Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 60)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo dib ugu laabtay Boosaaso iyo banaanbaxyo ka dhacay Puntland

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo dib ugu laabtay Boosaaso iyo banaanbaxyo ka dhacay Puntland

Janaayo 28 (Ceegaag)— Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa gaaray magaalada Bosaso, kadib markii uu soo gabagaboobay kulankii wadatashiga qaran ee ka dhacay magaalada Muqdisho.…

DEGDEG: Guddoomiyihii degaanka Ceelcadde oo la khaarajiyay

Janaayo 27 ( Ceegaag)- Wararka naga soo gaaraya degaanka Likooleey oo ka tirsan gobolka Gedo ayaa sheegaya in la khaarajiyay Guddoomiyihii degaanka Ceelcadde kaasi oo lagu magacaabi jiray C/rashiid Cali…

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo la kulmay Taliyaha Ciidamada lugta ee dalka Sweden

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo la kulmay Taliyaha Ciidamada lugta ee dalka Sweden

Janaayo 27 (Ceegaag)— Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa maanta ku soo dhaweeyey magaalada Muqdisho, Taliyaha Ciidanka Lugta ee dalka Sweden Brig. General Stefan Andersson oo…

Guddoomiyaha G/Banaadir oo Isbitaalada Muqdisho ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Liido

Guddoomiyaha G/Banaadir oo Isbitaalada Muqdisho ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Liido

Janaayo 27 (Ceegaag)—Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib safar uu ku tagay dalka Ingiriiska ayaa ku booqday isbitaalada…

Ra’iisul Wasaare Cumar “ Cabdi Xaaji Goob-doon wuxuu ahaa tiir ay tabi doonaan guud ahaan dadka Soomaaliyeed”

Ra’iisul Wasaare Cumar “ Cabdi Xaaji Goob-doon wuxuu ahaa tiir ay tabi doonaan guud ahaan dadka Soomaaliyeed”

Ra’iisul Wasaare Cumar “ Cabdi Xaaji Goob-doon wuxuu ahaa tiir ay tabi doonaan guud ahaan dadka Soomaaliyeed” January 26, (Ceegaag)—…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa…

Wasiirka Hawlaha Guud oo Warbixin ka Dhageystay Shacabka iyo Maamulka Afgooye –

Wasiirka Hawlaha Guud oo Warbixin ka Dhageystay Shacabka iyo Maamulka Afgooye –

Janaayo 25 (Ceegaag) — Wasiirka hawlaha guuud iyo dib u dhiska ee Dowladda Federaalka Somalia, Inj. Saalax Sh. Cismaan oo Hoggaaminaya wafdi ay ka mid ahaayeen xildhibaanno a ka tirsan…

Howlgalo dad lagu soo qabqabtay oo ciidamada dowlada ay ka sameeyeen magaalada Jowhar

Howlgalo dad lagu soo qabqabtay oo ciidamada dowlada ay ka sameeyeen magaalada Jowhar

Janaayo 25 (Ceegaag)-Ciidamada isugu jira Milatari,Nabadsugid iyo Boolis ayaa saaka baaritaano guryaha ah ka sameeyay qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe,halkaasi oo uu ka socdo…

Dowlada Kenya oo ku eedeeysay mid kamid ah beelaha Soomaaliyeed inay gacan kegeysatay weerarkii deegaanka Ceelcade

Dowlada Kenya oo ku eedeeysay mid kamid ah beelaha Soomaaliyeed inay gacan kegeysatay weerarkii deegaanka Ceelcade

Janaayo25 (Ceegaag) – Gudi ay dowlada Kenya u magacawday inay baaraan weerarki lagu qaaday xerada ciidanka Kenya ee deegeenka Ceelcade ee gobolka Gedo todobaadki hore ayaa ku eedeeyay beesha Mareexaan…

Xildhibaan Calinur Boodaaye: ‘Beelaha reer Hiiraan shir ayaa u socda waxaana dhici karto inay dhahaan federal ma rabno’

Xildhibaan Calinur Boodaaye: ‘Beelaha reer Hiiraan shir ayaa u socda waxaana dhici karto inay dhahaan federal ma rabno’

Janaayo 25 (Ceegaag)-Waxaa wali hakad ku jira shirki maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee maalmahan ka socday magaalada Jowhar. Taasi waxay ka danbeysay kadib marki qaar ka…

Xuskii Sanad Guuradii 4aad Ee Khatumo State of Somalia oo Xalay ka Dhacday Wadanka Belgium

Xuskii Sanad Guuradii 4aad Ee Khatumo State of Somalia oo Xalay ka Dhacday Wadanka Belgium

