Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 64)

Ciidamo Itoobiyaan ah oo la geeyay magaalada Kismaayo ee Jubadda Hoose

Ciidamo Itoobiyaan ah oo la geeyay magaalada Kismaayo ee Jubadda Hoose

Janaayo 2 (Ceegaag)— Boqolaal ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ayaa la geeyay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubadda Hoose, kuwaasoo bedel u ah Ciidamadii Seirra…

Madaxweynaha Soomaaliya oo ammaanay Kaalintii Nicholas Kay

Madaxweynaha Soomaaliya oo ammaanay Kaalintii  Nicholas Kay

December 31 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay doorkii wanaagsanaa ee uu dalka ka geystey Mr Nicholas Kay, Wakiilkii waqtigiisa dhammaaday ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee…

Jaamacadda Horn of Africa oo Munaasabad qalin jabin u qabatay 120 Arday

Jaamacadda Horn of Africa oo Munaasabad qalin jabin u qabatay 120 Arday

December 31 (Ceegaag)— Waxaa Hotelka City Palaca ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasbad Qalin jabin ardey oo dhameysatey Waxbarasho Heer Jaamacadeed kuwaa oo ka baxay Jaamacadda Horn of Africa ,…

Madaxweynaha Burundi oo ku hanjabay inuu dagaal la geli doono Ciidamada Midowga Afrika

Madaxweynaha Burundi oo ku hanjabay inuu dagaal la geli doono Ciidamada Midowga Afrika

December 30 (Ceegaag)— Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza ayaa ku hanjabay inuu dagaal la geli doono Ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika dalkaas u soo diri doono, si loo joojiyo colaada…

Maareeye “Sharciga Saxaafada ee uu Baarlamaanka ansixiyay waa kan ugu fiican adduunka”

Maareeye “Sharciga Saxaafada ee uu Baarlamaanka ansixiyay waa kan ugu fiican adduunka”

December 30 (Ceegaag)— Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa soo dhoweeyay ansixintii Baarlamaanka Soomaaliya ee sharciga Saxaafadda, isagoo tilmaamay in xeerkan…

AKADEEMIYO GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA OO XARUN CUSUB KA FURANAYSA MAGAALADA MUQDISHO.

AKADEEMIYO GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA  OO XARUN CUSUB KA FURANAYSA MAGAALADA MUQDISHO.

disembar 30( Ceegaag)- Shir aad u balaaran oo looga hadlayay sidii la isaga kaashan lahaa horumarinta iyo dar-dargalinta hawalaha Akadeemiyo Goboleedka Af-Soomaaliga ee AGA ayaa lagu qabtay Hotelka AMIIRA ee…

Jowhar waa magaalo ceynkee ah ?

Jowhar waa magaalo ceynkee ah ?

December 30 (Ceegaag)— Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe waxaa lagu wadaa in dhawaan uu ka furmo shirka maamul u sameynta gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan sida ay shaaciyeen madaxda dowladda…

Wasiir Odawaa “Todobaadka soo socda ayuu furmayaa shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe”

Wasiir Odawaa “Todobaadka soo socda ayuu furmayaa shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe”

December 30 (Ceegaag)— Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa sheegay in shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe uu furmi doono todobaadka soo socda.…

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo sheegay in aan wali la ansixin sharciga doorashooyinka

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo sheegay in aan wali la ansixin sharciga doorashooyinka

December 30 (Ceegaag)— Iyadoo muddo 8-bilood ka harsan tahay xilliga la filayo in Soomaaliya doorashooyin ka dhacaan, ayaa waxaa soo baxaya in aan wali la heyn sharcigii doorashooyinka, kaasoo qeexaya…

Shariif Xasan oo laga yaabo inuu qaadaco ka qeyb galka shirka Madasha wada tashiga ee Kismaayo

Shariif Xasan oo laga yaabo inuu qaadaco ka qeyb galka shirka Madasha wada tashiga ee Kismaayo

December 29 (Ceegaag)— Maamulkii looga dhawaaqay degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa laga yaabaa inuu dhaliyo khilaaf hor leh oo ku aadan arrimaha federaalka iyo mushkiladiisa, kadib markii Maamulada Puntland…

HANTI-DHOWRKA DALKA: Shirkadaha Favori iyo Al-Bayrak way diideen in lala Xisaabtamo

