Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 63)

Xaflad ay ku Qalin-jabinayeen Ardayda Jaamacadda Hormuud oo lagu qabtay Muqdisho

Xaflad ay ku Qalin-jabinayeen Ardayda Jaamacadda Hormuud oo lagu qabtay Muqdisho

Janaayo 07 (Ceegaag) — Xaflad ay ku Qalin-jabinayeen Arday dhammeysatay Waxbarashada kuliyadaha kala duwan ee Jaamacada Hormuud, kuwaasoo isugu jiray kuwo dhameystay shahaadada heerka koowaad ee [Bachelor degree] iyo kuwo…

Madaxweynaha Somalia iyo wafdi uu hoggaaminayo oo goor-dhow gaaray Magaalada Boosaaso

Madaxweynaha Somalia iyo wafdi uu hoggaaminayo oo goor-dhow gaaray Magaalada Boosaaso

Janaayo 07 (Ceegaag) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor-dhow gaaray magaalada Boosaaso ee Puntland, halkasoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Wafdiga madaxweyne…

Turkiga oo Soomaaliya ka dhisanaaya Saldhig Milatari oo aad u weyn.

Turkiga oo Soomaaliya ka dhisanaaya Saldhig Milatari oo aad u weyn.

Madaxa wasaarada arrimaha dibada dowlada Turkiga ee masuulka ka ah howlgalka Soomalaiya Emel Tekin ayaa sheegay in dowladeedu ay Saldhig Military ka dhisayso magaalada Muqdisho kaa oo lagu tababari doono…

Madaxweeynaha Jubaland oo markii ugu horeeysay Cadaado Tagaya

Madaxweeynaha Jubaland oo markii ugu horeeysay Cadaado Tagaya

Janaayo 06 (Ceegaag) — Xilli la filayo in 10-ka bisha uu magaalada Kismaayo ka furmo shirweeynaha qaran ee looga tashanayo aayaha Soomaaliya iyo doorashooyinka dalka ka dhici doona sanadka, ayuu…

SAFIIRADA SOMALIDA SWIZERLAND OO KU DAYASHO MUDAN

SAFIIRADA SOMALIDA SWIZERLAND OO KU DAYASHO MUDAN

Janaayo 6 (Ceegaag)—safiirada somalia u fadhida magaalada geneve ee wadanka swizerland faadumo cabdulaahi Maxamud (insaaniya) ayaa waxay mudadii ay joogtay muujisey hawlo ku dayasho mudan taasoo aynoqotay qof karti iyo…

Baxreyn, Imaaraadka Carabta iyo Sudan oo xiriirka u jaray Iiraan

Baxreyn, Imaaraadka Carabta iyo Sudan oo xiriirka u jaray Iiraan

Janaayo 5 (Ceegaag)— Dowladaha Baxrayn, Sudan iyo Imaaraadka Carabta oo ka mid ah Xulafada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay inay xiriirka u jareen dowladda Iiraan, kadib weerarkii dibad baxayaal careysan ku…

XILDHIBAAN DALXA: Xabsiyada Dowladda FS waxaa ku jira dad Masaakiin ah oo loo awood sheegtay

XILDHIBAAN DALXA: Xabsiyada Dowladda FS waxaa ku jira dad Masaakiin ah oo loo awood sheegtay

Janaayo 05 (Ceegaag) — Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo xildhibaanada baarlamaanka Somalia ka tirsan ayaa sheegay inay xabsiyada Muqdisho ay ka buuxaan dad badan oo maxaakiin ah, kuwaasoo uu xusay…

Dowladda Soomaaliya oo taageero u muujisay Boqortooyada Sacuudiga

Janaayo 5(Ceegaag)— Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii lagu qaaday Safaaradda Sacuudiga ku lahaa magaalada Tehran iyo dhismaha Qunsuliyadda dalkaas uu ku lahaa magaalada Mash-had ee dalka Iiraan.…

Hambalyo Meher Cabdisamad Cawil Cumar iyo Hodan Cabdi Faarax

Hambalyo Meher Cabdisamad Cawil Cumar iyo Hodan Cabdi Faarax

Waxaa halkan tahniyad looga diraya Cabdisamad Cawil Cumar iyo Hodan Cabdi Faarax oo uu meherkoodu ka dhacay wadanka Belgium Magaalada Antwerpen. 1. Gudomiya khatumo ee wadanka Belgium Mudane Maxamed Cige…

