Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Janaayo 14 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Maanta Muqdisho waxaa uu kaga qayb galay Barnaamij wacyi galin ah oo loo qabtay Sagaal Dagmo oo ka tirsan…
Janaayo 14 ( Ceegaag)- ustaad C/laahi C/raxmaan Macalin Faarax ayaa guul ka Gaaray Buugii uu ka diyaariyay darajada master ka , darajadan ayuu ka qaatayjaamacadda ifriiqiy Ee caalmiga ah ee…
Janaayo 13 (Ceegaag)- Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, wuxuuna halkaa ka furayaa Shirka Madasha Qaran ee lagu…
Janaayo 13 (Ceegaag) — Madaxweynaha dalka Maraykanka, Barack H. Obama ayaa jeediyay khudbaddiisii aad u dheerayd, noqonaysana khudbadiisii ugu dambeysay ee uu u jeediyo shacabka Mareykanka. Barack Obama ayaa khudbadiisa…
Janaayo 13 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaaro oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka labaad Mahad Cabdalla Cawad, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo xildhibaano ayaa maanta si weyn loogu…
Janaayo 13 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta si rasmi ah waxaa uu uga furay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe shirka maamul dhisida Hiiraan iyo Shabeellaha…
12 janaayo ( Ceegaag) – Adduunyadu waa safar, Qof walbana maalin ayuu ka tagayaa, Geeridu waa xaq waana halka lagu dambeyn doono, Ma dhinte waa Ilaah ee Alle ha u…
Janaayo 12 (Ceegaag)— Shirka maamul u sameynta labada gobol ee Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa lagu wadaa inuu maanta ka bilowdo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe. Shirkan oo ay hore…
Janaayo 12 (Ceegaag)— Allaha u naxariistee Abwaan Cali Sugule oo ka mid ahaa abwaanadii Soomaaliyeed ee dalka ayaa ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta isagoo muddo dheer halkaa ku xanuunsanayay. Madaxweynaha…
HARGEISA, (Ceegaag) — Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa waalidiinta ugu baaqay inaanay marwalba ubadkooda inuu wanaag sameeyo ka mallayn, taasoo hadii ubadku ogaado kalsoonida lagu qabo, uu waxuu doono…
Janaayo 11 (Ceegaag)— Wasiiradda Arrimaha Dibadda Jaamacadda oo shir deg deg ah ku yeeshay magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa si kulul u cambaareeyay dowladda Iiraan, iyagoo taageeray tallaabadii Sacuudiga…
January 10(Ceegaag)–Waxaa marar badan dib u dhac ku yimid Furitaanka Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe kaasoo muddo ku dhow lex bilood laga mashquulay in Maamul loo sameeyo…
Janaayo 10, (Ceegaag) —Ayadoo la filayo in maalinta berito ah uu magaalada Kismaayo si rasmi ah uga furmo shirka madasha wadatashiga qaranka ee doorashooyinka dalka ka dhici doona sanadka, ayaa…
Janaayo 10- ( Ceegaag)- Kulan aad u xiisa badan oo looga hadlayay sidii la isaga kaashan lahaa Daryeelka iyo Horumarinta Afka Soomaaliga ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Maamulka G/Banaadir ee…
Janaayo 10 (Ceegaag)— Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Iiraan ay falal amniga iyo xasiloonida Soomaaliya lagu carqaladeynayo faraha kula jirtey, sababtaasi awgeedna ay…
Janaayo 9 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta dhex dhexaadiyay Madaxweynayaasha Maamulada Koofur Galbeed iyo Jubbadland Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), kuwaasoo muddooyinkii…
Janaayo 8 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray garoonka diyaaradaha Boosaaso oo noqday mid ka mid ah garoomada ugu waa weyn ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika,…
Janaayo 8 (Ceegaag)— Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado ayaa walaac ka muujiyay safarka uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ku tagay degmada…
Wararka nagasoo gaadhaya Magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya inuu maanta gaadhay magaaladaa Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen Maakhiriyiin doonaya inay…
Janaayo 07 (Ceegaag) — Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in shir ay maanta golaha wasiirrada Soomaaliya ku yeesheen Muqdisho lagu go’aamiyay in xiriirka siyaasadeed loo jaro dalka Iiraan, waxaana war-saxaafadeed…
Figradihiina