Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 59)

C/qaadir Siidii “Qabsashada Marka waa nasiib-darro iyo dib u dhac weyn”

C/qaadir Siidii “Qabsashada Marka waa nasiib-darro iyo dib u dhac weyn”

Febraayo 6 ( Ceegaag)— Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa nasiib darro ku tilmaamay la wareegidii Al-Shabaab ee magaalada Marka, isagoo cadeeyay in Marka aan…

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Meel-Mariyay Maanta Sharciga Qoxooti-ga iyo Barakacayaasha

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Meel-Mariyay Maanta Sharciga Qoxooti-ga iyo Barakacayaasha

Feberaayo 03 (Ceegaag) — Xildhibaannada Baarlamaanka Somalia ayaa kulan ay maanta ku yeeshay Muqdisho waxay Cod ugu Qaadeen Sharciga Qaxootiga iyo Baraka-cayaasha oo ay soo gudbisay wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda…

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo beeniyay in la hakiyay duulimaadyadii Muqdisho iyo Hargeysa

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo beeniyay in la hakiyay duulimaadyadii Muqdisho iyo Hargeysa

Febraayo 3 (Ceegaag)— Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangali ayaa beeniyay in la hakinayo duulimaadyada Muqdisho iyo Hargeysa. Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee…

Duulimaadyadii caalamiga ahaa oo maanta aan imaan garoonka diyaaradaha Muqdisho

Duulimaadyadii caalamiga ahaa oo maanta aan imaan garoonka diyaaradaha Muqdisho

Febraayo 3 (Ceegaag)— Duulimaadyadii Caalamiga ahaa ee maalin walba imaan jiray Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta hakad galay, kadib shilkii shalay ku dhacay Diyaaraddii Daallo Airline…

Hay’ada Caafimadka Adduunka WHO oo xaalad qatar ah ku tilmaantay cudurka Zika

Hay’ada Caafimadka Adduunka WHO oo xaalad qatar ah ku tilmaantay cudurka Zika

Febraayo 2 (Ceegaag)—Hay’ada caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku tilmaantay cudurka Zika Virus inuu yahay mid khatar qatar ku ah caalamka, kadib markii uu si baaxad leh ugu fiday dalalka…

Kenya oo soo iibsatay gawaari gaashaaman

Kenya oo soo iibsatay gawaari gaashaaman

Febraayo 2 (Ceegaag)— Dowladda Kenya ayaa soo iibsatay gawaari gaashaaman oo ay ku howl geli doonaan Ciidamadeeda, si ay u sugaan ammaanka gudaha dalkeeda iyo xuduuda, iyadoo munaasabad lagu soo…

Dowladda Federaalka oo joojineyso duulimadyadii Muqdisho iyo Hargeysa

Dowladda Federaalka oo joojineyso duulimadyadii Muqdisho iyo Hargeysa

Febraayo 2 (Ceegaag)— Warqad qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in si KMG loo joojinayo duulimaayadii…

Wafdigii ugu Ballaarnaa ee ka Socda Dowladda Somalia oo Maanta gaaray Beledweyne

Wafdigii ugu Ballaarnaa ee ka Socda Dowladda Somalia oo Maanta gaaray Beledweyne

Feberaayo 01 (Ceegaag) — Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa marti-galineysa wafdigii ugu ballaarnaa ee ka socda dowladda FS, kuwaasoo galinkii dambey ee shalay illaa Subaxnimadii hore ee maanta…

Soomaaliya iyo Ingiriiska oo kala saxiixday Heshiis dhanka Ammaanka ah

Soomaaliya iyo Ingiriiska oo kala saxiixday Heshiis dhanka Ammaanka ah

febaraayo 1 (Ceegaag)–Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Amb Harriet Mathews, ayaa maanta xarunta safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho ku kala…

Madaxweyne Xasan Sheekh: Aad iyo aad ayaan ugu tiirsanaan karnaa ciidamada AMISOM

Madaxweyne Xasan Sheekh: Aad iyo aad ayaan ugu tiirsanaan karnaa ciidamada AMISOM

Febraayo 1 (Ceegaag)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in wali ay Dowlada Soomaaliya ku tiirsanaan karto ciidamada shisheeye ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya. Wareysi uu siiyey BBC qeybteeda…

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Kenya oo u soo jeediyay Kenya inay ciidamadeeda kala soo baxdo Soomaaliya.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Kenya oo u soo jeediyay Kenya inay ciidamadeeda kala soo baxdo Soomaaliya.