  Xafladan oo si heersare ay loo soo agasimay, ayaa waxay ahayd mid lagu xusayay sanadguuradii 4aad ee Khatumo State of Somalia , waxaa kasoo qayb galay Jaaliyadaha somaliyed ee…

Beelaha gobolka Hiiraan oo markale ku celiyay inay qaadaceen shirka Maamul u sameynta labada gobol Hiiran iyo Sh/dhexe

Beelaha gobolka Hiiraan oo markale ku celiyay inay qaadaceen shirka Maamul u sameynta labada gobol Hiiran iyo Sh/dhexe

Janaayo 24 (Ceegaag)—Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Beledweyne odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda gobol Hiiraan ayaa si weyn uga soo horjeestay shirka maamulka loogu sameynaya gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe…

Madaxweynaha Shiinaha oo booqanaya Iiraan oo dhawaan laga qaaday cuno-qabateyn

Madaxweynaha Shiinaha oo booqanaya Iiraan oo dhawaan laga qaaday cuno-qabateyn

Janaayo 23 (Ceegaag) — Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping ayaa booqasho ku Waddanka Iiraan booqasho, kaddib markii dhawaan laga qaaday cuno-qabteyntii saarnayd, isla markaana ay dalalka Muslimka qaarkood oo ay Soomaaliya…

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Madaxweyne kuxigeenka Ciraaq

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Madaxweyne kuxigeenka Ciraaq

Janaayo 23 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo booqasho ku jooga magaalada Baqdaad ee ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Ciraaq Iyad Allawi. Kulankan oo…

Madaxweynaha oo sheegay in Caafimaad dibadda loo qaadayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii Liido

Madaxweynaha oo sheegay in Caafimaad dibadda loo qaadayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii Liido

Janaayo 23 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gelinkii dambe tagay Xeebta Liido, kadib weerarkii habeen hore ku qaadeen Al-Shabaab, ayaa sheegay in dowladda ay xil iska saari…

Prof Jawaari oo lagu soo dhaweeyay Ciraaq halkaas oo uu shirar uga qaybgali doono

Prof Jawaari oo lagu soo dhaweeyay Ciraaq halkaas oo uu shirar uga qaybgali doono

January 23(Ceegaag)–Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari] iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baghdad ee caasimadda dalka Ciraaq; halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Wafdiga Prof. Jawaari waxaa…

Weerarkii Xeebta Liido iyo khasaaraha ka dhashay oo kordhay

Weerarkii Xeebta Liido iyo khasaaraha ka dhashay oo kordhay

Janaayo 23 (Ceegaag)— In ka badan 20-ruux ayaa ku geeriyootay weerar isugu jiray qaraxyo iyo toogasho oo xalay fiidkii ka dhacay maqaayada Liido Sea Food, halkaasoo goob lagu shaaho, dadweynahana…

Madaxweynaha: “Waa in xoogga la saaraa xoojinta Afka Soomaaliga, laguna faanaa hiddaha iyo dhaqankeena”

Madaxweynaha: “Waa in xoogga la saaraa xoojinta Afka Soomaaliga, laguna faanaa hiddaha iyo dhaqankeena”

Janaayo 21 (Ceegaag)— Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in ummad kasta ay horumar dhan kasta ah ku gaari karto marka ay xoogga saarto adeegsiga luqaddeeda…

Kala Baro Munaasabadahan Labo meel Ku kala astaysan

Kala Baro Munaasabadahan Labo meel Ku kala astaysan

Waxaa wanaagsan in lakala barto lana kala leexiyo maalmaha taariikhda leh, waa muhiim sawabtoo ah horaa uu abwaan Soomaaliyeed oo wadani ah u yiri, “Taariikhdu dadkay bartaa” (Allah ha unaxariistee…

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqasho ku jooga Magaalda London

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqasho ku jooga Magaalda London

Janaayo 21 (Ceegaag)— Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa booqasho ku jooga magaalada London ee dalka Ingiriiska. Duqa magaalada Muqdisho Mr Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa…

Beesha Caalamka oo ka sugeysa Madaxda Soomaalida inay go’aan gaaraan ka hor 28-ka bishan

Beesha Caalamka oo ka sugeysa Madaxda Soomaalida inay go’aan gaaraan ka hor 28-ka bishan

Janaayo 20 (Ceegaag)— Beesha Caalamka ayaa sheegtay inay ka fileyso Hogaamiyeyaasha Soomaalida inay si deg deg ah u soo gudbiyaan go’aan wada jir ah oo ku saabsan hab doorasho la…