SANAD GUURADII 4AAD EE KHATUMO STATE OF SOMALIA BELGIUM

SANAD GUURADII 4AAD EE KHATUMO STATE OF SOMALIA BELGIUM

Waxaa loogu baaqaya dhaman jaliyadaha reer khatumo iyo shacabka somaliyed ee midnimada jecel in laqaban doono Sanadguuradii 4aad ee Khatumo State of Somalia taasoo kadhici donta wadanka Belgium 23.01.2016ka iyadoo…

Jen. Saney “Deegaanka War-Maxan Ciidanka xoogga dalka ayaa ku sugan”

Jen. Saney “Deegaanka War-Maxan Ciidanka xoogga dalka ayaa ku sugan”

Janaayo 4 (Ceegaag)— Taliyaha qeybta 12-ka April ee ciidanka xoogga dalka Jen, Maxamed Maxamuud Saney ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan deegaanka Warmaxan oo u dhaxeeya Wanlaweyn iyo degmada Afgooye…

MAALINTII UGU SAAMEYNTA BALAARNEYD SANADKII HORE EE 2015-KA.

MAALINTII UGU SAAMEYNTA BALAARNEYD SANADKII HORE EE 2015-KA.

4 janaayo ( Ceegaag)-Ma jirto maalin la bar-bar dhigi karo oo ka tirsan sanadkii tagey, wey xiisa badneyd saacad kasta oo ka mid ah maalintaasi, dhacdooyin aad u qiima badan…

Xarunta Cunto karinta Aisha ee magalada Bosaso oo Dufcadii labaad ka qalin Jabisay.

Xarunta Cunto karinta Aisha ee magalada Bosaso oo Dufcadii labaad ka qalin Jabisay.

January 3, (Ceegaag)–Dufcadii labaad ayaa ka qalin jabisay xarunta lagu barto cunto karinta Caasho ee magalada Bosaso, ka dib markii munaasibad loogu qabtay ardayda bara-moostay hoolka Jaamacadda Bosaso. Waxaa kasoo…

Madaxweyne Xasan “Ugaas C/raxmaan wuxuu ahaa nin naftiisa u huray nabadeynta iyo dib u heshiisiinta”

Madaxweyne Xasan “Ugaas C/raxmaan wuxuu ahaa nin naftiisa u huray nabadeynta iyo dib u heshiisiinta”

Janaayo 3 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas…

Kumanaan Ardayda Jaamacadda Muqdisho Oo Imtixaan u Fariistay

Kumanaan Ardayda Jaamacadda Muqdisho Oo Imtixaan u Fariistay

03janaayo ( Ceegaag)- Kumanaan ardayda Jaamacadda Muqdisho oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa ufariistay imtixaankii koobaad ee simisterka koobaad ee sanad waxbarashadeedka 2015/2016. Imtixaankan ayaa ka bilawday dhamaan xarumaha…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo ka tacsiyadeeyey geerida Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo ka tacsiyadeeyey geerida Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif?

Innaa lillaahi wa innaa illeyhi raajicuun Muqdisho, January 3, 2016—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Xukuumada, waxa uu tacsi tiiraanyo…

Cutubyo ka tirsan ciidamada Itoobiya oo gaaray gobolka Jubadda Hoose.

Cutubyo ka tirsan ciidamada Itoobiya oo gaaray gobolka Jubadda Hoose.

janaayo 3 (Ceegaag)- Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamo ka socda Dowladda Itoobiya la geeyay Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, kuwaas oo Fariisimo ka sameystay…

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed oo maanta ka dhaceysa Baydhabo

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed oo maanta ka dhaceysa Baydhabo

janaayo 3 (Ceegaag)— Baarlamaanka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta dooranaya Guddoomiye iyo labadiisa kuxigeen, iyadoo qaban qaabada ku aadan doorashada si weyn looga dareemayo magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.…

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliska AMISOM oo ka wada hadlay dar dar gelinta howl galada

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliska AMISOM oo ka wada hadlay dar dar gelinta howl galada

Janaayo 2 (Ceegaag)— Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Taliyaha Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM Gen. Mohammedesha, iyadoo kulankan uu ku wehliyey Taliyaha Ciidanka…

AXMED MADOOBE: Dhawaan Waxaa billaaban doona Howlgal loogu Magac-daray Webiga Jubba

AXMED MADOOBE: Dhawaan Waxaa billaaban doona Howlgal loogu Magac-daray Webiga Jubba

Janaayo 02 (Ceegaag) — Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kaddib safarro shaqo oo ku aaday qaar kamid ah dalalka deriska…