Xildhibaanada Kenya qaarkood ayaa u soo jeediyay dawlada Kenya inay qaadato go’aanka ah inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya maadaama ay dhibaato badan kala kulmayaan. Xildhibaanka la yiraahdo Fred Outa oo…

Madaxweyne Xasan oo shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay Colaadda Dalka Burundi

Madaxweyne Xasan oo shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay Colaadda Dalka Burundi

Janaayo 31 (Ceegaag) — Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay shir gaar ah oo looga hadlayay xaaladda dalka Burundi, kaasoo ay kasoo qayb-galeen taliska ciidamada Deg-dega ah ee Bariga…

Xukuumadda Turkiga oo Ruushka uga digay in Diyaaradihiisu ay kusoo xad-gudbaan Hawadooda

Xukuumadda Turkiga oo Ruushka uga digay in Diyaaradihiisu ay kusoo xad-gudbaan Hawadooda

Janaayo 31 (Ceegaag) — Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Ruushku uu la kulmi doono cawaaqib aad u fool-xun; kaddib markii uu ku eedeeyay in Diyaarad dagaal…

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka 26aad ee Midowga Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka 26aad ee Midowga Afrika

Janaayo 30 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinimadii shalay ka degay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu kaga qeybgeli doono Shir MadaxeedkII 26-aad ee Midowga Afrika.…

Cabdiwali Sheekh Axmed: Looma dhameyn go’aanadi madasha qaran

Cabdiwali Sheekh Axmed: Looma dhameyn go’aanadi madasha qaran

Janaayo 30 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaarihi hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa sheegay in go,aanadi kasoo baxay shirki wadatashiga qaran ee Muqdisho lagu soo gaba gabeeyey ay ahaayeen…

Axmed Madoobe “Saddex bilood wixii nalaga sugayay markaan keeni weynay, waxay noqotay in naloo yeeriyo”

Axmed Madoobe “Saddex bilood wixii nalaga sugayay markaan keeni weynay, waxay noqotay in naloo yeeriyo”

Janaayo 30 (Ceegaag)— Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay ku fashilmeen in muddo saddex bilood ay gaaraan go’aan, taasna ay…

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo difaacay go’aanadi ka soo baxay Madasha Wadatashiga Qaran

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo difaacay go’aanadi ka soo baxay Madasha Wadatashiga Qaran

Janaayo 30 (Ceegaag)— Kadib marki uu qaadacay maamulka Puntland go,aanki kasoo baxay shirki madasha wadatashiga qaran ee ahaa in habka lagu soo dhisayo dowlada soo aadan ee Soomaaliya sanadkan 2016…

Tacsi: Marxuumad Maryan Faarax Xirsi oo ku geeriyootay Muqdisho.

Tacsi: Marxuumad Maryan Faarax Xirsi oo ku geeriyootay Muqdisho.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyootay ALLE ha u naxariistee Maryan Faarax Xirsi oo ahayd hooyadii dhashay ilma Siciid Kaarshe. Alle ha unaxariistee Marxuumad…

GABAL DUMAY IYO GURI ROGMADAY AYAY IIGA DHIGAN TAHAY GEERIDII GOOBDOON !!

GABAL  DUMAY IYO GURI ROGMADAY AYAY IIGA DHIGAN TAHAY GEERIDII GOOBDOON !!

Gacalkeey, Xabiibi, Walaal, Ustaadoow, Duca-qabe iyo erayo kale oo ka tarjumaya af macaanida lagu yaqaano dadka dabeecadda wanaagsan ayaa hal-hays u ahayd Allaha u naxariistee Al-ustaad Cabdi Xaaji Goobdoon, Salaan…

Golaha Wasiirada oo ansixiyay habka doorashada 2016

Golaha Wasiirada oo ansixiyay habka doorashada 2016

Janaayo 28 (Ceegaag)— Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid, iyada oo…