Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Janaayo 19 (Ceegaag) —Ayadoo maanta magaalada Baydhabo ay ka socoto munaasibad lagu caleemosaarayo gudoonka baarlamanka maamulka Koonfur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa waxaa magaalada Baydhabo gaaray wafdi uu hogaaminayo…
Janaayo 19 (Ceegaag)— Kulamo looga arinsanayo soo xulista Ergooyinka ka qeyb galaya shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe iyo sida beelaha u qeybsanayaan ayaa ka socda magaalada Jowhar, iyadoo…
Janaayo 19 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabiley Wakiilka cusub ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Michael Keating. Madaxweynaha ayaa wakiilka cusub…
Janaayo 18 (Ceegaag)— Dowladda Kenya ayaa bilowday howl gal ballaaran oo ay ku baadigoobeyso askar uga luntay weerarkii jimcihii la soo dhaafay Al-Shabaab ku qaaday saldhig Ciidamada Kenya ku lahaayeen…
17 janaayo ( Ceegaag)-Wararka naga soo gaaraya shirka magaalada Kismaayo mudada afarta maalin ah uga socday madaxda Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka ayaa waxaa soo wajahay caqabad hor leh,…
Janaayo 17 (Ceegaag) — Tiro ka mid ah ciidammada Kenya ee lagu dhaawacay weerarkii ay Al-shabaab ku qaaday Jimcihii hore saldhigga AMISOM ee deegaanka Ceel-cadde ayaa maanta la gaarsiiyay Magaalada…
Janaayo 17 (Ceegaag) — Al-shabaab ayaa Bayaan ay soo saartay ku sheegtay inay Nolosha ku qabatay 12 Askari oo ka tirsan Ciidamada Millateriga Kenyan ah, kuwaasoo ay sheegtay inay ku…
Janaayo 17 (Ceegaag)— Shirkii Madasha wada tashiga qaran ee Kismaayo ee looga hadlayay hanaanka doorashooyinka sanadkan 2016, iyadoo Madaxda Soomaalida ee shirka ka qeyb galayay ay isku afgarteen qodobadii la…
17-janaayo ( Ceegaag)- Muhaajiriin Soomaali ah ayay ciidamada Boliska dalka Masar sheegeen inay gacanta ku dhigeen, kuwaasi oo si sharci darro ku soo galay dalkaasi. Ciiddanka ammaanka Magaalladda Aswaan ayaa…
Janaayo-17- ( Ceegaag)-Wakiilka Arimaha IGAD ee dalka Somaliya Danjire Maxamed Cabdi Afeey ayaa si cad u sheegay in Madxda Dowladda Somaliya aysan sameyn karin muddo kororsi. Danjire Afeey wuxuu sheegay…
Janaayo 17 (Ceegaag)— Tsai Ing-wen ayaa loo doortay Madaxweynaha Taiwan, iyadoo noqotay haweeneydii u horeysay oo Madaxweyne noqotay. Haweeneydan oo 59 jir ah ayaa ka mid aheyd Xibsiga gobonimo doonka…
Janaayo 17 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed ayaa walaac ka muujiyay shirarka wada tashi ee la isku mari la’yahay ee ka socda magaalada Kismaayo, isagoo xusay…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16ka Jannaayo, 2016. magaalada London ee cariga Ingiriiska ku geeriyootay ALLE ha u naxariistee Khadiija Cawl…
Janaayo 16 (Ceegaag) — Waxaa 12-kii bishaan Jannaayo si Rasmi ah uga Furmay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe shirka dhismaha maamul labada Gobol Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, kaasoo…
Janaayo 16 (Ceegaag)— inkabadan 2000 arday oo wax kabarata kuliyadaha kala duwan ee jaamacada Horsed oo isugu jira full time iyo Part time ayaa maanta waxey u fariisteen imtaxaanka sanad…
janaayo 16 (Ceegaag)— Madaxda Soomaalida ayaa bilaabay kulamo gaar gaar ah iyo isu soo dhowaansho, si ay ugu yaraan u gaaraan saacadaha soo socda is faham ku aadan nooca doorasho…
Janaayo 16 (Ceegaag)— Shirkii Madasha wada tashiga qaran ee labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday magaalada KIsmaayo ayaa soo xirmay, iyadoo Madaxdii Soomaalida ku gaarin is af-garad, kadib…
Maxamuud Xasan oo u tartamaya inuu musharax u noqdo Aqalka Sare Sanadka gobolka Minneapolis isaga oo 20ka sanadood ee ina dhaafay ka shaqeenayay arimaha Bulshada.Dhagayso Warsigaa…Waraysigii Maxamuud Maxamed Xasan. Ceegaag.com…
Janaayo 15 (Ceegaag)— Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar xoogan oo saaka waabarigii hore Al-Shabaab ku qaaday deegaanka Ceel-Cadde ee Gobolka Gedo, halkaasoo saldhig ay ku lahaayeen Ciidamada Kenya…
Janaayo 14 (Ceegaag)— Shirka Madasha Wada Tashiga Qaran ee geeddi socodka hanaanka doorashooyinka sanadkan 2016 ayaa goor dhow ka furmay magaalada Kismaayo, iyadoo shirkan afartii maalmood ee la soo dhaafay…
Figradihiina