HANTI-DHOWRKA DALKA: Shirkadaha Favori iyo Al-Bayrak way diideen in lala Xisaabtamo

December 29(Ceegaag) — Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka, Dr Nuur Faarax Jimcaale ayaa sheegay in xisaabta dalka aysan xirmi karin, kaddib markii uu hay’adaha Turkiga ah ee maamula garoonka diyaaradaha iyo…

Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay dhalashada Nabi Muxamad(NNKH) oo lagu qabtay Hotel Sahafi

Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay dhalashada Nabi Muxamad(NNKH) oo lagu qabtay Hotel Sahafi

December 29 (Ceegaag)—Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusayay dhalashada Nabi Muxamed (CSW) ayaa shalay lagu qabtay Hotel Saxafi ee Magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabadan ay ka soo qeyb…

Wasiirka A. Gudaha oo kormeeray xarunta shirka lagu qabanayo iyo guryaha ergada la dejinayo

Wasiirka A. Gudaha oo kormeeray xarunta shirka lagu qabanayo iyo guryaha ergada la dejinayo

December 29(Ceegaag)— Wafdigii uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa kormeeray xarunta lagu qabanayo shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe iyo guryaha la dejinayo ergada labada gobol…

Xaflad loogu dabaaldagayay Sanadguuradii 3aad ee Jaalliyadda DDSI oo Edmonton lagu qabtay. Daawo

Xaflad loogu dabaaldagayay Sanadguuradii 3aad ee Jaalliyadda DDSI oo Edmonton lagu qabtay. Daawo

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaaldagey sanadguuradii 3aad ee Aasaaskii Jaalliyada DDSI ee gobolkan Alberta, ayaa lagu qabtay NOVA Hotel ee magaalada Edmonton. Xafladan ayaa…

Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo Maata Meel-mariyay Sharciga Saxaafadda Soomaaliya –

Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo Maata Meel-mariyay Sharciga Saxaafadda Soomaaliya –

December 28 (Ceegaag) — Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa maanta meel-mariyay Sharciga Saxaafadda Dalka, kaddib kulan ay Muqdisho ku yeesheen, iyadoo sharcigan muddo ay xildhibaannadu ka doodayeen. Kulankii baarlamaaka ee maanta…

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo goor dhow gaaray Jowhar

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo goor dhow gaaray Jowhar

December 28 (Ceegaag)— Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaasoo si weyn…

IBRAAHIM XABEEB: Waxaan ahay Murashax u Taagan Xilka Hoggaanka Maamulka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe

IBRAAHIM XABEEB: Waxaan ahay Murashax u Taagan Xilka Hoggaanka Maamulka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe

Sabti, December 27 (Ceegaag) — IBRAAHIM XABEEB NUUR oo Xildhibaan kasoo noqday baarlamaankii hore ee Somalia ayaa maanta wuxuu Muqdisho kaga dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynenimada…

Maamulka Puntland oo taageertay maamulka cusub ee Bakool Sare.

Maamulka Puntland oo taageertay maamulka cusub ee Bakool Sare.

December 27 (Ceegaag)–Golaha xukuumadda ee Puntland ayaa maanta isugu yimid shirkoodi todobaadlaha ahaa. War murtiyeed shirka laga soo saarey ayaa waxaa kamid ahaa qodobada Xukuumadda Puntland ay ka hadleen maamulka…

Maamulka Koofur Galbeed oo ka hor-yimid maamulka looga dhawaaqay Ceelbarde

Maamulka Koofur Galbeed oo ka hor-yimid maamulka looga dhawaaqay Ceelbarde

December 27 (Ceegaag)— Maamulka Koofur Galbeed ayaa ka soo horjeestay maamulka shalay loogaga dhawaaqay degmada Ceelbarde ee loogu magac daray Bakool sare, iyadoo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ay taageerayeen…

Madaxweynaha Turkiga oo la hadlay nin rabay inuu iska tuuro Buundada Istanbul

Madaxweynaha Turkiga oo la hadlay nin rabay inuu iska tuuro Buundada Istanbul

December 27 (Ceegaag)— Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa la hadlay nin doonayay inuu iska tuuro buundada ku taal magaalada Istanbul, sida Xafiiskiisa uu sheegay. Ninkan ayaa saarnaa qarka buundada…