deg Deg ah:- Mooshin kadhan ah Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gudoonka Baarlamaanka loo gudbiyey.

War Deg Deg ah:- Mooshin kadhan ah Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gudoonka Baarlamaanka loo gudbiyey.

Febraury 9(Ceegaag)–Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka Somaliya ayaa Gudoonka Baarlamaanka waxa ay u gudbiyeen Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud. Xildhibaano gaaraya 54 Xildhibaan ayaa saxiixay…

Ardayda Soomaaliyeed ee wax-ka-barta Turkiga oo Guddoomiye Cusub Doortay –

Ardayda Soomaaliyeed ee wax-ka-barta Turkiga oo Guddoomiye Cusub Doortay –

Feberaayo 08 (Ceegaag) — Ururka Midowga Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga Wax-ka-barta ayaa doortay Guddoomiye cusub, kaddib doorasho sannadle ah oo Ankara ka dhacday 06-dii bishan Feberaayo, 2016-ka oo ku beegnayd…

Odawaa “Ahlusuna Miiska Wada hadalka ha yimaadaan, waa dhamaatay waqtigii Qoriga”

Odawaa “Ahlusuna Miiska Wada hadalka ha yimaadaan, waa dhamaatay waqtigii Qoriga”

Febraayo 9 (Ceegaag)— Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo shalay gaaray degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa ugu baaqay Culumaa’udiinka Ahlusuna inay Nabada qaataan, oo ay…

Madsha 60ka oo lagaga waraytay weerarkii saaka xafiiskiisa lagu qaaday Cali Dhagjar

Madsha 60ka oo lagaga waraytay weerarkii saaka xafiiskiisa lagu qaaday Cali Dhagjar

Wariye Cali Dhagjar oo lagu weeray Buuhoodle ayaa lagu waraystay madsha 60ka isaga oo ka waramay xaalada Gobolka Cayn siiba Buuhoodle iyo weerarkii qaawanaa koox dablay ahi ku qaadeen xafiiska…

DEG DEG: Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo saaka dib ula wareegay magaalada Marka

DEG DEG: Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo saaka dib ula wareegay magaalada Marka

Febraayo 8 (Ceegaag)— Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa saaka mar kale la wareegay magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii saddexdii maalmood ee u dambeysay ay gacanta…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Khudbad Dhinacyo badan ka Jeediyay Baarlamaanka FS –

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Khudbad Dhinacyo badan ka Jeediyay Baarlamaanka FS –

Feberaayo 8(Ceegaag) — Madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta khudbad dhinacyo badan ka jeediyay kulan aan caadi ahayn oo Baarlamanka FS ay ku yeesheen Muqdisho, isagoo ka hadlay Siyaasadda,…

Ammaanka Garoonka diyaaradaha oo la adkeeyay iyo dad loo qabtay Qarixii Diyaarada Daallo

Ammaanka Garoonka diyaaradaha oo la adkeeyay iyo dad loo qabtay Qarixii Diyaarada Daallo

Febraayo 7 (Ceegaag)— Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay, tan iyo wixii ka dambeeyay markii 2-dii bishan qarax ka dhex dhacay gudaha…

Guddoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Al-qaadi oo ku dhaawacmay qarax

Guddoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Al-qaadi oo ku dhaawacmay qarax

Febraayo 7 (Ceegaag)—Wararka ka imaanaya Magaalada Baardheere Ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in uu ku dhaawacmay qarax guddoomiye ku xigeenka gobolka Gedo kadib markii waxyaalaha qarxa loogu xirey gaarigiisa. Wararka…

Gedo: Gobol Barwaaqo ah oo Hadana Gurmad u baahan.

Gedo: Gobol Barwaaqo ah oo Hadana Gurmad u baahan.

Dalka Soomaliya oo ka mid ah Wadamada Dhaca Geeska Afrika waa Wadan Hodan ku ah Kheyraad kala duwan sida Xoolaha iyo Beeraha, waana Dalka kaliya ee Aduunka lagu Tilmaamo in…

Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da oo noqotay Codka Gobolka Waqooyi Bari.

Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da oo noqotay Codka Gobolka Waqooyi Bari.

BBC Macaan iyo Qaraar!! waxa uu ciwaan u ahaa Maqaal ku soo baxay Wargayskii Shabeele Press waxaa qalinka u qaatay alaha u naxariistee qoraa sare Cilmi Mire Jimcaale, waxaa lagu…

Tarzan “Amniga magaalada Muqdisho hoos ayuu u sii socdaa”

Tarzan “Amniga magaalada Muqdisho hoos ayuu u sii socdaa”

Febraayo 6 (Ceegaag)— Duqii hore ee Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan ayaa ku dhaliilay laamaha ammaanka dowladda inay dayaceen amniga Caasimada, isagoo xusay in sidii horay amniga ahaa uu hada aad…

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo dib ula wareegay magaalada Marka

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo dib ula wareegay magaalada Marka

Febraayo 6 (Ceegaag)— Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa goor dhow dib ula wareegay magaalada Marka, maalin kadib markii Al-Shabaab ay qabsatay saddex sano kadib. Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda,…

Al-Shabaab oo la wareegay magaalada Marka, kadib markii ay ka baxeen AMISOM

Al-Shabaab oo la wareegay magaalada Marka, kadib markii ay ka baxeen AMISOM

Febraayo 6 (Ceegaag)— Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa la wareegay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, saacado kadib markii ciidamadii dowladda iyo kuwa AMISOM isaga baxeen. Wararka aanu ka…

Qubaro ka socota FBI-da Maraykanka oo baaraya qarixii ka dhex dhacay Diyaaradii Daallo Airlines.

Qubaro ka socota FBI-da Maraykanka oo baaraya qarixii ka dhex dhacay Diyaaradii Daallo Airlines.

Febraayo 6 ( Ceegaag)—Baarayaal ka tirsan Hay’adda Dembi baarista Maraykanka ee FBI ayaa soo gaaray magaalladda Muqdisho, kuwaasi oo ka qeyb galayo Baaritaanka socda ee lagu ogaanayo waxa sababay qarixii…